DAAWO: Muuse Biixi oo ka Farxiyey Ciidamada Milatariga Somaliland

Hargeisa  ( kalshaale ) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa  sheegay inaan loo baahnayn in  la siyaasadeeyo Ciidamada Somaliland, Isagoo Shahaadooyin gudoonsiiyey Qaar kamid Ciidamada .

HALKAN KA DAAWO VDIEO

“Xanuun badan ayay Nagu haysaa, in Askartu ay sheegtaan in Dadkooda Guryaha laga saaro, waa in la daryeelo ciidamada,  Saraakiisha waxaa laga sugayaa inay dhisaan Ciidamada, Xukuumad ahaan waxaa nagu waajib ah inaanu Ciidanka ka ilaalino Qalin daarka, in sharciga lagu dhaqo ayaa muhiim ah.”

Madaxwayne Biixi wuxuu soo jeediyey in Dhulka Danta guud ee dadka laga saaro,   in Ciidamada Dhul iyo Guryo laga siiyo.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL: Wasiir Goodax iyo Soo dhowayn loogu sameeyay magaalada London
- Jan 25, 2020
London ( Kalshaale ) Wasiir Goodax iyo Soo dhowayn loogu sameeyay magaalada London
Warar dheeraad ah oo kasoo baxay dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Sanaag [Warbixin]
- Jan 25, 2020
Ceerigaabo ( Kalshaale ) Wararka ka imaanaya degaanka Shidan oo ka tirsan gobolka Sanaag, gaar ...
Warar dheeraad ah oo kasoo baxay Qarax ka dhacay Shabeelada dhexe
- Jan 25, 2020
Balcad ( Kalshaale ) Wararka ka imanaya gobolka Shabeellda Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
WARAYSI: Xanuunka dalka Shiinaha ka dilaacay, Bandow lagu soo rogay Iyo Soomaali wax ka barta oo ka hadlay
- Jan 24, 2020
London ( Kalshaale ) Xanuunka dalka Shiinaha ka dilaacay, Bandow lasoo rogay Iyo Soomaali ...
MUUQAAL: Ciidamada Xooga dalka oo Xaliyey Dagaal Beeleedkii Caabudwaaq
- Jan 24, 2020
Gaalkacyo ( kalshaale ) Ciidamada Xooga dalka oo Xaliyey Dagaal Beeleedkii Caabudwaaq

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!