R/wasaare Khayre oo ka Farxiyey Dhalinyaradda Baydhabo iyo Jawaab aysan filayn oo ay ka heleen [Sawirro]

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ku wareejiyay 150,000 Doolar oo lagu horumarinayo garoonka ciyaaraha Dr. Abuub ee magaalada Beydhabo.

Dhinaca kale Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa beer ku taallada duleedka magaalada Beydhabo, kula kulmay ururrada dhallinyarada ee ka jira caasimadda kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed.

Dhallinyarada ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga war bixiyay baahiyaha caafimaad, waxbarasho iyo amni, waxa ayna ka codsadeen in dowladdu ay wax ka qabato baahiyaha taagan, si bulshada ku nool koonfur Galbeed ay u helaan adeegyada aasaasiga u ah nolosha bulshada.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dhallinyarada ku boorriyay in ay isu abaabulaan ka shaqeynta dowlad wanaagga iyo mustaqbalka ummadda, ayaa la wadaagay qorshayaasha dowladda uga degsan ka shaqeynta horumarinta arrimaha bulshada iyo sida ay u kala horreeyaan qorshayaasha fulinta iyo dhaqan gelinta barnaamijyada horumarineed ee qaybta ka ah qorshaha dib-u-kabashada dalka.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dhallinyarada uu la kulmay, la xariiriyay wasaaradaha ku shaqada leh baahiyada ay u soo gudbiyeen, waxa uuna faray wasaarahada dowladda federaalka ah, in baahiyahaas taagan si deg deg ah wax looga qabto.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 22)

  1. Dabshid says:

    Horta maxaa madaxweyne ama Rasalwasaare laga siin reer Qurac, waa iska magac u taal kuu noqdaba. Xassan Shiikh ayaan layaabaneyn oo Saacidna seexiyo, ina C/rashiid Baaf Xalwaa ag dhigo. WALAAHI NACAAN WAAYE NOH, Xalwo hilaal waaye.

    Innaba ma sugeyn Rasalwasaare Dictator ah.
    Sida Kheyre, waliba Xassan Shiikh ka dib.

    Hadda kadib waa iney Reer Qurac dalbada WASIIRKA MAALIYADDA si ay u tiriyaan Canshuurta Xamar, axsan position.

    – Mukulaal Minankeeda joogto iga dheh

    • Mo says:

      Dabshid

      Munaafaq dullaysan!! xamar haddaysan magaalo madax ahayn waxay ahaan lahayd xero dameer.

      Maxaad dad aan waligood dad noqonayn dad ka dhig is leedahay,way fiicnaan lahayd inaad waxaad ku faanto haysato laakiin 30 sano ka dib dad adigaa ugu liita.

  2. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Dabshid, adeeroow anigu dhibaataan ku qaba aqriska Qoraaladaada (hadde waa geddaadiye dagaal u qaado Waanada). °Adeeroow halkeed gaysa kuwaan, ! ? : . ” () iyo kuwo kale SAA af-Somaliga la qoray wey ku jiraane?. WBT

  3. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Aaway Culamadi Somali? Aaway Aqoonyahanki?, Aaway waxgaradki? MA damaq Qabiil? mise cabsi ayyaa xakamaysay?. °Anigu 2ba arrimood ayyaan midba wax ka oran. °Midnimo Somali goorma u dambaysay Buuqeedaba ha wadate? ciddi fiyoow waxay leedahay 1990ki. °Haddaba wixii ka dambeeyay XALAAL loo dhanyahay ma aha MARKA WAA TUUR. °Dastuur xalaala oo loo dhanyahay Goorma u dambaysay? 1969ki HADDABA wixii ka dambeeyay waa QASHIN qubka. °MARKA WAXAA qasaba in ciddi samaan Somalinimo rabta in loo noqdo Dastuurki 1961di WIXII yar oon wacyiga la socon karine waa inuu Aqoonyahan SAXAA. .==================================== . °Arrintaan Waxba kuma darsan karaan Kuwa asaasaqay sida Laalays ama Sabiyada sida Dabshid SAA waqti unbay naga lumine. °27jirki ama 80 jirki Ahmed Somali. WBT

  4. Ahmed Somali says:

    ASC.
    WAR inteen caqli INDHEER GARAD uga soo gadaa Waddani iyo Khaatumo State of Somalia. °WAR wada hadla oo midooba WAA daawada ummadda Somali oo dhan meelay joogtabe. WBT.

  5. Ahmed Somali says:

    ASC.
    -BEELAHA KA MIDA DAWLADAYDA OO AAN CADDAALAD AHAYN BALSE MADAX SALAAXA INTA LAGA GAARA DOORASHO AXSAABEED. *M/WEYNE BEESHA ISAAQ, WASIIRKA KOOWAAD DHULBAHANTE, WASIIRKA GUDAHA GADABUURSI, GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA BEESHA 5NAAD. °DAAROODKA KOOFUR, R/WEYN IYO HAWIYE NASTA OO DOORASHO SUGA. WBT

  6. Jabhad says:

    Ahmed somali

    Adeer dowladada waan tagernay shuruud la. aan ee

    Ku dhaqaq dhismeheda… dowlada nabad iyo nolol

    Ku war geli …. isbedelka soo socda iyo sansanta

    Midnimo… ee ay abureen inuu miro dhal ku dhow

    Yahay

  7. Garqaad says:

    Axmed somali.

    Ma xumo in aad abtiyashaa u hiiliso markeey abti iyo adeer joogto.

    Hawiye waxaan leenahay. Canshuurta dhiiba. Madaxweynaha iyo raisulwasaare. Midna ha doonanina. Laakiin jaalle darood yaa kasoo dhaadhicinaayo in uu Iska daayo maamulada qabiilka ah iyo carbaraxleey isoo dhaaf.

    ============================ . °Arrintaan Waxba kuma darsan karaan Kuwa asaasaqay sida Laalays ama Sabiyada sida Dabshid SAA waqti unbay naga lumine. °27jirki ama 80 jirki Ahmed Somali. WBT

    Midna waan kuugu darayaa. Ninyohoow Nina kuma qasbano. Sidaad jeceshahay in uu wax qoro ama arko.

  8. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Jabhad adeer, ALLAHA KU DHOWRO Adduun iyo Aaqiraba Adiga iyo Mr BaHaL inkastood iga yartihiin WAXAA tihiin kuwa aan higsana Somali-nimadooda Marka madax idiinma noqo-karo. °Adeer Dawladda Nabad & Nolol waxaa iga dhexmuuqda dhowr HALDOOR oo waxaanba dhibsada kuwa Oomar u wada Degmada Kismaayo. °Adeer waxaan u malayna in Farmaajo/Khayre ilaa hadda ay shaqo fiican qabteen WAXA kaliya oon ku kaalmayn karno WAA inaan uga digno “inti tabarteena” KUWA midida saawirta luuqa kula dhakan SIDA kan xukunka u waashay Fiqi shalayna ku faanay dadbaan raacdaysanay. °Adeer nimankaan kartidooda raggi ku sirmaay waxaa kujiray aragtidayda Juxa iyo Jawaari oo aan anigu iska jeclaa. °Adeer waxaan malayna inay Farmaajo/Khayre ogyihiin isbedelka ay abuureen ee ANNAGU aan ALLABARIGA ku kaalmayno
    intaan talo aan la mahadin sii-lahayn. WBT

  9. Dabshid says:

    Ahmed Somali

    Dadkaan aad tirineyso waxay ka yihiin WAQOOYI sida TUNI IYO GARE ka yahey KOOFUR.

    Cadaalad Samee oo Tuni iyo Gare boos uga raadi Banaadir State.

    -Waqooyi lagu kala adkaa, sida Koofur lama maslaxeeyo nin Baabuur saaran.

  10. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Garqaad, adeeroow hay dhibsane Goormaad koraysa?. °Adeer markaad leedahay Abti iyo adeer ANIGA inteed igaysay? SOW ruux jira oo ràyigiisa leh ma ihi?. °Adeer bal isku day inaad iga dhigto nin intuu Somali madow ahaa lahaa AH MID CAGAARAN oo adduun kale ka yimid SIDAADAN kaa u afgarateen ayyaadan ii afgaranayn MANA aha adiga kaliya. °Adeer waxbadan baan idiin sheegay inaan Somali iyo Talyaani iska horyimid aan Talyanigi la saftay MAXAAD sababta ii weydii waysay?. °Adeer haddaan ku iraah Dàuud iyo Ciise Muuse waa iskukay mid WAXAAD ileedahay WAA DHIIG laawe oo Hawiyow ka hiiliyay. °Ima aadan weydiin sababta aan ula jiro reer Buuhoodle?. °Adeer ima garakartide Cadawgaa u nooloow. WBT

  11. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Garqaad iyo Dabshid muran kiini badaye CAR saadaasha waxa ka dhala kara Xisbiyada Waddani iyo Khaatumo State oo is raaca DADNIMEY u baahantahe YAAN la baqan. WBT

  12. Garqaad says:

    Axmed somaliyow.

    Kuma arag adigoo samaroon u dodaayo. Kuma arag adigoo ciise u dodaayo. Kuma arag adigoo muuse dheriye u dodaayo. Sababta aad dhulmahaante oo kaliya ugu doodeyso ku weydiin maayo waayoo waan fahmi karaa.

    Ciise muuse iyo daa.uud in aysan ku kala xigin ayaan aaminsanahay marka hadaad sintu kuma eedeen.

    Somali iyo taliyaani. Markaad talyaani raacday. Ayadana ku weydiin maayo waayoo waan fahmi karaa. CADKII ISKU RAAC. Adiga oo kaliya maaha. Taariikhdu wey qoran tahay. Taliyaani dadka qeyb ka mid ah In laga soo reebo si. Gumeystaha looga hoos boxo ragbaa kuraastoodii uga kacay.

    Xaawo taako wexey ahayd naag uu talyaani qabay wexey dhimatay ayadoo taliyaani difaaceyso. Hadana taalo ayaa loo dhisay. Adiguna hadaad ku dhiman laheyd taalo ayaa lagu dhisi lahaa. Wadan bilisu u talisay iga dheh.

    Weligeen aniga iyo adigu isma fahmeeno.

  13. Jabhad says:

    horaa waxaa loo yiri labo kala bariday kala war ..la

    nin radinaa somali inay walalowdo oo qaran noqoto

    iyo niman radinaa 1991. in lagu noqdo oo reer reer

    Loo kala faristo… yaa u kala garqaada war halaga

    Xishoodo axmed somali waa halyeey somaliyeede.

  14. Kalsame says:

    Jabhad iyo Axmed Somali

    Adinkoo ku mahadsan aragtidiinna caafimaadka qabta, iska jira meeshan Shabaab badan baa wax ku qora.

    Rag badan ood bixin waydeen aragtidooda wax duminta un ku dhisan iyo kala faquuqa, ma dhici kartaa inay Shabaab yihiin?, U badi. Mase ogtihiin websiteyada Soomaalida kuwa badan oo ka mid ah inay isla iyagu leeyihiin?.

    Allahumma arxami-soomaal wa ahlahaa.

    Dalmida iyo Dadmida.

  15. Garqaad says:

    Jabhad.
    Hhhhhhhh.

    Weli MA aragtay 80 jir. reer qurac sheegto oo sida axmed somali 5 somaliyeed iskugu mid tahay? Awoodna u leh in uu reerkiisa ku tufo? Weli MA aragtay 80 reer qurac sheegto. Oo awood u leh in uu dhoho reerkeyga halla qadiyo? Xujjo ayey idinku tahay.

    Imaam dabshid. Aqoonyahan Cadaado. Iyo garqaad. Hadeey sameyaan wuxuu qalad u arko kama aamuso. Ee Intii karaankiisa ah ayuu la hadlaa. Ogoow wexey ka tahay igaartaada qaladka haku fiirsan. Waana dhaqanka gobta.

    Oday iyo igaartiis is cananaa. Doqontu dagaalbeey moodaa. Indhaha kala qaad.

    Ninkuu digay.

    Dhakaweyne ayaa quustay.

  16. Jabhad says:

    Garqaad

    Intaan arkayey adi unbaa dacalka haystay odaygaa

    Somaliyed ee jecel inuu arko dal iyo dad midaysan

    War ninyohow is waanso oo alle ka baq mareegta

    Kalshaale waxan qabyalad iyo kala qaybin ahayn

    Kuma haysid…. casharada aad halkaan ka bixisaan

    anaga iska daaye korjooge yaalkii somaliyeed ayaa

    Dhibsaday…oo yaaban

  17. Garqaad says:

    Hadaad rabto in uu hadalkaagu qiima yeesho. Dhariga dabka saaran wax ku darso. Hadii kale marxabeyn iyo mahdin ayaa kula gudboon.

    IMAAM DABSHID AYAAN KA QORAY.

    Doqontu in aad wax siiso waa rabtaa. In aad wax beeshana waa rabto.

  18. Dabshid says:

    Garqaad

    Waligaa miyaad aragtey reer Qurac shirweyn kuleh waa CEEB INUUSAN FARMAAJO MAAMULIKARIN GAROWE IYO AFMADOW

    Sacab iyo Kharash uma baahna Maamulka Banaadir State, ee goormaad ogolaaneysaan in DOOMAHA KALUUMEYSIGA BOOSAASO Shati loo gooyo.

    – JIIMBAARTII KULA EKI iga dheh

  19. Dabshid says:

    Seedigeen wuu Nala jooga ilaa uu waqtigiisa dhameysan

    Seedigeen waxaa horey ugu dhintey 15 wiil oo reer Mogadishu ah, waqtigii Tigree iyo Kablalax dhaheen kursiga Rasalwasaare ma geeyo

    Hadoo Kablalax uu diidey Hogaamintiisana waa looga hiilin.

    Lkn Guulwade warkiis loo joojin mahayo in Dib u dhac ku yimid Xamar lagu dhaliilo Oil Hunter Rasalwasaare Kheyre

    – Magaaladdii oo uu ka dhigey Wada Ganjeele

    – Ganacsigii oo curyaamey

    – Qurbo-joigii hantida gelinjirtey oo Turkey u wareegay (amaandaro awgeed)

    – ilaa Governor Banaadir State lagu dilo Xafiiskiisii

    – UL DAMBE AYAAN BAD LAGU SAHMIN DOONIN

  20. Jabhad says:

    Dalkaan dib u noqon ma dulaal dolar imarad wataa

    Qabiil ku dumin maa wawarey yaa reer hebeleey

    Reerkan lagu dhaqi maa kikuyo iyo kenyati lo adeegi

    Maa dadkiina dhinac ka raaca dowladan way

    Dhaqaqdee

  21. NuurkaNederland says:

    GAROOMO CIYAAREED WAA LAGA HOREEYAA WAAYO?MARKA WAYLAHA LA HELO BAA LO’DA LA MAALAA!!!.
    GAROONKA WAXAA KA HOREEYA SHAQO SIINTA DHALINTA,WAXBARASHADA,AMNIGA,BAA KAGA MUDNAA…
    KHAYRE ISAGOO PLAN A JOOGA BUU RABAA INUU PLAN G, WAX KA QABTO…
    REER XAMARKUNA WAXAY DHAHAAN (CANJEELO SIDAY UKALA KORAYSO AA LOO CUNAA!!!.)




MUUQAAL: Isbadelka iyo Nabadda ka Hirgashay Muqdisho iyo Doorka Dhalinyaradda oo soo Muuqday
- Nov 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Isbadelka iyo Nabadda ka Hirgashay Muqdisho iyo Doorka Dhalinyaradda oo ...
Daawo: Guri dadkii lagaa lagu Wareejiyey “Muqdisho 2019 Guryo lagu kala haysan maayo”
- Nov 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guri dadkii lagaa lagu Wareejiyey "Muqdisho 2019 Guryo lagu kala ...
DHEGAYSO: Puntland oo War Cusub kasoo saartay Ciidankii Galay Boosaaso iyo Sida looga saaray [Waraysi]
- Nov 17, 2019
Garoowe  ( Kalshaale )  Puntland ayaa markii u horraysay ka hadashay ciidamadii soo galay magaaladda Boosaso ...
Cabdiqaasim Salaad Xasan oo si adag uga Hadlay Hadalkii Sheikh Shariif iyo Xaalada Soomaaliya
- Nov 17, 2019
Qaahira ( Kalshaale ) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasin Salaad Xasan ayaa ka hadlay sida ...
MUUQAAL: Riwaayada Dhib iyo Dhalaan Qaybtii Saddexaad oo Xiiso badan
- Nov 17, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Riwaayada Dhib iyo Dhalaan Qaybtii Saddexaad oo Xiiso badan

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!