DAAWO: Faysal Waraabe oo Casuumay Wafdigii Garxajis ee ka yimid Gobolka Sanaag

Hargeisa ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa magaalada Hargeisa Casuumad ugu sameeyay WafdigiI beesha Garxajis ee ka yimid Gobolka sanaag, kuwaasi oo dhex dhexaadin ka waday  Jabhada Kornayl Caarre  iyo Xukuumadda Somaliand, iyo Colaadii Beelaha u dhaxaysay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Maanta Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani  iyo Wafdigiisa oo ka yimid Gobolka Sanaag, oo gacan ka gaystay sidii loo dhamayn lahaa Khilaafka ina dhex yaala” Ayuu yidhi faysal Cali Waraabe.

Dhankiisa Suldaanka ayaa sheegay inay Rajjo badan ka Qabaan inay ku guulaystaan  Howsha ay u istaageen, Wuxuuna xusay inay Guul ka sidaan khilaafkii taagnaa, Inta hadhayna si wacan loo dhamayn doono.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Cadaado says:

    Kuwani in eey daanyeero yahiin Isaaqa, after 30 something years, Sodon sanno kabacdi, waxeey wali taaganyahiin Garxajis, Ciidagale, iyo Habar hebel iyo blah blah.

    Dadku hadii eeysan wax dhaafsan qabiil laheeyn, shaki la’aan, “stagnation” bartooda ayeey taagnaan. Daanyeero Isaaqow, kusoo noqda dalkiina iyo dadkiina, oo idinka oo laxisaabtamay Mogadisho ka shaqeeya Somalinimada iyo dalka Somaliya. Iska hilmaama riyada ah in uu qabiil dal gooni ah sameeysan karro.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  2. Mr BaHaL says:

    Kuwani riwaayad ayay ku nool yihiin been iyo khayaali kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Caare ayaa yidhi,wax aan isku ognahay ma jirto.Nafta ayay maaweelinayaan.

    Way Daayeernimo dhaafeen

    Dalmida




DAAWO MD. Farmaajo oo ka hadlay Muhiimada Shirkii Dh/mareeb iyo FIQI oo Dhaliilay War-murtiyeedka [Akhriso]
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii beelaha wada degga Gal-mudug, ee ka Qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar oo Bixisay Waraysi aan Farxad gelin Natanyahu iyo Codsi ay u dirtay Shacabka Israel
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhan Cumar oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka, ayaa ...
DAAWO: Madaxda Ruushka, Iiraan, iyo Turkiga oo Heshiis ka gaadhay Arimaha Suuriya
- Sep 17, 2019
Ankara  ( Kalshaale ) Madaxeyaasha Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Isniintii shalay kulan sadex-geesood ...
Jubbaland yaa ku matali doona Shirwaynaha Muqdisho ka dhacaya ?
- Sep 17, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa lagu wadaa in billowga Bisha October ...
Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Balcad ee Khasaaraha ba’an dhaliyey
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Musa Faki Maxamed ayaa ka hadlay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!