Ciidanka Dawladda oo Fashiliyey Qarax Miino iyo Waxa dhacay

Baladwayne ( Kalshaale )  Ciidamada dowlada Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa AMISOM ayaa fashiliyay qarax miino oo lagu aasay hareeraha wado muhiim ah oo kutaala magaalada Buula Burte ee gobolka Hiiraan.

Qaraxa miino ayaa la sheegay in lagu aasay wado marta bartamaha magaalada Buulo Burte gaar ahaan meel ku dhaw Suuqa jaadka lagu iibiyo oo ay aad u tagaan ciidamada dowlada.

Masuuliyiin katirsan maamulka Degmada Buulo Burte ayaa Warbaahinta u sheegay in shacabka kusoo wargaliyeen qaraxaasi miino laguna guuleestay in la fashiliyo lana kala fur furo qaraxaasi.

Qaraxyada miino ayaa inta badan la galiyaa hareeraha wadooyinka , waxaana inta badan qaraxyadaasi lagu weeraraa ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM, inkastoo mararka qaar ay waxyeelo kasoo gaarto dadka shacabka ah.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL: Wasiir Goodax iyo Soo dhowayn loogu sameeyay magaalada London
- Jan 25, 2020
London ( Kalshaale ) Wasiir Goodax iyo Soo dhowayn loogu sameeyay magaalada London
Warar dheeraad ah oo kasoo baxay dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Sanaag [Warbixin]
- Jan 25, 2020
Ceerigaabo ( Kalshaale ) Wararka ka imaanaya degaanka Shidan oo ka tirsan gobolka Sanaag, gaar ...
Warar dheeraad ah oo kasoo baxay Qarax ka dhacay Shabeelada dhexe
- Jan 25, 2020
Balcad ( Kalshaale ) Wararka ka imanaya gobolka Shabeellda Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
WARAYSI: Xanuunka dalka Shiinaha ka dilaacay, Bandow lagu soo rogay Iyo Soomaali wax ka barta oo ka hadlay
- Jan 24, 2020
London ( Kalshaale ) Xanuunka dalka Shiinaha ka dilaacay, Bandow lasoo rogay Iyo Soomaali ...
MUUQAAL: Ciidamada Xooga dalka oo Xaliyey Dagaal Beeleedkii Caabudwaaq
- Jan 24, 2020
Gaalkacyo ( kalshaale ) Ciidamada Xooga dalka oo Xaliyey Dagaal Beeleedkii Caabudwaaq

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!