MUUQAAL: Xisbiyada Wadani iyo ucid oo ka Tanaasulay Labadii Xubnood ee Doorashada Muranka ka dhaliyey

Hargeisa ( Kalshaale ) Xisbiyada Wadani iyo ucid oo ka Tanaasulay Labadii Xubnood ee Doorashada Muranka ka dhaliyey

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 36)

  1. Garqaad says:

    Garqaad says:
    September 8, 2019 at 5:36 pm
    Mr bahal.
    Kkkkkkkk.

    Ma waxaad leedahay. Madaxweynayaasha Hawiye wexey isku rabaan. Awooda madaxweyne iyo midda raisulwasaaha.

    Maya anigu aragtidaas mid ka duwan ayaan qabaa.

    Waxaan jirin dhul darood oo dowladdu ka sheqeyso. Ama madaxweyne ha ahadaan. Raiuwadaare ahadaan.

    Tusaale. Saacid. Yuulka. Ian cabdi rishiid. Intooda kuma uusan jirin mid ka soo sheqeeyay dhulka darood. Degan yahay.
    Waxaa yimid madaxweyne farmaajo. Ilaa hadda MA jiro dhul darood dego oo dowladdu ka sheqeyso.

    Hadii madaxweynuhu Hawiye. Yahay. Isagaa awooda maamulaayo madaama aysan jirin dhulka kale oo dowladdu ka sheqeyso. Hadii raisulwasaahu Hawiye yahay mar walbo awooda dalka isagaa maamulaayo madaama dhul aan Hawiye degin aan dowladdu ka sheqeyn. Ma jiro wax jeceel ah oo ka dhexeeyo farmaajo iyo kheyre. Laakiin farmaajo waa ku qasban yahay in uu dhegeysto warka kheyre waayoo farmaajo. Dhul. Dhaqaalo. Ciidan. Intaba kuma soo kordhin dowladda uu madaxda u yahay.

    Marka saaxiboow ka cadaalad fal ama ka aamus. Hanagu tirin in aan nahay macangagiin jecel awooda dalka in ay maamulaan. Hadaan sidaas u awood jecelahay maxaa loo arki waayay. Madaxweyne Hawiye oo kursiga isku dhejiyo?

    Hadaan woqooyi u laabto. samaroon. In ay ka kuraas bataan. harti darood oo dego sool iyo sanaag maxaa keenay ayaad isleedahay?

    Waxaa keenay. Samaroon wexey la sheqeyaan Somaliland. Harti daroodna wey diideen in ay la sheqeyaan. Taas ayaa keentay in samaroon mudnaanta kobaad qaataan marka laga soo tago beesha dhexe.

    Hadii harti darood la sheqeyn lahaa dowladda Somaliland. Samaroon ma heleen Waxa ay hadda haystaan.

    Eboow. Runta ku dhac. Tageerada nabad iyo nolol. Waan ku ogolahay.

    Jawaab beejka hoose.

  2. Mr BaHaL says:

    Waqooyiga waxaa ku nool dad masaakiin ah oo u baahan wax si fiican u maamula.Laakiin,nasiibdaro ma haysaan dad fiican oo maamula.Koonfurta waxaa jooga dad Mafia ah,qarax,dil,boob,Amisom,maamul goboleed,Alshabaab iyo balaayo oo dhan.waxaa la kari’aayay qaabkii loo maamuliahaa.

    Waa laba kala fog.

    Haatan,kuwan Daayeerta ahi,1 sano ayay isku hayaan 2 qof.

    Doorasho iyo Gudi Doorasho.

    kkk
    Dalmida

  3. Mr BaHaL says:

    Garqaad

    kkk

    sidaa maaha.

    Samaroon waxay dhaceen kuraastii Ciisaha.3 kursi oo ciise lahaa ayay dhaceen – meelii ay wada degaanyeen ayay sanduuqyo agdhigteen kkk

    Ciisihiina ka eryadeen,warqado been ahna ku gurteen.3 mise afar kursi oo ciise lahaa ayay sidaa ku heleen.

    Nin war hayaa hakuu waramo.
    Dalmida

  4. Aarka hargaysa says:

    Waddani 2 sani ayuu hal xubin oo logudaro kabacdi markii lagayeliwayay ileen sharciba mahee maantoo uu cidwalba kuseegay ayuu igolaaday goor lanacayba xisbigii ciro tagerayaasha ayuu dabagalaa

  5. Garqaad says:

    Mr bahal.

    Ciise waxaa Idinkaga hiiliyay isaaq. Cadeyntuna waa tan.

    https://youtu.be/EsSyJ0PIjp0

  6. Garqaad says:

    Mr bahal.

    Iska keey ilaali. Anigu hawiyaha aan gaalkacyo soo dhaafin maahi.

    Aniga samaroon iyo ciise intuba abtiyaal ayey ii yihiin.

    Islaan ciise ah. 3 caruur ah ayey aabeheey u dhashay. Islaan samaroon ahna 5.

    Aniga aabeheey ayaa guri ku leh. Boorame.

    Garqaad dhinac ayuu maxamed case. Ka yahay. Kkkkk

  7. Rooble says:

    Asc dhamaan is ma dhaanto iyo dhashedii
    @@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@

    Midkale labadan alleh u xiir ee faysal iyo ciro waan ku raacsanay inay ka dabciyaa madaxwayne muuse biixi xadhkaha labada xusbi ee mucaaradka sababto ah waxu qaadikaro maaha sidi madaxdii hore ee somaliland soo martay aqoon daro iyo dabeecad xumo waxay tahayba muuse haduu tabcaanyahay midkale shaqaale iyo wasiiro aqoonleh mahaysto hore waxa looyidhi aawr xamilkii ayu qadaa ee maqaado xadhig qaloocan waxaan ku soo koobay muuse waa kadhantay ama waa ka bes ama waa ka itaal yacni waxba lamuuhadhin@ ana waan arkaa inu muuse dheeliyay Wbt

  8. Rooble says:

    Midkale madaxwayne muuse biixi iyo nuux taani waxaan ka rabaa gobolkii badhan iyo ciidankiisi ha ii waydiin waxad ku keenayso ama dagaal ku keen ama baasto ku keen anigu waxaan rabaa badhan iyo calankii somaliland Wbt igabadhan

  9. Rooble says:

    Midkale waxaan la yaabay col caare waxa uu somaliland uga qaalisanyay kkkkk. Aqondarooy ba waa nimanka intay dalkii dhama ka dhaqaqeen caare dabagalay yacni intay caare xooga sareen ayaa dalki jeex dagay oo gobolki badhan la qabsaday
    Waar caare maxuu sitaa tolow ???? Yaab
    Midkale anigu caare waxan u arkaa inu dawlada ka xarabaysanaayo kkkkk.
    Wallaahi hadaladiisi aya ku cadaynaya inu xarabaysanaayo kkkkk. Xataa wariyaa waraysta asagoo xarabe wada ayuu u waramaa
    Kkkkk. Waxaan ka xasuustaa xarabaa caare
    Adeer jeneraal iigu yeedh
    Iyo kalmada tidhaa ooraaadh kkkkkk
    Wbt soo soco

  10. Aarka hargaysa says:

    Rooble badhan meel majirto waxba borobagaandada yaan lagugu sirin hadba dhan uyaacu waa cadadood waxna mabadalaan dhulku waa dhulkii dafkuna waa dadkii barba muuse waa samayn karaa qaarkale oo inta lacag lasiiyo mashxarada

  11. Aarka hargaysa says:

    Rooble midakale 2 xubnood sharci maaha musena waxaan sharci ahayn mayelayo nin cagaha dhulja loogudhuftana maaha mucaradka dantooda ayaa kujirta inay doradho galaan oo aqlabiyad kahelaan baarlamaanka

  12. Mr BaHaL says:

    Garqaad

    Ciiiise iyo Isaaq waxay isku bahaystaan in Samaroon ka taqalusaan.

    Hadiiba aad hayso warkaa mid ka duwan,wax badan ayaa ka maqan.

    Xataa walaalo yay isku noqdeen kk

    Oo waa yaabe ,Aaabahaa dumar badnaayaa!!!

    Dalmida

  13. Rooble says:

    Aarka hargaysa

    wad mahadsanty indr

    Midkale horta ma waxii kaftan ah mise waxii xaqiiqa kaftan ha iidambeeyo
    Anigu waligay ma arag oo ma maqal somaliland ayaa gobol laga qabsaday ama dagmo laga qabsaday waligay saaxiib ma maqal lakiin waligay waxaan maqlaayay somaliland ayaa meel hebla qabsayay
    Kudarso anuu qurba joog ma ihiy waan ku dhashay oon ku dhalay midkale
    idinkaa yaqaan gobolki badhan waxad ku keenaysaan anigu waxaan idinka rabaa waa badhan yacni way sii socdaan iyo way soo socdaan waxaa ma dhagaysanaayo wbt

  14. Garqaad says:

    Mr bahal.

    Anigaa su.aashaas weydiiyay.
    Wuxuu iigu jawaabay. Weligeey naag aan sheekeysanay. Kama tegin hadiiba hoos ii banaan yahay.

    Midda kale aabeheey wuxuu aaminsanaa. Caruurtiisu in ay abtiyaal kala fog YESHAAN.

    Waa yaryahay gobalka dad somaliyeed degan yahay oon walaalaheey ama ehelkeey joogin.

    Oday laandheere ah ayuu ahaa.

    Anigu walle ku dhici waayay. Midbaan Iska fadhiistay. Kk

  15. Aarka hargaysa says:

    Rooble sxb badhani awalba kulama joogin se sikale ayay kuula joogtay oo lacag ayaa layska qaadan jiray hadii layidhi wixii laydinku amro qaata oo noqda ciidan tirsan oo lotaluto oo ay yaceen markahoraba ciidan maha

  16. Aarka hargaysa says:

    Rooble wixii layska miisan jiray iyo odaygii cinaamada sitay ee faraqa wax loogushubi jiray way dhamaatay sxb cidna laga laalusgi maayo sonaliland bal wakaase badhan tunka hakuqaadeeb oo boossaaso hageyeen

  17. Rooble says:

    Aarka hargaysa

    Dhagayso muuse biixi waa ka u liita madaxdii dalka soo martay midkale
    Waxanu muuse biixi la wareeray mid kadaran ayaan soo martay silaayo
    Waxa dhacday xerada ciidanka qaranka ee kutaala warshada kabista ama xerada 24 afar iyo labatanaad layidhaa waa xero ciidan oo qadiimiya ilaa siyaad bare iyo kuwi ka horeyay xeradaa waxa dagan ciidanka qaranka waxa ku qabsaday dad shacaba oo yidhiy anagaaleh ee ka guura hadad ciidanka qaranka tiin mudo ayaa muranku socday kabacdi shacabki intay 60 nin oo hubaysan iska ururiyeen ayay habeen madaw galeen ciidankii iyo xeradii rag badan baa ku dhintay oo u badan sacad muuse jibriil abokor ciidanka qaranka waa isu gurmadeen aakhirkii gacanta waxay ku dhigeen 21 oo isaxaaqa waa laxukumay 21 waxa lagu xukumay dil toogasho waa layaabay mudo kadib ayaa suldaanka guud ee habar yoonis ayaa silaanyo u tagay
    Kadib silaanyo waxu yidhiy sulaad maxaad u baahantay suldaaki waxa u yidhiy madaxwayne waxaan u baahnay 21 kii nin ee dawladaadu dilka ku xukuntay silaanyo 21
    waxa u ku wareejiyay suldaankii guud ee habar yoonis yacni silaanyo cidna kalamuu tashan walaa sacad muuse oo raga laga laayay ee baawar madaxwayne ayuu is ticmaalay kkkkk. Bal waakase muuse biixi gu.aan ha qaato oo sida ragii ka horeeyay

    Waar raali ahaada shaqo ayaan galay
    Nabady

  18. Mr BaHaL says:

    Garqaad

    Odayga Gabdh Reer Waali Asumaal ayuu guursaday,sidaa u sheeeg.

    Somali Dynasty.

    Dalmida

  19. Aarka hargaysa says:

    Rooble wali saxiib waxaad kumeraysabaysaa sharci daro siiraanyo wixii uu kharibay waa waxa ilaa maanta hagajintoodii lagu mashquul sanyahay bal nosheeg waxa muuse yeelay iyo xunaanta uu leyahay nalawadag

  20. Aarka hargaysa says:

    Rooble sanadwalba ma garxajis ayuunbaynu kujiri kkkkkkkk iyo xaray qabsadeen danbi ayaad rabtaa in laguu xalaaleeyo hadii lagudiidona waa madaxwaynihii uguxumaa kkk waar tisiyasad ahayd waad ku asqoowdeen

  21. Aarka hargaysa says:

    Hada waxaan arkayay qaar samarooba oole Sami qaybsi ayaanu rabnaa kkk oo kamida dowladii aafo qaran ee siiraanyo kkkkkkkkkkkkkkkkk kubadu dhaxday taalaa wax saami layidhaa majiro meeshu 4.5 maaha

  22. Aarka hargaysa says:

    Rooble sxb caare malasamaxay mise waa wali sharcidaro ayaad rabtaa inaanu lasino oo aanu caado kadhogano walee waayaab

  23. Rooble says:

    Aarka hargaysa

    Kkkk. Silaanyo waxu lahaa go.aan iyo calol adayg midkale waxaad ogataa go.aan qadashadu waa ninka badhkii ciyaar ciyaar hamoodin kkkk. Bal idinku dhinacuun u dhaqaaqa oo taaha iyo calaacalka yarasta
    Caare aya sidaa yelay iyo dadbuu laayay

  24. Aarka hargaysa says:

    Rooble sxb waxbaa iskaga kaa qaldan goaanka laqaataa ma ka inta xararo ciidan laweeraro oo dad lalaayo hadana laysla saxnaado oo layidhaa dadkii nosodaya nibka taa kayeelay daljaba waxmatarine waxbuu khari

  25. Aarka hargaysa says:

    Karti iyo goaan waxaan u aqaan ninka sharciga aan cidna ugahaybadaysan tusaale caare wakaase bal muse hakayeelo waxa uu rabo waxa sharcigu yahay ayaa lamaribayaa cid kahor imankartaana majirto

  26. Aarka hargaysa says:

    Waxaa wanaagsan miyaa ninka sidaad rabto kuyeela waa in dadka sharcigaa deeqa ee kaa lagu dhaqaa majiro reer nukliyeer haysta oo ridayaa kkkkkkmmmmmm

  27. Rooble says:

    Aarka hargaysa

    Silaanyo 21 nin oo dhaman maxakamaduu ay dil ku xukumeen ayuu yidhi ader waxba laydinma haystee halkaa ka baxa
    Qoladi ragu ka dhinteena uu yidhi adeer idinkuna magtiina qaata oo anay laba cali ku wadahadlin bal adigu muuse biixi eeg laba sano ayuu calaacal nala soo hor fadhiya yacni waxa u xalin kariwayay bicido iyo sacad yoonis waxay ahayd inu labadaba indhaa ku dhufto oo u karbaasho
    Waan layaabay maamul xumada meesha taal

    Waxad maqlaysaa ama ay ku odhanayaan
    Waxa laqabtay caaqil hubsida oo biciido ah markaad tidhaa oo mee wayxay ku odhanayaan waa lasiidaayay kkkkkk hadana waxad maqlaysaa waxa laqabtay xildhibaan sacad yoonis oo hubsida markad tidhaa mee waxa kuu xiga waa la siidaayay
    Bal adigu shekadaa waxa layidhaa ii sheeg

  28. Rooble says:

    Aarka hargaysa

    Dee waayee sharcigiinu caare ha soo qabto
    Saw caare dad muu xasuuqin dee wakaa buurta daalo saran ee soo qabta
    Afkanool itaal baranbaro

  29. Rooble says:

    Midkale silaayo waa laqataaray
    Oo fal iyo sixir ayaa loqabtay
    Shekadaana waxa ka dambeeya sacad muuse
    Waataynu ogayne maxuu qabay silaanyo
    Malintuu madaxtoyada galay

  30. Aarka hargaysa says:

    Rooble sidii dadka waal waalan ayaa hadalkaagu isdhaaf yahay waxaad kafodayso iyo waxaad eabto toona lama kala garanayo markay talo kaadhabaqdo ee baan uun lagugu jaha wareeriyo waa iska sidaa bal hada waxaad qorta

  31. Aarka hargaysa says:

    Kkkk siraayo ayaa laqataaray sacadmuuse ayaa qataaray caare wakaase soqabta kkkkkkkkkkkkkkkkk ninyow waxwYn ayaa kaqaldan ee isasoosax

  32. Aarka hargaysa says:

    Sowtan caare oo aad ogtahay inuu danbiilayahay 20 suldaan oo reerkisii ay warcad kakeni layihiin ee ay xumaanta huuesanayaan ee muuse cafida laguhayo waR ninyow afkayga wax hakaradine reerku sidan haysusha

  33. Aarka hargaysa says:

    Tii siyasad ahayd waad ku asqowdeen oo bahashii cadaawe ayaad kadhigteen reer aydaan waligiin dgibaato idindhax maein ayuunbaad cuqdad kaqadeen yaab anagaa aragnay

  34. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Madaxda Maamullada Qabiil ee M/jeerteen & Isaaq WAXAY ka miday-sanyihiin INAY Qabiiladooda Nasiino u diidaan. °Waxaad maqlaysa DUM!!! DUM!!! DUM soo baxay!!! Dhulki la qabsayeeey. °Waxaa dhacay iska hor imaad Balaayo ka dhacday Waxaana reer X laga helay 2ba tegnikaa oo ay Shidaal làaan uga carareen. °Wax yeeladuna waa 2ba nin oo Y-ibsiloon ah oo la qabtay Iyo nin reer X-ah oo dhaawac Fudud oon Laf iyo Xidid midna wax yeelin soo gaaray. °Iska hor imaadkaa waxaa la gaarsiyay geyiga ummadda Somali degtoo dhan. °MA ARAGTAY WAXAAN KU DHIGNAY!!! intuu mid kastaba leeyahay Xaange iyo Rooble! Madaxdi M/jeerteen iyo Isaaq WAA gaareen himiladoodi ahayd inay 2bada shacab ku gumaystaan DAMAQ Qabiil saa wey u nugulyihiine. °§*Farmaajo/Khayroow inkastoo weli Axmed Madoobe lugaha idinku dhegganyahay IN LAGA taqalusana ay qasabtahay!. °Haddana shacabki xalaasha ahaa ee Isaaq & M/jeerteen ILAAHA WEYN SWT ka dib rajjo aan idinka ahayn MA laha. WBT

  35. Rooble says:

    Kkkkkk. Aar hargaysa

    Ma durtaba reer xamarku waxay yidhaahdaan
    Yaaa is gaadhay . Saxiib ciyaari waa bilaw

  36. NuurkaNederland says:

    KKKK….KKKKKKK……
    NO COMMENT….




SAWIRRO: Laascaanood oo Marti gelisay Bandhiga Caalamiga ah ee Buuggaagta
- Dec 10, 2019
Laascaanood ( Kalshaale ) Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa maanta waxay ...
Garoowe: Cabdixakiin Dhoobo Daareed oo Maanta laga Xayuubiyey Xildhibaanimadii
- Dec 10, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Baarlamaanka Puntland waxaa maanta la hor keenay mooshiin xasaanad ka qaadis ...
Puntland oo war kasoo Saartay dagaalka Khasaaraha gaystay ee Gobolka Mudug
- Dec 10, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale)  War Saxaafadeed ay baahisay Madaxtooyadda Puntland ayaa loogu hadlay Colaada khasaaraha badan gaysatay ...
KENYA : Weerarkii lagu dilay 11 Qof ee Wajeer iyo Ninkii Hogaaminayey oo la shaaciyey
- Dec 10, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Dowladda Kenya ayaa shaacisay magaca Ninkii hoggaaminayay Weerar Jimcihii la soo ...
Muuqaal: Warbixin Murugo Xaalada Soomaalidii Dabku ku Qabsaday Minnesota iyo Wixii dhacay
- Dec 10, 2019
Minneapolis ( Kalshaale ) Warbixin Murugo Xaalada Soomaalidii Dabku ku Qabsaday Minnesota iyo ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!