MUUQAAL: Madaxwayne Trump oo Go’aan lama Filaan ah ka Qaatay Kulankii Taliban iyo Afghanistan

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa xalay shaaciyey inuu qorshaynayey inuu maanta xarunta Camp David ee ay ku nastaan madaxweynayaasha Maraykanka uu ku qaabilo madaxweynaha Afghanistan iyo ergo ka socota ururka Taalibaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Trump ayaa sheegay inuu hadda kulankaas joojiyey sababtoo ah markii ay soo baxday in Taalibaanku ay sheegteen mas’uuliyadda qarax toddobaadki hore ka dhacay magaalada Kabul oo dadka ku dhintay uu ka mid ahaa askari u dhashay Maraykanka. Trump ayaa sidoo kale sheegay inuu hakiyey wadahadalladii xal u helidda waddanka Afghanistan lala waday Taliban.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL: Wasiir Goodax iyo Soo dhowayn loogu sameeyay magaalada London
- Jan 25, 2020
London ( Kalshaale ) Wasiir Goodax iyo Soo dhowayn loogu sameeyay magaalada London
Warar dheeraad ah oo kasoo baxay dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Sanaag [Warbixin]
- Jan 25, 2020
Ceerigaabo ( Kalshaale ) Wararka ka imaanaya degaanka Shidan oo ka tirsan gobolka Sanaag, gaar ...
Warar dheeraad ah oo kasoo baxay Qarax ka dhacay Shabeelada dhexe
- Jan 25, 2020
Balcad ( Kalshaale ) Wararka ka imanaya gobolka Shabeellda Dhexe ayaa sheegaya in qarax ...
WARAYSI: Xanuunka dalka Shiinaha ka dilaacay, Bandow lagu soo rogay Iyo Soomaali wax ka barta oo ka hadlay
- Jan 24, 2020
London ( Kalshaale ) Xanuunka dalka Shiinaha ka dilaacay, Bandow lasoo rogay Iyo Soomaali ...
MUUQAAL: Ciidamada Xooga dalka oo Xaliyey Dagaal Beeleedkii Caabudwaaq
- Jan 24, 2020
Gaalkacyo ( kalshaale ) Ciidamada Xooga dalka oo Xaliyey Dagaal Beeleedkii Caabudwaaq

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!