R/Wasaare Khayre oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Muqdisho [Daawo]

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo soo xidhay bandhigga buugaagta Muqdisho, ayaa dhallinyarada qorayaasha ah ee Soomaaliyeed ku dhiirri geliyay in ay qalinkooda ku bedelaan sawirka qaldan ee dalkeenna horay looga bixiyay, si loo helo sawirka saxda ah ee dalka, loona dhiso mustaqbal ifaya oo dunida soo jiita.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Khayre oo sheegay ay muhiim tahay in dhallinyaradu ay afka Soomaaliga wax ku qoraan, maadaama aqriska iyo qoraalku ay horseedaan ilbaxnimo iyo in laga fogaado xasarado iyo colaado, ayaa cadeeyay in sida kaliya ee dhibka looga bixi karo ay tahay in qorayaashu ay si daacadnimo iyo damqasho leh ay dalkooda wax uga qoraan.

Raysal wasaaraha  e ayaa sheegay in caqabadda ugu weyn ee ee dalka xilligaan heysata ay tahay bedelaadda fikirka adduunyadu ay dalka Soomaaliya ka qabto, hase yeeshee uu aaminsanyahay in ay muuqato yadadiilo wayn maadaama ay dhallinyaradii ay xoogga saarayaan aqriska iyo qoraalka si ay dunida ugu sheegaan waxa ay tahay Soomaaliya, waxa ay ahaan jirtay iyo waxa ay noqon karto.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Garqaad says:

    Asc

    Mr kheyre. Beryahaan warkiisa waala waayay. Malaha wuxuu ka war sugayaa jawaabaha uu madaxweyne farmaajo ka bixin doono arimaha kismaayo.

    Nabad iyo nolol. Wexey u muuqdaan kuwa ku fashilmay howshii loo doortay.

    War hadlo Kenya iyo itoobiya. Dalka Malahan.

  2. Cadaado says:

    WCS Garqaad,
    Ninkaan Murusade waa daanyeer Kheeyre. Laakiin, waa nin fursad ka helay dad kale oo caqli daanyeero leh.

    isaga iyo Famaajaba waa laba nin oo munaafaqiin ah, waa laba nin oo qabiiladooda Mareexaan iyo Murusade eey yahiin askarta ugu badan ee argagixisda alshabaab, marka lagu daro daanyeerada Gaaljecelka iyo Eeelaayda iyo Dudublaha. Intaas waaye qabiilada isticmaala argagixisada alshbaab.

    Markii la doortay nimankaana waxaa larabay in lasoo celiyo miisaankii sii yaraanayay ee argagixisada alshbaab, oo sii dhamaanayaya waqtigii madaxweeyne Hassna Shiiq. Labadaan nin ee hadeer Yugaandheeska ku ilaaliyaan villa Mogadisho waxaa isku si u doortay Kenya, carabta khaniisiinta ah ee argagixisda taageerta, qabiilada Somalida ee rabba in eey koonfurta Somaliya baabi’iyaan [iyaga oo aan ogeeyn amaba og raalisse ka’ah in waxa Somaliya la dhaho laga tirtiroo mapka aduunak].

    Marka kooxahaan iyo daanyeer kale oo Hawiya ah oo aanan ogeeyn meesha lasoo maray, iyo meesha eey tahay in la’aado ayaa doortay daanyeerkaan Murusade iyo boss kiisa Farmaajo. Faroole, iyo Jurille, iyo Ahmed Macalin Fiqi, iyo wax lamid ah ayaa isku si u doortay madaxweeyne Farmaajo.

    Addiga Garqaad ahse waa kugu adag tahay in aad jarto, amaba disho Ahmed Mcaalin Fiqqi, qabiil lasheegto darteed, waana meesha duleelka Somali laga soo galo.

    Dalmida.
    God bless Somalia.




Sheikh Umal oo Kulan Balaadhan kula Hadlaya Shacabka Muqdiso iyo Dad kasoo Horjeestay !
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh  Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ...
MUUQAAL: Mid kamid ah Raggii Fuliyey Qaraxii Gaalkacyo oo Xukun lagu riday
- Nov 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Waxaa Xukun lagu riday Mid kamid ah Raggii Fuliyey Qaraxii ...
Daawo Muuqaal: Gabadh Caqli badan oo Jawaab siisay Boqor Buur-madow
- Nov 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Gabadh Caqli badan oo Jawaab siisay Boqor Buur-madow
MUUQAAL: Taliyaha ciidanka Booliska oo ka hadlay Dilkii Almaas Elman [Daawo]
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa maalintii shalay gudaha xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho lagu dilay ...
Axmed Xuseen oo Mar kale kasoo Muuqday Golaha Wasiirada ee dalka Canada
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Axmed Xuseen oo ah Soomaali Canadian ayaa waxaa ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!