Muuqaal: Cali Xaraare oo Waraysi uga hadlay Xaalada Jubbaland ! [Daawo]

Kismaayo ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare   ayaa Barnaamij ku lafa Guray Xaalada Siyaasadeed ee ka taagan Jubbaland, gaar ahaan magaalada Kismaayo.

HALKAN KA  DAAWO VIDEO

Magaalada Kismaayo ayaa lagu doortay Saddex Madaxwayne oo kala duwan, kuwaasi oo uu kamid yahay Axmed Maxamed Islaam Madoobe,  Xildhibaan  Cabdirashiid Xidig iyo Cabdinaasir Seeraar  Maax.

Siyaasi laga waraystay  Arimaha Jubbaland ayaa sheegay in Axmed Madoobe  lagu doortay Doorasho Xaq ah, Waxaana wax laga waydiiyey Saamaynta ay ku yeelan karaa Madaxwayneyaasha kale ee Kismaayo lagu doortay.

Wuxuu sheegay in Xiligii 2013   sidan oo kale Madaxwayneyaal badan looga dhowaaqay Jubbaland,  Wuxuuna xusay inay si wanaagsan ku dhamaan doonto.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Mr BaHaL says:

    Mooryaan – Mooryaan waraysanaya.
    Formaajo ayaa Ethopiyan wata kkk

    Kaba qaadkii Tegreega oo Ethopiya dadku caaya.
    Xagee lagu arkay ama ay joogaan Ciidanka Ethopiya ee uu Formaajo u yeedhay?

    Waxaa dadka laga iibinayaa Ciidan Ethopiyan ah ayaa laga ceshay Airporka Kismaayo kk

    Ciidanka Ethopiya ma waxay moodyaan wax iska socda oo meel aan laysla ogayn iska tagaya?

    Maanta Kenya ayaa ku haysta kkk

    Tegreegii diran jiray ayaa meesha ka baxay.

    Melez muu dhimannin e wuu dhuuntay.

    Jeel Ogaadeenba yaabay.

    Dalmida




MUUQAAL: Taliyaha Booliska S.land oo shaaciyey Qorshe ay shacabka Kula shaqaynayaan
- Feb 20, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Taliyaha Booliska S.land oo shaaciyey Qorshe ay shacabka Kula ...
R/wasaare Khayre oo Booqday Askar kusoo dhaawacmay Difaaca Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed
- Feb 20, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa Cisbitaalka ...
Mid kamid ah Raggii diley Caasha Ilyaas oo Heshiis Mag ah lagu Sii daayey [Warbixin]
- Feb 20, 2020
Boosaso ( Kalshaale ) Heshiis lagu sii daynayo Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame oo ka mid ahaa ...
MUUQAAL: Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Suuriga, Xiisada Ruushka iyo Turkiga [Daawo]
- Feb 20, 2020
Istanbul ( Kalshaale ) Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Suuriga, Xiisada Ruushka iyo Turkiga
MUUQAAL : Muqdisho iyo Hargeisa ma Wada hadli Karaan ? Falan Qayn VOA
- Feb 20, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Muqdisho iyo Hargeisa ma Wada hadli Karaan ? ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!