MUUQAAL: Saarkiishii kasoo goostay Somaliland & Madax ka tirsan Puntland oo Warbaahinta la hadlay ! [Daawo]

Badhan ( Kalshaale ) Taliyihii Ciidamada Millateriga Somaliland ee magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag  Gaashaanle Dhexe Guray Cismaan Saalax iyo Ciidankiisii ku Biiray Puntland, Iyadoo  Xeradii ciidamada Somaliland laga taagay calanka Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaano, Afhayeenka Madaxtoyadda Puntland iyo Masuuliyiin ka tirsan Puntland ayaa ka Qayb galay Munaasibad loo Sameeyay Ciidamada iyo Saraakiisha kasoo baxay Somaliland, Waxayna sheegeen inay goaankii Saxda ahaa Qaateen,  Islamarkaana ay yihiin Ciidankii ugu dambeeyay ee deegaanka kasoo jeeda kana Tirsanaa Somaliland

Dhankiisa waxaa Warbaahinta la hadlay  Talyaha Ciidamada  Guray cismaan Saalax,   oo la sheegay inuu 20-kii Sano ee lasoo dhaafay kamid ahaa Saraakiisha Ciidamada Somaliland.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. Laalays says:

    Badhan 193 KM ayay Ceerigaabo u jirtaa.

    Ciidamada Somaliland Yubbe iyo Carmala oo aan Badhan waxaba ka fogayn ayay Degan yihiin.

    Ilaa 2017 waxaan arkaynay qaar “af maxaan cunaa” wejigooda ku qoran yahay oo u guura Puntland marka ay ugu badato sanad jooga oo casuumadaa markay dhamaystaana, dib ugu soo carara Somaliland.

    Arinkaas waa dhamaaday, mushahar, darajo ciidan keli hada waxaa heli kara qof ama WADANI u daacada Somaliland.

    Ta kale nimankaa waa ciidan beeleed aan ka tirsanay Ciidamada Xooga Somaliland, gaadiidka ay wataan ee isku daba sawireen baa ka markhaatiya. Hal calaamo oo ciidanka Somaliland gaadiidkooda kama muuqdo.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Laalays says:

    Hadaan isku dayo in aan bilaabo baadhitaan ah;

    Hadaan isku dayo in aan ciidamada ka taga Somaliland u guura Puntland, hadana ku soo laabta inta u dhaxaysay 2007 ilaa hada magacyadooda ururiyo, waxaan hubaa inaan 50 oo xaashi/warqad u baahdo! 90% mardanbe ayay Somaliland ku soo laabtaan.

    Taas waa dhamaatay, ninka tegay waa tegay, haduu Soo laabtana jeelka Madheera ayuu noloshiisa ku dhamaysan!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Land of Punt says:

    Laalays
    10 sano ka hor ayaan iri, marka Somaliland kasoo jeesato caro Dhulbahante waxaa ku xiga carro Warsangeli laakiin ma heli doodaan nin Warsangeli ah oo maqlaan oo Somaliland u shaqeeya= sida Cali Khaliif.
    Ma jiro, in xooga la saari doono Warsangeli yey ka hoos baxday..
    Khatumo waa idiin socotay laakiin Maakhir socodsiin wayde…
    Warsangeli meel laga maro ma taqaanaan….
    kkkkkkkk
    Walaahi inta Kalshaale wax ku qoray waa arinkanka kelia oo sugayey meesha iskaIa baxaan Warsageli iyo Isaaq….kkkkkk
    War nimankaan waa niman macal Dhabayacada ka xaraad dheer… kkkkkkkkk
    Maaha. iman aad u dowladayn kartaan.☺️

  4. Laalays says:

    Lop

    Warsangeli qaar waalidkay jiiraan la ahaa, qaar aan ilaa hada walaalo nahay. Xitaa qaar isla gaadhanay in aan magta/qaadhaanka wada bixino. Anagoon xeer Soomaali/qabiil ku dhaqmayn ee mid saxiibtinimo/qoys isu ogolaanay..

    Marka Warsangeli waa reer sharaf leh, taa halkaa inoo dhig. Waxa guur guuraya waa “maxaan cunaa” aan mabda lahay qabiilka ay ka soo jeedaana ax ay ku kordhinayaan jirin!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Guulwade says:

    Guul warsangali. Qabiilka aan waligood lagumaysan tariikhda ingiriska wuxuu yiri. Way kasareen aan. In lagumaysto. Iyagaa is maamulI jiray 1400 sano ilaa maanta. Mashaaalaah. Guul .

  6. Laalays says:

    Lop

    Hadii afar maxaan cunaa, oo bilaa mabda, ah adi kugu soo biireen , anigu waa ku faxsanahay!kkk Hunguri ayay nagala tageen.

    Yubbe iyo Carmala ciidanka Somaliland ayaa degan maalinta aad halkaa iisoo dhaafto ayaan geesi kuu qirayaa:

    Hadalkaa waxaan idhi maanta oo taariikhdu tahay 23-08-2019!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Maxamud says:

    Dhulbahante iyo warsangeli waxaa loo qaatay ineey kumidoobaan labada dekadood berbera ama boosaaso mid ineey kujiheystaan sidaan nolol maaha habargidir koorso kasoo qaata

  8. Idoor Liqe says:

    Shacabka dhulbahante iyo Warsangeli waa Daacad lkn puntland iyo Majeerteen daacad ma aha . Inta Taasi Jirtana Cadowga snm laga Guuleysanmaayo .

    Okey maanta Badhan waa puntland , Taalabada xigta waxaa weeye in Cadowga loogu Tago Yubbe iyo Ceerigaabo !!! Lkn Taasi ma dhaceyso oo puntland iyo Majeerteen waxay odhanayaan warsangeli baa la Socda kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Adeer Tukaraq Calaf iyo Ciidan waxaanu keenay waad ogeyd walina Xabad lama Ridin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa iska Lugooyo .

  9. Laalays says:

    Idoor yare,

    Adigu maad xiniinyo iska baadhid?

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Idoor Liqe says:

    Dadku ma Fahansana sababta Puntland loo aasaasay . Hadad Fahantay waxaa ku cad in ay ku guuldaraysatay Waajibkeedii . Ma aha in shacab Dagaalamaan unless aysan puntland jirin.

    1998 ayey meesha ka Baxday Qabiil difaaca dhul puntland . Dastuur ahaan waxaa Waajib ah in dowlada puntland difaaco dhulka , xataa ma aha in Qabiil Dagaalamo .

  11. Idoor Liqe says:

    Gaafaw

    Meeyey ? Sxb waxaan arkayey adoo ku Faanaya Yuusuf Xaaji , mashquul Baan ahaa kuma Jawaabin. Hadaa Fursad haya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Yuusuf Xaaji waa oday Ogaden ah oo ku dhashay Gaarisa ,marna soo noqday Wasiirka Gaashaandiga Kenya . Wiilkiisa sxb nahay Nuuradiin Xaaji oo ah Agaasime ku xigeenka la dagaalanka musuqmaasuqa.

    Eeg sxb dee Adigu shalay baad maqashay Nfd ee waxay soo mareen ka ogtahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Sxb Kenya xooga Baan joogay intaan qurbaha iman marka taariikhdooda waan haya reer NFD kkkkkkkkk. Shufto baa loo yaanay ama Burcad . Kenya waxay soo dhexgaleen dowladii Moi Kibaki . Xasuuqyadii ka dhacay (Gaarisa Gubay) iyo Waagala , waan la socda kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Xaaji Yaasiin Xaaji Jaamac Gudoomiye ku xigeenka Ganacsatada xaafada Islii baanu wada shaaheyna sxb . Waa ninka iska Leh Makhaayadaha (hudheelada) KiliminJaro . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Idoor Liqe says:

    Gaafaw

    KiliminJaro restaurant waan joogay maalintaas .Madaxda NFD ee Kenya inka haysto cidi Kama maqneyn. Waad I Fahmaysa inaan ahey a High Profile man . Kkkkkkkkkkkkkk

    Xaaji Yaasiin Xaaji Jaamac the owner of KiliminJaro restaurants In Kenya

    Ila daawo muuqaalka sxb

    https://youtu.be/WRyvp35mVX8

  13. Land of Punt says:

    Iidoor liqe
    Ma caruur baa tahay?
    Ninkaan laga hadlayo waa nin xoolo Somaliland jeebka ku sita oo qiyaamay, waa xaqdaro nin ku aaminay in beri ka goosato…
    Wixiisa iska diid marka horeba diid, laakiin isii lacag habeen madowna u gud cadowgiisa Puntland….taas waa raganimo xumo.
    Iidoor liqe
    aan caawa suaal ku weydiiyo..
    Galmudug waxay lacag iyo shukaansi ku bixiyaan in rag Cumar Maxamuud iyo Leelkase ah yiraadaan waxaan rabnaa in wax la wadaagno Galmudug…
    Nin ku dhaco ma jiro, waayo gun laga dhigin ninka waxaas sameeya iyo cidiisa..
    Hadda ka hor mid Leelkase weliba reer Geesood Ugaaska ciddiisa ayaa Guuleed Dhagajuun Galmudug president, 20 kun dolar ka qaatay oo shirkii ka qayb galay Cadaado…ninkaas ilaa maanta waa la raadinayaa meel maray, in dileen Leelkase u badan tahay..kkkkkkkk
    Maxaa dhulkii Dhulbahante 95% Isaaq u xukumaa?
    Xagee dagaal ka dhacay oo inta la idinka adkaaday dhulkiina lagu qabsaday…?
    Nin Dhabayaco ah sida aniga ma kula tahay in hadalkaaga macne ugu fadhiyo iyo Dhuloos waa daacad..kkkkkkkk
    You fucking idiot…

  14. C/Raxmaan says:

    Xildhibaan Nac-nac baa yaabay !

  15. Land of Punt says:

    Waxaan ka wadaa marka la leeyahay; Dhulbahante waxaa hagraday Majeerteen oo u dagaalami waayey waa; bullshit.
    Dadku waa beelo, beelwalbana waa in ayada tashato, haddii qabiil la isku hiilinayo waa in dagaalka iiga sii horeysaa laakiin adiga oo xabadda igu soo ridaya iisheeg sabab kuugu dhinto..




Sheikh Umal oo Kulan Balaadhan kula Hadlaya Shacabka Muqdiso iyo Dad kasoo Horjeestay !
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh  Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ...
MUUQAAL: Mid kamid ah Raggii Fuliyey Qaraxii Gaalkacyo oo Xukun lagu riday
- Nov 21, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Waxaa Xukun lagu riday Mid kamid ah Raggii Fuliyey Qaraxii ...
Daawo Muuqaal: Gabadh Caqli badan oo Jawaab siisay Boqor Buur-madow
- Nov 21, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Gabadh Caqli badan oo Jawaab siisay Boqor Buur-madow
MUUQAAL: Taliyaha ciidanka Booliska oo ka hadlay Dilkii Almaas Elman [Daawo]
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa maalintii shalay gudaha xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho lagu dilay ...
Axmed Xuseen oo Mar kale kasoo Muuqday Golaha Wasiirada ee dalka Canada
- Nov 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Axmed Xuseen oo ah Soomaali Canadian ayaa waxaa ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!