Xisbigada Muqdisho ka dhisan oo ka hadlay Xildhibaanada Jubbaland iyo Warbixin BBC ku lafa Gurtay Muranka taagan iyo Sida wax u socdaan [Daawo]

Muqdisho ( Kalshaale )  Xisbiyada mucaaradka Soomaaliya ayaa taageeray xildhibaannada cusub ee baarlamanka Jubaland maanta loo dhaariyey, ayaga oo soo saaray warsaxaaafdeedyo kala duwan.

Xisbiga uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ee UPD, kan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ee Wadajir iyo midka Shariif Sheekh Axmed ee Himilo Qaran, ayaa dhammaantood taageeray xildhibaanada ay dhaariyeen guddiga doorashada ee uu magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe.

Dhinaca kale  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe  ayaa hambalyo u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ee xalay lagu dhowaaqay islamarkaana maanta lagu dhaariyey Kismaayo.

Axmed Madoobe  ayaa Baarlamaanka labaad ee Jubbaland  u rajeeyey in rabi la garab galo masuuliyada culus ee dadka ree Jubbaland ay u dhiibteen taas oo ah amaano culus oo ilaalin iyo ku adeegid mudan.

Axmed Madoobe waxa uu intaas ku daray in amaanka iyo midnimada la adkeeyo oo shacabka ree Jubbaland ay wadajir kaga gudbaan maalmaha doorashooyinka taas oo raad qurux badan u noqonaysa Dimuqraadiyada iyo Dowladnimada Jubbaland.

Telefishinka BBC-Somali ayaa Warbixin ku eegay   Arinta Xaasaasiga ah ee ka taagan Doorashada Kismaayo, Iyadoo lagu dhowaaqay  laba Baarlamaan oo iska soo horjeeda,  Sida ay Dawladda Federaalku  uga aamustay Xildhibaanada Cusub,   Sidoo kalana beesha Caalamka ayaan ka hadlin Baarlamaanka Cusub, Halka ay puntland soo dhowaysay.

HALKAN KA DAAWO WARBIXINTA BBC IYO JUBBALAND

Kalshaale – Warar sugan iyo Suugaan

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 17)

  1. Cadaado says:

    ASC dhamaantiin.
    Waa nasiib darro, in madaxdii hore ee dowladda dhexe, Mr. Hassan Shiiq iyo Mr. Shiiq Shariif, in iyaga oo si nacasnimo ah u sameeystay xisbiyo bug ah, oo kaliya eey ku doonayaan in eey xilka madaxweeynaninimo ugusoo noqdaan, in eey munaafaqnimo iyaga oo isticmaalaya eey dhex galaan arrimaha kasocda magaaladda Kismaayo. Waa tilaabo qaldan, in dad laga rabay in eey noqdaan “statesmen” odayaal qaran, in eey qeeyb ka noqdaan daanyeernimada kasocota Somaliya.

    Midkaan kale ee nacaska ah ee Abdirahmaan Abdishakuur, isaga waxeey aheeyd in uu ku dhinto dagaalkii eey ku dhinteen mooryaantii ilaalineeysay. Waxuu noqon lahaa, dhibaato kaharta dalka Somaliya, iyo waliba qabiilka uu sheegto, iyo dadka caqli daanyeernimo darted u taageerta nacaskaan Abdirahmaan Abdishakuur.

    Somaliya waxa kasocda iyo dadkaan u wada ordaya in iyaga oo niman Afrikaan ilaaliyaan in eey madaxweeyne Ayaan ahay dadka uGu sheekeeyaan waa nasiib darrada heeysata umadda Somaliyeed.

    Dad markii eey tayo laheeyn, markii eey ilaa iyo waagii eey xorriyada qaadatay Somaliya lagu guuldareeystay in lasoo saaro umad aqoon leh, oo caafimaad qabta, waxaa dhacday shithole ka eey Somaliya noqotay in eey natiijada noqoto.
    Daanyeero.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  2. Gaafaw says:

    Aabo sayid axmed sonoqo marsadaxad

  3. Laalays says:

    Gaafaw awoow Axmed Madoobe waa idinku waajib waa inaad dib u doorataan. Maafiyada Villa Wardhiiglay soo kiraysatay ee Joogta Kismaayo jeelka Cali Zubeer aad ugu magac dartaan ku gura!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Dabshid says:

    Reer Qurac Wab ayey War ku maqlaan, waa in sidii Tigree loo ceyriyo KUUKUUYO kadib ayagaa noqon maryo Calastu.

    Danbey u tagi wiilashii indhaha Guduudnaa

  5. leopon says:

    Waxay utaageereen maamulka xildhibaanada soo saaray oo dawlada fedaraalkaa kasoo horjeeda waa intaa’uun.waxaysan ogayn dhibaatada Somalia kajirta 30 ka sano inaysan ahayn hargaisa.garoowe dhuusamareeb.jowhar.baydhabo.kismaayo. ee ay tahay xamar.waa inay asbuuc kasata war saxaafadeed soo saaraan kahadlaya sidii caasimada nabad iyo nidaam uga hirgali lahaa.i don’t believe that

  6. Mo says:

    Farmaajo waa madaxweynihii ugu liitay ee abid soo mara dalka, ninkaani meesha wuxuu yimid isagoon wax political program ah wadan. haddii uu yimidna
    madaxtooyaduu iska fariistay oo isku xabisay, wuxuu ka soo baxaa markuu dibadda u dhoofayo.

    Bal akhristoow is weydii ninkaanu wuxuu qabtay
    oo aan ka ahayn in uu dayaarad sii saaran yahay

    Isaga iyo khayrre markay ku fadhilmeen howshii loo igmaday bay waxay shaqo ka dhigteen in ay dumiyaan maamuladii dhisnaa! ( they can’t see the elephant in the room wich is alshabaab). waxay ahayd waajibaadkooda 1aad, 2aad, 3aad in ay ka dhigaan la dagaalanka al-shabaab!! waxaa u hartay kaliya in al-shabaab madaxtooyada ugu galaan oo xasuuqaan, shacabka maalin walba hortoodaa lagu xasuuqaa indhahayna ka daawadaan! no action!!

    Dhibka jiraa ee soomaalida haysta waxaa weeye dowladba dowladay ka dambayso waa ka tayo cuntahay oo waa ka liidataa, waana nasiibdarrada ugu weyn.

    Maryooley cidna uma maqna ceelna uma qodna.

    dad aan is caawin karin yaa caawinkara
    tabar ma leh, tayo ma leh, waa fakhri isuma qaddo ah.

    dadkoodu adduunka afartiisa gees bay is daba wareegayaan, waalida iyo miyirqabka waaliday u dhow yihiin, adduunku waagii hore way ku wareereen, laakiin hadda way fahmeen in ay yihiin dad aan waxba qabsan karin, tabar yar, been badan
    dhexdooda aan is arki karin, waana sababta ( trusteeship ka loo galiyey oo loogu celiyey 1950gii)

    waxay is moodayaan in ay dowlad yihiin, ma oga in dalka uu xukumo ninka xalane fadhiya ee maraykanka ah ee ciidanka UN ka ah ee 2000 ah ku
    waardiyeeyaan.

    Waxay ku hadaaqaan xalane wadanka kama tirsana oo lama geli karo, waxay iloobeen in aan cidna aamini karin xataa nacaska madaxweyne kusheegga ah waa in la baadho markuu xalane tagayo!! oo yaa aamini kara dad wada sumaysan?!

    Soomaalidu adduunka dulsaar bay ku yihiin.

    sanadkan iyo kii ka horreeyayba waxay calanka sudheen oo si isdaba joog ah guryo uga gataan dalka Turkiga oo dad aan istaahilin in loo soo gurmado u soo gurmaday!! markay dhowr sano deggenaadaan bay sida dalal badan sanka ka qabsan.

    waa dad inta dalkoodii oo ah dal aad u qiimo badan
    ku xaaray oo musqul ka dhigay haddana moodaya
    in dalkastaa dalkoodii yahay.

    Waxaan dugnaaba waa dalkaas geeska afrika ku yaal ee qiimaha badan oo lagu wareejiyo ummado u baahan dhul ay dagaan oo nolol wanaagsan ka samaystaan, kuwa ku xaaray ee wali joogana laga masaafuriyo, kuwa ka maqanna laga mamnuuco in ay dib ugu soo noqdaan.

  7. Kalsame says:

    Farmaajo inuu Libaax yahay waxaan ku ogaaday dacaw ka dab yuusaya. Tuug, dallaal, Mooryaan, iyo intii qaranka baafaysay oo dhan waawaraydii baa ka dhammaatay. kkkk Mo, noo wad sheekada jaalle.

  8. Kalsame says:

    Farmaajo inuu Libaax yahay waxaan ku ogaaday waxa dacaw ka dab yuusaya. Tuug, dallaal, Mooryaan, iyo intii qaranka baafaysay oo dhan waawaraydii baa ka dhammaatay. kkkk Mo, noo wad sheekada jaalle.

  9. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    CADAADO

    Ka dhex bax, khaniis yahoow ummada SOOMAALIYEED.

    Meeshaan baad ka nac nacleeyasaa habeen iyo dharaar.

    Bax tag GALMUDUG oo soo eeg dhibta iyo gaajada idin haaysaa.

    WALAAHI GALKAAYO aan tegay.. 5 berri baan joogay..

    BARAXLEEEY ani ma tegin.. laakeen dadka ka yimaada oo ka dukaamaysta dhinac PUNTLAND aan la kulmay.

    WALAAAHI, dhalinyarada Reer GALMUDUG in aysan ku kaftan dhinac PUNTLAND.

    Dhinaca BARAXLEEEY markii an kor ka eegay, waa DUNDUMEEYIN… DUNDUMOOOYIN aad mood in ay aboor dhistay..

    HABLAHA reer GALMUDUG khadaamooyin beey ka yiheen GURYAHA MAJEERTEEN. Hablahaa aad moodo in ay ka soo baxeen cadaab ama jahannamo. Diifta ka muuqanaysaa, walaahi waad ka naxaysaa.

    Halka HABLAHA MAJEERTEEN aay wada dhalaalayaan, baraarah, mikaajka, iyo xariirta ay huwanyiheen aadan indhahaaga ka jari karin.

    Dameeryahoow, inta aad dad kale wax ka sheegayso, orod kalkaal reer GALMUDUG.

    AMA GOCUSADIINA iska qota. Waxa kale aad soo saartaan ma leheeee. Sidee GOCOSO u qodanaayeen ee dhulkii ka dhigeen lama degaan.

    Dhilayahay, halkaan intaad soo fadhiisato, aad qaylo iyo buug iyo caay la soo fadhiisanaysaaa….

    CADAADO, waan ku aqaan, waxaad rabtaa in aad tiraahdo GUBTII KABLALAX DAAROOD aan la soo kaftamay oo la soo caaytamay.

    GOBTA KABLALAX weey kaa xishoonayaan, laakeen aniga kaa xishoonayn ee waxaad tahay kugu shaambadeenaya.

    BAX WARYAA CUMAR MAXAMUUD suuliyaasha u qod… oo masqulaha iyo WASTE ka gudh..

    DAFAARYAHOOW DABADA MADOW.. GABADHAADA IYO WALAASHA MIDNA GUUR MA LAHAAA.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  10. sOmalilander says:

    “Wakhtigu Ways Daba Socdaaaaa..
    Adooo Deganaa Abaaaaaaar..

    Marbuu Dirir Kuu Daayoooooo…
    Daruuruhu Ku Curtaanoooooooo..
    Xareeed Ku Dabalataaaaaaaaaaa”

    God bless Somaliland!

  11. Cadaado says:

    Barwaani queen, go ahead and get me your bitch ass sister, mother fucker.
    In aad walaashaa iikeeni laheeyd shaki iigama jirro, guskeeyga madow si eey u laqdo. Daanyeer eey dhilo iyo khaniis iska dhaleen ayaad tahay.
    Mother fucker.
    Waad ciil qabtaa, oo guskeeyga dheer ayaad rabi laheeyd in aan walaashaa iyo hooyadaa isku mar galiya. Oh, waan hilmaamay, hoodayaadii dhilada aheeyd weey baqtisay oo cadaabta ayaa lagu ciqaabayaa inta gus eey jaqi jirtay. Mother fucker.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  12. Mr BaHaL says:

    Barawaani

    Sxb,dadkan aan waxba doorankarin,ee si heshiis ah wax u dooran karin,maxay qabsan karaan?
    Waxay ahayd inaad ka naxdo qaabkan ay Somalidu u nooshahay iyo dulinimada ay dhex fadhiyaan.

    Bal aduu fikr.Dad khiyaamo isku wada haya,maxay qabsankaraan?

    Axmed Madoobe dhulkan ma isaga ayaa iskale saw dhul Somaliyeed maaha?

    Qofku wuxuu isagu iska leeyahay uunbuu siduu doono u maamulankaraa,laakiin marka ay noqoto dhul iyo Ummad la maamulayo waa in si degan loo socdaa oo wax lagu heshiis yahay uu jiraa.

    Dadkani halkaa ayuu qiyaamuhu ugu dhacayaa.
    Dhulkan waxaa iskla Caruurta Somaliyeeed.Axmed iyo xertiisu ama dhamaanteenba waan soo qaadanay wakhtigii nolosheena.

    Caruurta Somaliyeed dhul noocee ah ayaa looga tagaya?

    Waxaa looga tagayaa dhul laysku wada haysto lol
    Waxaa looga tagayaa iyaga oo Kenya dhulkoodii haysato.

    Waxaa looga tagayaa dhul aanay jirin wax laga qabtay oo lagu gaajoonayo.

    Meel kasta waxaa isku haysta Oddayaal wakhtigoodi dagaal iyo qaylo ku soo qaatay.

    Dalmida

  13. BARAWANI KING says:

    MR. BAHAL

    Saaxiiboow su’aal?? Yaa wax dooortaa?

    Adi KISMAAYO ma tagtay?…KISMAAYO 2018 iyo 2019 — 3 jeer baan tegay..

    Yaa wax doorta? dee dad baa wax doorta..

    1. OGAADEEEN oo isku duuban (Reer Cabdulle, Reer Cabdalle, Makaahiil, Tolmooge, Cawlyahan, war waa isu habar wacdeen.. dadka degan waxeey ka yiheen 80% (boqilkiiba waa 80).
    2. SADDE DAAROOD – ani waxaan ka hadlayaa KISMAAYO. GEDO ka hadli maayo.. 8% ( wax ka yadh boqilkiiba waa sideed) Rumayso ama ha rumeeysan.
    3. HARTI ( mAJEERTEEN, DHULBAHANTEE, GISKAQABE, MASHANGULLEE, LIIBAAN GASHEE, LEELKASE, AWRTABLEE, WABEENEEYEE oo Majeerteen ka farcaman) waxeey ku joogaa 11% boqolkiiba 11…. Lakeen Hartigu waxeey dadka ku dhaafeen waa dad maalqabeen ah, oo maamulka KISMAAYO iyo lacagteeda gacanta ku haya.

    4. SHEEIKHAAL, CARAB, waxeey degan yheen xaafada la yiraahdo DALXIISKA.. BOQILLKIBA 1% ayee ka yiheen dadka meesha degan.

    5. BAAJEEN dadkii laha KISMAAYO, maba joogaan waa la dabargoooyey waxeey noqdeen wax la dilay iyo wax cararay. Waxaana sidaa u galay markii aan wareestay waa WALAALAHA GALGADUUD (HABAR GEDIR IYO MAREEXAAN).

    6. GAALJECEL la sheego ani ma arag. Magaalada ma deggana.

    7. DIGLOO MIRIFLEE .. kuma arag magaalada.. ma laha QASAZ DHEERE iyo BAARDHEERE beey ku helib qaataan.

    Marka, AXMED MADOOBE waxaa wata qabiilkiisa. Wax is hortaagi kara ma jidho.

    HARTIGUNA waxeey la socdaan AXMED MADOOBE iyaga oo ku xumaynayaa SADDE DAAROOD.

    Marka, JUBBALAND waxaa isku baacsanayaa waa DAAROOOD ee yaan loo kala heelin.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  14. BARAWANI KING says:

    CADAADO

    War nin yahooo ani war ma hayn. Waxaan ahaa war moogee.

    Dagaalkii aad gasheen ee HABAR GEDIR, waxaan moodaayey in aad is-xoreeyseen..

    Hase yeeshee, 5 berri aan joogay GAALKACAYO arrin kale baa ii soo baxday.

    Horta waan ka xumahay, dagaalkii waad eedeen. Waad ku khasaarteen mood iyo dhaqaalee..

    Dagaalkii waxaan mooday in aad isaga jadheen SHABBADII CALI YUUSUF.

    BOQOR CALI YUUSUF, ILAAHEEY HA NAXARIISTO, baa yaqaan sida la idin dhaqo.

    Hase yeeshee, waxaan soo arkay idinka oo GAALKACAYO ka ah, masaakiinta ugu liidata Soomaalida ku nool GAALKACAY.

    Walaahi waxaa idin ka sharaf badan:

    == REER SHABEEELEEE
    == EELAAAY.

    GAALKACAYO waxaad ka shaqeeysaan suuliyaasha aad qodaan.

    GAALKCAYO xoolaha aad ka qashaan, markaas baa majaha iyo caloosha la idin siiyaaa.

    GAALKACAYO markii suuliyaasho buuxsamaan, idinka xaarka dhabarka gaga gudha.

    HABLAHA HABAR GEDIR, walaahi Guryaha MAJEERTEEN beey ka yiheen BOO-ISSOOYIN (KHADAAMO). iyagoo aad moodo, in xabaal ka soo baxeen, labada indhood lee arki kartaa…

    Wax kale iska daa, markii aad u soo gobeeysaan dhinac PUNTLAND, waa la idin tidhiyaa…. Markii aad noqonaysaana waa la idin baadhaa, se aadan wax u soo xadin.

    Gumaysiga yaal GAALKACAYO, aad baan uga naxay.. Meel la isu naxariisto ma aha.

    Waliba waxaan aad ula yaabay sida loola dhaqmo HABAR GEDIR. Cunqabateen xoog leh baa saarin.

    Dhinac BARAXLEEEEY: iSKUUL MA LAHA. CUSBUTAAL MA LAHA, NABADI MA TAAL, HOTEELO WACAN MA LAHA… GAROON KUBBADIID MA LAHA.. GAROON DIYAARADEED MA LAHA.

    DHINACA BARAXLEEEY, waa gelin gelin…

    Marka, HABAR GEDIR, shaabadii BOQOL CALI YUUSUF ku dhufsaday, waa eedeen.

    HABAR GEDIR, xoogaa ay bililiqsadeen waa ka baxday. Awalba lacag xaaraan ah beey ahayd..

    HABAR GEDIR, dagaalkii waa ku khasaartay… RAG MA JOOGO, kuwo dariiqyada tuugsada.. mid indho la’a.. mid gacmo la’..

    YAA SAATIR.

    WARYAA CADAADO, orod dadkaas wax u qabo.. CADAADUNA waa la mid, ani ma tegin, laakeen wiil MAREEXAAN ah baa iiga sheekeeyey, oo waliba ah XILDHIBAAN GALMUDUG ah, oo aanu isla qadaynay.

    NAJISYAHOOW, OROD DADKAAS WAX TAR… INTA AAD HALKAAN SIDEE NAAG WAALAN UGA CAAYTAMAYSO.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  15. BARAWANI KING says:

    CADAADO

    Maxuu yidhi.. gus madoow lee wataakkkkkk

    War awalba yaa wase jidhay.. DAMEERAHA WAS JIDHAY iyo KUWO KA LIITA ee aan ku soo arkay GAALKACAYO.

    OROD DEE WAS……

    Waxaan maqli jidhay.. HAWIYAHA MARKII AY XOREEYSTEEN, AAR HOOY DAAROOD AROOS LEE KUWADA JIDHAY…. MARKII LOOGA YAACAY GURYIHII DAAROODKA….

    WAAYO, HAWIYEE, JIMBAAR LEE KU SEEXDAA. MA SAREER BUU WALIGIIS ARKAY.

    ILAAHOOW KUU NAXARIISO.. JAALLEE SIYAAD .. BAA NAGU BARUURIJIYEY OO SHAQOOYIN SIIYEY..

    WAXAAN MAQLAY, DAWLADII MAJEERTEEN, HAWIYEE, BAYITOONI (OFFICE BOY) MA DHAAFIN JIDHIN…

    HAWIYEE, CAWAANKAAS, SIYAAD BARRE BAA DADKA SOO DHEX GELIYEY…

    WAA KAASE YAA CAWAANKA KA QABANAYAA UMMADA SOOMAALIYEEED…

    WAXEEY KUFSADAAN IYO WAXEEY BILILIQAYSTAAN MOOYEE, CAR WAA KAAS YAA QABANAYAAA.

    WARYAA DABSHID…. ADEERADAA HAWIYEE, SOOMAALIDA KA QABTAA..

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  16. Ahmed says:

    Only 4 days ahead of us to conclude a long journey of constitutional fight.
    we Will make Jubbaland great again.

  17. Cadaado says:

    Barwaani queen,
    How does your sister like my big black Hawiye dick? Walaashaa dhilada ah soo weeydii guskeeyga sida eey u laqday deep throat, jiimbaarta wax kaga fiican wasmada malahan, oo walaashaa guskeeyga iyo jiimbaarta dhexdooda ayeey sida sandwich ugu dhex jirtaa.

    Hooyadaa was iyo dhiladii ku dhashay, ee xaaraatii lagu wassi jirray hadeer aaqiro lagu cadaabayo, mother fucker.

    In aad waalantahay waan ogahay, waxaan kaloo ogahay in dhilooyinka kula dhashay oo dhan aad ragga ka’iibin jirteen, oo waxaa ku barray dhaqankaas pimp ka, dhilada ku dhashay ee baqtisay now. Mother fuckers.

    Hawiya waa uu ku wassaa oo walaalahaaga dhilooyinka ah ayaa jecel guska Hawiye, there ain’t shit you do do about it.

    Once Hawiye, never go back. Mar hadii eey walaalahaa wasseen Hawiye, waligood gus kale ma celinaayo mana rabaan gus kale.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




Ururka Iskaashiga Islaamka oo sheegay Inay Jabuuti ku taageeri doonaan Kursiga ay isku hayaan Kenya
- Aug 24, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa shaaca ka qaaday inuu ...
Muuqaal: Cali Xaraare oo Waraysi uga hadlay Xaalada Jubbaland ! [Daawo]
- Aug 24, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare   ayaa Barnaamij ku lafa Guray Xaalada Siyaasadeed ee ...
R/Wasaare Khayre oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Muqdisho [Daawo]
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo soo xidhay ...
MUUQAAL: Cawaale oo ka hadlay Wuxuu kala Kulmay Boorame, Safarka Xamar iyo Jigjiga
- Aug 24, 2019
Boorame ( Kalshaale ) Cawaale oo ka hadlay Wuxuu kala Kulmay Boorame, Safarka ...
MUUQAAL: Saarkiishii kasoo goostay Somaliland & Madax ka tirsan Puntland oo Warbaahinta la hadlay ! [Daawo]
- Aug 23, 2019
Badhan ( Kalshaale ) Taliyihii Ciidamada Millateriga Somaliland ee magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!