Masuuliyiin ka socda Dawladda Federaalka iyo Somaliland oo Sucuudiga kulan ku yeeshay

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa dalka Sucuudiga kulan ku yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi,      Wasiirka kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee DF Soomaaliya, Wasiirka Arimaha Dibadda DF Soomaaliya, Wasiirka Maaliyadda DF-Soomaaliya , Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’isal Wasaaraha DFS iyo  Wasiirka Arimaha Gudaha ee Somaliland.

Madaxdan Soomaaliyeed ayaa Sucuudiga u tagay Gudashada Waajibaadka Xajka, oo kamid ah Shanta Tiir ee Islaamka.

Waa Arin bogaadin mudan in dadka Soomaaliyeed ee Wada dhashay ay muujiyaan isku soo dhowaansho, Iyadoo ay waxa la isku hayo ka wayntahay waxa laga midaysan yahay.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Idoor Liqe says:

    Man of the match , Ahmed Ciise Cawad , wiilkii si cad u dhahay waan hor istaagayna snm aqoonsi
    Inay hesho. Ginina maalin ku soo afkaray.

    Riwaayadii Burco iyo Hargiesa waa soo xidhmeysa ,
    Adeer qarankan Somaliya lama hadlayo qabiil
    Somaliya dega . Khasab iyo Sandule weeye in ay na soo raacaan .

    Either Road or Highway !!!!

  2. Guulwade says:

    Xajka isku arkeen. Maxaa udiiday inay garoowe muqdusho hargaysa isku arkaan. Diinta oyo Xajka waa inaan been laga sheegin. Carabta iyo Aduunka. Waan isku arki karaa laakiin Marka somaliya la yimado. La is caaya diinta ma ogola. Iyo istus. Dibada ha. Shacabka beenta laga daayo alaah wuu ogyahay beenta. Marka la sgeegayo .dad waawayn. Oo iskalaqadqadaka wada muda dheer. Iyi gaalo in la baryo. Oo layiraahdo. Mawada hadli karo shacabka la isku diro waa tariikh xumo somalida. Cadaysteen. Gaalo iyo muslim waa ogayahay inay somalida.istusaan. dawalado kale. Dhexdooda. Cadawada iyo qabyalad kudhaqmaam. Xajka beenta wa xaraan. Iyi colaad is nacayb Xajka laga soo noqdo beenta lasiiwado iyo dagaal. Joogta ah .somali baan ahay Xajka wa caadi ganacsiga waa caadi. Laakiin xuduud baan samayn iyo la iima iman karo. Iyi reer hebel anaa xooh ku xumo. Iyo africa yurub kaalaya. Ceebta nada ogaada.

  3. Garqaad says:

    Isku maqantii lagu maqnaa.

  4. Jabhad says:

    Alxamdulilah kol haduu alle ii aqbalay ducadii aan u

    Duceyey xaji muuse waaka somali iyo inamadisi

    Dhex tagan guulaysta oo wada guulaysta war ciida

    Dhiciya idinkoo mideysan

  5. Dabshid says:

    Xujey muslimiin ah oo Xajka isku arkay waaye, ee siyaasadda ka daaya.

    Wixii siyaasad ah markale ayaa laga tashan.

  6. Jabhad says:

    Xaaji muuse meeshii ugu mudnayd ayuu isku soo

    Dhiibay waana geesi gartay halka gartu taal xabashi

    Xaramkaa ka roon




Taliska Booliska oo ka hadlay Weerarkii SYL Iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay weerarka caawa lagu ...
DEG DEG : Wararkii ugu Dambeeyay Hotel SYL ee Muqdisho, oo Weerar Noociisu Cusub yahay Caawa lagu qaaday
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar Qorshaysan oo Caawa Fiidkii ...
MUUQAAL: DF-Somalia oo Shaacisay Guulo ay gaadhay, iyo dalal itoobiya ku jirto oo ay uga Horayso
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) DF-Somalia oo Shaacisay Guulo ay gaadhay, iyo dalal itoobiya ...
R/wasaaraha Itoobiya oo Gudoomay Abaalmarinta Nabadda iyo Arin Xasasi ah oo Khudbadiisa uu kaga hadlay
- Dec 10, 2019
Oslo ( Kashaale ) Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo ka hadlayey munaasabadda ...
Muuqaal: Ucid iyo Wadani “Muuse Biixi Madaxwayne Nooma Noqon doono” iyo Faysal Waraabe oo u hadlay
- Dec 10, 2019
Hargeisa   ( Kalshaale ) Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland  ee Wadani iyo UCID oo maanta shir ku wada ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!