DAAWO: Amiin Caamir oo Sawirro Cajiib ah ka sameeyay Axmed Madoobe iyo Xaalada ay Kismaayo gashay

Kismaayo ( Kalshaale ) Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawiro Cajiib ah ka sameeyay Madaxwaynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Madoobe] oo doonaya inuu Mar kale noqdo Madaxwaynaha maamulkaasi.

Axmed madoobe ayaa lagu eedeeyay inuu Fulinayo danaha dawladda Kenya oo xiisad ay kala dhaxayso dawladda dhexe ee Soomaaliya.

Sidoo kale mid kamid ah Sawirada ayaa lagu muujiyey Ballanqaadka madaxwyane Axmed madoobe oo lagu sheegey “Mushahaar la’aan, Masaafurin cidii ka hor timaada, iyo Mooshin la’aan”.

Iyadoo xalay Gudiga doorashada ee Madaxwayne Axmed Madoobe uu magacaabay Xildhibaano ayaa siwirka lagu muujiyey inay ku jiraan Shaqaalihii guriga.

Magaalada kismaayo waxaa mudooyinkii dambe ka taagnayd Xiisad ku aadan Doorashada maamulkaasi, iyadoona maanta iyo Xalay lagu kala dhowaaqay Laba Baarlamaan, taasi oo khal khal hor sii Abuuri doonta.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Dabshid says:

    Amiin Caamir wuxuu sawirey in Kablalax ka maarmin LEASH SHISHEEYE,

    Su’aashu waxaa waaye ilaa waqtigee Kuukuuyo sii joogikartaa.

    Car Jilib iyo Jamaame imow

  2. gaafaw says:

    aabo axmed mar sadexaad soonoqo

  3. gaafaw says:

    dabshid
    kkkkkkkkkk ileen cagane ayad ahayd

  4. Dabshid says:

    Gaafaw

    Kkk

    Caagane xow aheey, ma reer Jigjiga

  5. BARAWANI KING says:

    SALAMAU CALEEKUM

    TAAGEERAYAASHA AXMED MADOWBE ee aanu ka seexan waaynay waa xaafada DALXIIS..

    LUGA-DHEERE baa yaabay..

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    Xaafada DALXIIS, dantooda waa yaqaaneen..

    7 dhalinyaro oo KABLALAX ah aa LABO MOORIYAAN loo dilay…..

    Xaafadda ugu qoruxbadana waa loo hibeeyey…

    WALAAHI mid SADE AH hadii uu soo baxo in aysan caano ku maaleeen.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Ali Zubeer says:

    Kkkkkkk

    Amiin caamir waa nijaas isku dara runta iyo beenta.

    Tan uu ka sawiray xildhibaannada Axmad dhuxulayste waa sax laakiin bad baa laga tanaasulayaa waa riwaayad.

    Si kastaba Axmad Dhuxulayste waa in la caydhiyaa oo laga gaadhaa Jubbaland.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors




Taliska Booliska oo ka hadlay Weerarkii SYL Iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay weerarka caawa lagu ...
DEG DEG : Wararkii ugu Dambeeyay Hotel SYL ee Muqdisho, oo Weerar Noociisu Cusub yahay Caawa lagu qaaday
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar Qorshaysan oo Caawa Fiidkii ...
MUUQAAL: DF-Somalia oo Shaacisay Guulo ay gaadhay, iyo dalal itoobiya ku jirto oo ay uga Horayso
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) DF-Somalia oo Shaacisay Guulo ay gaadhay, iyo dalal itoobiya ...
R/wasaaraha Itoobiya oo Gudoomay Abaalmarinta Nabadda iyo Arin Xasasi ah oo Khudbadiisa uu kaga hadlay
- Dec 10, 2019
Oslo ( Kashaale ) Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo ka hadlayey munaasabadda ...
Muuqaal: Ucid iyo Wadani “Muuse Biixi Madaxwayne Nooma Noqon doono” iyo Faysal Waraabe oo u hadlay
- Dec 10, 2019
Hargeisa   ( Kalshaale ) Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland  ee Wadani iyo UCID oo maanta shir ku wada ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!