Nin u dhashay dalka Kenya oo Lagu dilay Magaalada Boosaaso [Daawo]

Boosaaso  ( Kalshaale ) Nin u dhashay dalka Kenya oo ka shaqaynayey Badda iyo Kalluumaysiga ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay magaalada Boosaaso,  Kaasi oo uu dilay nin la shaqaynayey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliyaha Qaybta ee magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuu Dilku salka ku hayo  Arimo la xidhiidha Shaqadii ay wada Hayeen Labada Nin, waxaana lasoo xidhay  Ninkii dilka gaystay.

Dhinaca kale waxaa taliyaha wax laga waydiiyey Qarax maanta ka dhacay magaalada Boosaaso, wuxuuna sheegay inaysan jirin cid wax ku noqotay Qaraxaasi.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




DF Soomaaliya oo Midowga Afrika ka diiday Inay kala hadlaan Kiiska Badda
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney ka diiday guddiga midowga ...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo sheegay Inay Jabuuti ku taageeri doonaan Kursiga ay isku hayaan Kenya
- Aug 24, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa shaaca ka qaaday inuu ...
Muuqaal: Cali Xaraare oo Waraysi uga hadlay Xaalada Jubbaland ! [Daawo]
- Aug 24, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare   ayaa Barnaamij ku lafa Guray Xaalada Siyaasadeed ee ...
R/Wasaare Khayre oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Muqdisho [Daawo]
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo soo xidhay ...
MUUQAAL: Cawaale oo ka hadlay Wuxuu kala Kulmay Boorame, Safarka Xamar iyo Jigjiga
- Aug 24, 2019
Boorame ( Kalshaale ) Cawaale oo ka hadlay Wuxuu kala Kulmay Boorame, Safarka ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!