MUUQAAL: Weerar Dhiig badan ku daatay oo ka dhacay Ceel-Afwayn iyo Wararkii u danbeeyay

Ceerigaabo ( Kalshaale ) Deegaanka Ceel-Afwayn ee Gobolka Sanaag waxaa Weerar Hubaysan ka gaystay Dablay Hubaysan, kuwaasi oo dilay 5- Ruux.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saddex Haween ah iyo Laba Nin ayaa ku dhintay Weerarka, Waxaana sidoo kale ku dhaawacmay dad kale Sida uu xaqiijiyey maayarka degamadaasi Ceel-Afwayn.

Weerarka dadka badan ku dhinteen ayaa la sheegay inay soo Qaaday Mid kamid ah beelihii Mudooyinkan dambe ay Colaadu ku dhexmaraysay Deegaanka Ceel-Afwayn ee gobolka Sanaag.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Ali Zubeer says:

    Caqli xumo iyo nijaasnimo weeye in imminka magac qabiil lagu daadiyo dhiig Soomaaliyeed.

    Daanyeertan Soomaaliyeed ee dumarka xitaa xasuuqayo haddii ay ahaan lahayeen shabaab iyo kuwa beelaysan waa in dadka damiirka leh ka hortagaan.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  2. Mr BaHaL says:

    Kuwana waxay isku dilayaan Maqaamka Ceel-afwayn.

    Somalidu waa da raadiya khilaaf ay isku dilaan.

    Dalmida

  3. Somalijecel says:

    Illahay hakala qaboojiyo waa walaalaheen aynu wax waliba wadaagno.
    Jinsiga Somalida runtii wax baa ka qaldan.

  4. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Dulligaan Aad dadka moodo ka hor!!!Aabayaasheen waxay dhihi jireen; “Haweenku waa BIR magaydo”. Dhaqanrog, jaahilnimo Iyo diradiraale Maqaam doona intee la gayn?. WBT

  5. Jabhad says:

    Waa dagaal shaydaan ka adegtay waa nasiib daro

    In haween la laayo dhaqanka somaliyed kuma jirin

    In maxasta iyo matada la laayo war ina ragoiw ka

    Xishooda DUMARKA wax garadka reer ceel afwayn

    U kaca daminta colaada

  6. Land of Punt says:

    Ilaahay ha kala qaboojiyo.
    Beelaha Dhuloos Barkad, Hayaag iyo Bahararsame 60 nin iska dileen..
    Cumar Maxamud iyo Bahararsame 30 nin iska dileen.. Waa laga heshiiyey hore looga socday inta mag kala qaateen..
    Laakiin Habar-Yonis iyo Habar Jeclo dagaalkaan wuxuu socdaa 30 sano….waa in xal ka gaaraan oo beelahaan hadday ayaga wax xalin karin tol kale u yimaadaan ama Somali kale.
    Dhuloos iyo Majeerteen waxaa kala dhex galay Ogadeen iyo Mareexaan, waana ku guulaysteen..
    Arinka haddaan dowlad ahaan loo xalin karin waa in dhaqan ahaan loo haliyo.
    In naaga iska dilaan maraysaa..daanyeer Iidoor.

  7. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Farmajo/Khayre, war waari-maysane Xusuus Dadnimo oo geesinimo leh Ummadda uga taga Macnaha jara xarigga REER HEBEL, waxaa ka mida tan hoose. °La og inay Magaaladaan Xamar ay as-aaseen Reer Xamar iyo Reer Mattaan Balse maanta noqotay Caasimaddi Ummadda Somali HADDABA waa in loo sinnaada Min Raskiamboni ilaa Loowyacadde. °Kii aan intaa garan Looma xannib-naan-karo SIDAA daraadeed Waa inaad WADA-tashi & Kuwii isla doontaan. °Idiin faanimaaye Anoo dhallinyara baan u bareeray Waxa idin haysta oo kala Cid Dhabarka iga Dhirbaaxda mooye Cid kale ma arag. °Haddaba hadduu SWT-Ofsaday Yariisow.
    -°ANIGU Bedelkiisi waxaan la jira Qabiilistaha Ing Maxamed Xaashi Elmi Sababta oo ah; WAA AHLU DIIN, WAA HAWLKAR, WAA NIN HUFAN oy tuugnimo ka dheer tahay ANIGANA intaa igu filan. °Isagana waxaan dhihi-lahaa; “Maxamedow, Somali làaanteed ISAAQ ma jiraaye, Somali wax u qabo”. WBT.

  8. Kalsame says:

    Allaha kala qaboojiyo ayaannu leennahay walaalaha Soomaaliyeed ee shaydaanku ka adeegtay.




DAAWO: Cawaale aadan oo Bandhig Cajiib ah ku Qabtay Boorame (Video)
- Aug 24, 2019
Boorame [ Kalshaale ] Fannaanka Cawaale aadan oo Bandhig Cajiib ah ku Qabtay ...
DF Soomaaliya oo Midowga Afrika ka diiday Inay kala hadlaan Kiiska Badda
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney ka diiday guddiga midowga ...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo sheegay Inay Jabuuti ku taageeri doonaan Kursiga ay isku hayaan Kenya
- Aug 24, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa shaaca ka qaaday inuu ...
Muuqaal: Cali Xaraare oo Waraysi uga hadlay Xaalada Jubbaland ! [Daawo]
- Aug 24, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare   ayaa Barnaamij ku lafa Guray Xaalada Siyaasadeed ee ...
R/Wasaare Khayre oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Muqdisho [Daawo]
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo soo xidhay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!