Muuqaal: Gudi loo saaray Dadkii badnaa ee lagu dilay magaalada Baydhabo

Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa magacaabay guddi loo xil saaray in baadhitaan ku sameeyeen dadkii shacabka ahaa ee 9kii Bishan August 2019 lagu dilay beer kutaala duleeka Magaalada Baydhabo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Guddigan ayaa ka kooban Wasiiro, saraakiil ciidan iyo maamulka gobolka, waxa ayna guddigan si qoto dheer u baari doonaan dilkii duleedka Baydhabo loogu geestay Ganacsade Cali Marguuzi iyo dad kale oo shacab ah.

Ugu yaraan 8-Qof lagu dilay duleedka magaalada Baydhabo,  Waxaana dadkaasi lagu dilay ku jiray Cali Marguuzi oo ahaa Ganacsade caan ka ah deegaanka, Waxaana la sheegay inay dilalkan Salka ku hayeen Colaad u dhaxaysa laba beelood.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL: Faadumo Siciid oo Siyaasada uga Baxday Xaaladaha ka taagan Somaliland [Daawo]
- Oct 14, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Faadumo Siciid oo kamid ah Xisbiga Wadani ayaa maanta ku dhowaaqday ...
Madaxwayne Farmaajo oo Bulshada la Wadaagay Fariin ku aadan Maalinta 14-ka Octoobar
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa Bulshada Soomaaliyeed la wadaagay Fariin ku ...
Maraykanka oo Ciidamo Cusub usoo Diraya Soomaaliya iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Mareykanka ayaa diyaarisay ciidan cusub oo dirayo Soomaaliya si ay ...
Boorame: Sheikh Xasan Daheeye oo Si kulul uga hadlay Xafladii Kismaayo, Siciid DENI iyo Xaalada Somalia [Muuqaal]
- Oct 14, 2019
Boorame ( Kalshaale ) Sheikh Xasan Daheeye oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ...
DAAWO VIDEO: Baarlamanka Puntland “Kismaayo Caleemo Saar kama dhicin, Waxay ahayd Af-lagaado Madaxda DF”
- Oct 14, 2019
Boosaaso ( Kalshaale ) XIldhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa si adag uga ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!