MUUQAAL: Fannaanka Reer Jabuuti ee Cawaale Aadan oo Hargeisa ka degay iyo Qadiyada Somaliland oo la waydiiyey

Hargeisa ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa waxaa lagu soo dhoweeyay Fannaanka Soomaaliyeed ee Cawaalle aadan, oo kasoo kicitimay dalka Jabuuti.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cawaale waxaa garoonka uga horyimid Qaybaha kala duwan ee Abwaanada iyo Fanaaniinta magaalada Hargeisa, iyo Wakiilka Hargeisa u fadhiya dalka Jabuuti.

Cawaaale ayaa sheegay inuu ku Faraxsan yahay inuu yimaado hargeisa, wuxuuna ka mahad celiyey soo dhowaynta isagoo Xusay inuu horay u sheegay inay tahay Hoygii Murtida.

Waxaa wax laga Waydiiyey inuu kasoo Horjeedo Somaliland, Wuxuuna Waryihii ugu Jawaabay “Anigu Siyaasi ma ihi, Qaran ma dumin karo, Mana dhisi karo, Meel lagu dhisayo ma arag, Balse adigaa yidhi waa lagugu xantaa inaad kasoo horjeeda Somaliland ee la iguma cadeeyo anigoo idhi” Ayuu cawaale uga baxay.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Land of Punt says:

    Calankii Somaliland ayaa qoorta u suran, nin miskiin ah oo xoogaa magac iyo Lacag raadinaya, hadana waxay waydiinayaan Somaliland ma jeceshahay..?
    Bal daanyeertaan Iidoorka su’aashaas waydiisay ka warama? kkkk dee ha xiran daanyeerka ilka qoran.
    Puntland Alshaab iyo Al-itixaad ayaa haysta, fanaan maba tegi karo…..iga rumaysan Puntland waa xero extremists.
    10 sano ka dib kuwo Alshaabab ka daran ayaa qabsan… Run
    Kkkkkkkk




DAAWO: Cawaale aadan oo Bandhig Cajiib ah ku Qabtay Boorame (Video)
- Aug 24, 2019
Boorame [ Kalshaale ] Fannaanka Cawaale aadan oo Bandhig Cajiib ah ku Qabtay ...
DF Soomaaliya oo Midowga Afrika ka diiday Inay kala hadlaan Kiiska Badda
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney ka diiday guddiga midowga ...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo sheegay Inay Jabuuti ku taageeri doonaan Kursiga ay isku hayaan Kenya
- Aug 24, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa shaaca ka qaaday inuu ...
Muuqaal: Cali Xaraare oo Waraysi uga hadlay Xaalada Jubbaland ! [Daawo]
- Aug 24, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare   ayaa Barnaamij ku lafa Guray Xaalada Siyaasadeed ee ...
R/Wasaare Khayre oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Muqdisho [Daawo]
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo soo xidhay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!