Daawo Cali Dahab “Xukuumadda iyada ayaa ku ceebaysan arinta Caare, Karis xun ku wax la,”

Ceerigaabo ( Kalshaale ) Cabdillaahi Axmed Maxamed oo kamid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Wadani   ayaa xukuumadda Somaliland ku eedeeyay inay ka gaabisay xaalada gobolka Sanaag gaar ahaan Colaada Ceel-Afwayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Dadku way isku dhici karaan, balse marka la dhameeyo wixii dambe ee dhaca Xukuumadda ayay u taalaa inay wax ka qabato,  Fashilkaas waxaa qabtay Xukuumadda “ Ayuu yidhi.

Wuxuu ka hadlay Wadahadalka Xukuumadda Somaliland iyo Jabhada Kornayl Caarre , Wuxuuna sheegay in la eegayo sida ay xukuumaddu arintaasi uga jawaabto.

“Karis xun iyada ayaa ku wax la ‘   Dabka laguma ciyaaro,    Maalinta uu Ninka ahaa Caarre maalin ayay ahayd, Markii u gudbay dhinaca Qardho maalin kale ayay ahayd,  Maanta  oo uu soo noqday  waa maalin kale”. Ayuu yidhi Cabdullaahi.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Taliska Booliska oo ka hadlay Weerarkii SYL Iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay weerarka caawa lagu ...
DEG DEG : Wararkii ugu Dambeeyay Hotel SYL ee Muqdisho, oo Weerar Noociisu Cusub yahay Caawa lagu qaaday
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar Qorshaysan oo Caawa Fiidkii ...
MUUQAAL: DF-Somalia oo Shaacisay Guulo ay gaadhay, iyo dalal itoobiya ku jirto oo ay uga Horayso
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) DF-Somalia oo Shaacisay Guulo ay gaadhay, iyo dalal itoobiya ...
R/wasaaraha Itoobiya oo Gudoomay Abaalmarinta Nabadda iyo Arin Xasasi ah oo Khudbadiisa uu kaga hadlay
- Dec 10, 2019
Oslo ( Kashaale ) Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo ka hadlayey munaasabadda ...
Muuqaal: Ucid iyo Wadani “Muuse Biixi Madaxwayne Nooma Noqon doono” iyo Faysal Waraabe oo u hadlay
- Dec 10, 2019
Hargeisa   ( Kalshaale ) Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland  ee Wadani iyo UCID oo maanta shir ku wada ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!