MUUQAAL: Suldaan ka Warbixiyey Halka uu Marayo Wadahadalkii Jabhada Caarre iyo Somaliland

Ceerigaabo ( Kalshaale ) Mudooyinkii dambeeyay waxaa ka socday magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag Waan-waan ay Odayaasha dhaqanku ka dhex wadaan Jabhada Kornayl Caarre iyo Xukuumadda Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mid kamid ah Odayaasha dhaqanka  ayaa sheegay in loo baahan yahay in Bulshada Gobolka sanaag ay dhamaantood Qayb ka noqdaan sidii xal rasmiya loogu heli lahaa Colaada deegaanka ceel-Afwayn ee Wakhtiga dheer u dhaxaysa laba beelood oo halkaasi wada dega.

Wuxuu sidoo kale Suldaanku ka Warbixiyey  Wahadalkii Jabhada Kornayl Caarre iyo Somaliland.

“Meel fiican ayuu marayaa Wadahadalkii,  Dhinaca Jabhadda Nabadda waanu kasoo Xidhnay,   Balse Way dhamaan lahayd ee Xajka ayaa inaga soo dhex galay, oo Waxaynu sugaynaa Muuse Biixi, waa in la taageero wax wanaagsan”.

Suldaanka ayaa Qurbajoogta kasoo jeeda deegaanka ugu baaqay inay ka waantoobaan Colaada ay Hurinayaan.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Markan okala reer sanaag lo calaacala adeer ilmada ceshada marhoraanu
    Idiin sheegnay qabiil qaran manoqdo Aadan zaro baayaabay




DAAWO: Cawaale aadan oo Bandhig Cajiib ah ku Qabtay Boorame (Video)
- Aug 24, 2019
Boorame [ Kalshaale ] Fannaanka Cawaale aadan oo Bandhig Cajiib ah ku Qabtay ...
DF Soomaaliya oo Midowga Afrika ka diiday Inay kala hadlaan Kiiska Badda
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney ka diiday guddiga midowga ...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo sheegay Inay Jabuuti ku taageeri doonaan Kursiga ay isku hayaan Kenya
- Aug 24, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa shaaca ka qaaday inuu ...
Muuqaal: Cali Xaraare oo Waraysi uga hadlay Xaalada Jubbaland ! [Daawo]
- Aug 24, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare   ayaa Barnaamij ku lafa Guray Xaalada Siyaasadeed ee ...
R/Wasaare Khayre oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Muqdisho [Daawo]
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo soo xidhay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!