MUUQAAL: Sheikh Aadan Siiro oo Madaxwayne Biixi iyo Qoyskiisa ku eedeeyay Dhul Boob [Daawo]

Hargeisa  ( Kalshaale ) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud [Aadan Siiro ] oo Maanta Salaadii Ciida Khudbad ka jeediyey magaalada Hargeisa, ayaa madaxwaynaha Somaliland iyo Qoyskiisa ku eedeeyay Dhulboob.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaa dhacay Dhulboob ay Xukuumaddi ay Kow ka tahay, Buurta kala jeexan oo 300 oo Qoys deganaayeen ayaa loo Xukumay madaxwaynaha iyo Qoyskiisa.”

“Madaxwayne biixi waxaan leenahay in walaalkaa loo xukumo  300 oo Guri,   Caqli iyo sharci ahaan maaha wax la Aqbali karo, waxaanu leenahay Jooji hadii aadan ka raali ahayn.”

“Sheekh Aadan Siiro ayaa sidoo kale sheegay in Xukuumaddu Somaliland  ay dhaqaalihii isku koobtay, “Waxaan leenahay dhaqaalaha hala Fur-furo”. Ayuu yidhi Sheekhu.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Hayaan says:

    Aden Zero, ma ge’o in loogu yeedho titleka Sheikh waa dembi Shakhsi noocaas oo kale ah in loogu yeedho (Sheekh)”

    Muuse shani dhul haduu boobay maxaad kaqaban kartaa nedel fowqal nedel SNM ama dhul ha boobto ama Qaranimo qabiil haku sheegto waa failier State why Hal SNM ahi qaran ma noqon karo kuwan hoos jiifa ee ay tirada ku buuxsadaan Adduun weynuhu waa og yahay in ay yihiin ( Good for nothing):

    Su’aal Muxuu Muuse ku tegay Xajka Which Passport did he used)?????

  2. Mohamuud says:

    way musalafeen hhhhh

  3. sOmalilander says:

    “Maaweelo Fiican Murtidii Laguu Diray Magaceeda Weeyaane”

    God bless Somaliland!

  4. RAAMALEEY says:

    War ninkaan shiikha AH EE leh War dadka halaga daayo boobka muxuu dhimay WAA hadiiba boobjiro MUUSE BIIXI IYO ina Kaahin iyo kabiinetka Beesha Habar Awal isku Buquujisay shiikh diidaysiiro Aslan washareeco caqligiisaa diiday

  5. RAAMALEEY says:

    Shiikhoow bal xaafadinii BAA saas AH EE baĺ kasheekee waqooyigii somaliyeed waxa beeshaadu kawaday 28sano shiikh siiro horta xawaadlay soodhaf hadaad ilaahay Iyo UMADIISA run usheegaysid waayo somalilind soobooqo OO Xaafadaas UUN HAKA qaylin EE Buuraha tooraboora belaash rag umatafin EE OGOOW caqlan washreeciyan abaabiina

  6. Idoor Liqe says:

    Jaadkii ma soo dhacay Hargiesa maanta ?? Waa imisa Dabamusbaarku ???

    Hargiesa Gabdho qurux Badan baa jooga eesh calaa . Toyota Prado 2018 Baan ku dhexwata . Suuqa Waaheen baa yaabay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  7. Idoor Liqe says:

    Zabiilander

    Week ka hor waxaan Tagey tuulada Buula Xaar, halka heesta Ahmed Cali Cigaal leeyahay, halka dooxa waheen bad waqooyi kaga Daro kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Gabadh sacad muuse ah baa ila socotay sxb kkkkkkkkk . Eesh Calaa waqooyi Galbeed somaliya Hargiesa . Kkkkkkkk




Taliska Booliska oo ka hadlay Weerarkii SYL Iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay weerarka caawa lagu ...
DEG DEG : Wararkii ugu Dambeeyay Hotel SYL ee Muqdisho, oo Weerar Noociisu Cusub yahay Caawa lagu qaaday
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar Qorshaysan oo Caawa Fiidkii ...
MUUQAAL: DF-Somalia oo Shaacisay Guulo ay gaadhay, iyo dalal itoobiya ku jirto oo ay uga Horayso
- Dec 10, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) DF-Somalia oo Shaacisay Guulo ay gaadhay, iyo dalal itoobiya ...
R/wasaaraha Itoobiya oo Gudoomay Abaalmarinta Nabadda iyo Arin Xasasi ah oo Khudbadiisa uu kaga hadlay
- Dec 10, 2019
Oslo ( Kashaale ) Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo ka hadlayey munaasabadda ...
Muuqaal: Ucid iyo Wadani “Muuse Biixi Madaxwayne Nooma Noqon doono” iyo Faysal Waraabe oo u hadlay
- Dec 10, 2019
Hargeisa   ( Kalshaale ) Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland  ee Wadani iyo UCID oo maanta shir ku wada ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!