Qarax labaad oo ka dhacay Dhuusamareeb iyo Wararkii uugu dambeeyay

DH Mareeb ( Kalshaale )Qarax kale oo xoogan ayaa goordhaw laga maqlay magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana qaraxan la sheegay in uu ka dhacay agagaarka saldhiga booliiska.

Dad kusugan magaalada Dhuuso Mareeb ayaa noo sheegay in ay maqleen dhawaqa qaraxa goordhaw dhacay , walina lamana oga  in qaraxan goordhaw dhacay uu yahay mid ismiidaamin ah iyo qarax kale.

Ciidamada amaanka ayaa gaaray goobta uu qaraxa labaad ka dhacay, waxaana la xiray wadooyin badan oo kuyaala magaalada Dhuuso Mareeb gaar ahaan wadooyinka gala xarumaha ay joogaan Madaxda dowlada iyo kuwa Galmudug.

Xaalad kacsaan ah ayaa ka jirta magaalada Dhuuso Mareeb, waxaana jirta cabsi laga qabo in qaraxyo kale magaalada ka dhacaan, waxaana feejignaan la galiyay ciidamada amaanka ee magaaladaasi ku sugan.

Qaraxan goordhaw dhacay ayaa noqonaya kii labaad oo daqiiqado gudahooda ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb, waxaana goor sii horeesay ruux waxyaabaha qarxa isku soo xiray isku qarxiyay meel ku dhaw xarunta INJI.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL: Faadumo Siciid oo Siyaasada uga Baxday Xaaladaha ka taagan Somaliland [Daawo]
- Oct 14, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Faadumo Siciid oo kamid ah Xisbiga Wadani ayaa maanta ku dhowaaqday ...
Madaxwayne Farmaajo oo Bulshada la Wadaagay Fariin ku aadan Maalinta 14-ka Octoobar
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa Bulshada Soomaaliyeed la wadaagay Fariin ku ...
Maraykanka oo Ciidamo Cusub usoo Diraya Soomaaliya iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Mareykanka ayaa diyaarisay ciidan cusub oo dirayo Soomaaliya si ay ...
Boorame: Sheikh Xasan Daheeye oo Si kulul uga hadlay Xafladii Kismaayo, Siciid DENI iyo Xaalada Somalia [Muuqaal]
- Oct 14, 2019
Boorame ( Kalshaale ) Sheikh Xasan Daheeye oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ...
DAAWO VIDEO: Baarlamanka Puntland “Kismaayo Caleemo Saar kama dhicin, Waxay ahayd Af-lagaado Madaxda DF”
- Oct 14, 2019
Boosaaso ( Kalshaale ) XIldhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa si adag uga ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!