DF Soomaaliya oo Amartay in lasii daayo Markabkii xoolaha ka Qaaday Berbera ee Sucuudigu Xanibay

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaare ku xigeenka Dawladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa amar ku bixiyay in la sii daayo markabkii xoolaha siday ee lagu xayiray dekedda magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga.

Markabkan oo ka dhoofey dekedda Berbera ayaa markii hore lagu xidhay shahaadada caafimaadka ee ay bixiso wasaaradda Xanaannada xoolaha Soomaaliya, balse Raysal Wasaare ku-xigeenka oo degaanka ahaan kasoo jeedanSomaliland ayaa amray in lasii daayo markabkaasi.

Arintan ayaa waxaa Xaqiijiyey qaar ka mid ah Ganacsatada Xoolaha iyo Saraakiil ka tirsan Dawladda Soomaaliya.

Dawladda Sucuudiga ayaa horay usoo saartay go’aanka ku saabsan in Xoolaha kasoo dhoofaya dekedaha Soomaaliya ay wataan Warqada Caafimaadka ee bixiso  DF Soomaaliya.

Mas’uuliyaddu waa tanoo kale, waxay muujisay xukuumadda Soomaaliya degenaansho qoto dheer, waana arrina muhiim ah in ay qaabkan ku dhaqanto, laguna boggaadinayo.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 65)

  1. Dabshid says:

    Mahdi Soo maaheyn Wakiilka Xamar u joogo North Somalia.

    Shaqadiisi ayuu qabsadey haddii kale Hon Marwo Fowsiyo ayaa loo dooran Wakiilnimada Waqooyi Soomaaliya.

    * Nin xoolo kaaga diidey jeeb ninkale Har kuuma jiido.

  2. Dabshid says:

    Flip flops iga dheh aqliga Qurbo-joogta Xanaaqsan ee maamulka Villa Xamar (Qabyo Two )

  3. Kacaanboy21 says:

    Puntland hari. Simaliya qasaya. Gibalka sool harti noqday kuwa garoowe iyo hargaysa ukala nacmleeya. Gobalka waa in laba loo qaybiya. Jegaanta qayb xukunta qayb garoowe laga xukumo. Gabar reer hargaysa hada kahor tiri. Lascaano dadka dagan waa barakacayaal ha guura an oo y ula jeedo. Hargaysa marabaan. Garoowe marabaan. Federalaka oo.kafog bay rabaan. Isma maamulI karaan. Nin walba nin jeebka buu kujiraa. Madaxweynaha kuxigeenkaxildhiban wasirada sool ee garoowe waxay ku joogan baa dil cad. Oo xaqIi. Leelkase awrtable oyo majeerteen yaryar ka bay ku fadhiyaan garoowe mida dheer.

  4. Wadaniboy says:

    Farmaajo wardi udiray sucuudiga. Guul guul waayo naxt time kohr intan la dhiifin sharciga raaca. Dawlad la aqonsan yahay maha. Iyaga kibirka iskadaya.

  5. Laalays says:

    kkkk

    Tolow ma caruur bay u sheekaynayaan!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Hayaan says:

    Dowladda Soonaaliya aad Iyo aad bay ugu mahadsan tahay shacabkeeda waqooyi Galbeed ee Jamhadda SNM ee manaxayaasha ahi ku ooteen Hargaisa, Berbera, Iyo Burco. Waataas dowladnimadu ee xoolihii ugala hadleen Diwladda Sucuudiga haye, hadday oranayaan anakaa naloo sii daayey Xoolaha.

  7. Laalays says:

    Xaqiiqduwaxay tahay in wasiirka xanaanada xoolaha villa-Zoomaal mudo dheer sucuudiga fadhiyay si uu ula dagaalamo in xoolaha la dejiyo. Waxaaseka xoog roonaaday Somaliland iyo ganacsatada xoolaha leh.

    Farmaajo waa ceebtii lixaad ee ka raacda cadaadinta Somaliland!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Laalays says:

    Shalaykuwii mushxaradayay bal u fiirsada caawa!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. sOmalilander says:

    Kkkk dee Farmaajo shaqada haka eryo hadii Raysaralwasaare ku xigeenku Amar kii jabiyay Oo xoolahiii noo fasaxay!!

    K
    Kk
    Kkk
    Kkkk
    Kkkkk
    Kkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkkkkk
    Kkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkk

  10. sOmalilander says:

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk
    Kkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkkkkk
    Kkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Zaki says:

    Yaad waxaa ugu sheekaynaysaan!

    Somalia Xoolaha Somaliland Sucuudiga ugama ashkatooteen markii horeba.

    GANACSATADII CARBEED WAXAY DAWLADOODA KU QANCIYEEN XAQIIQADA JIRTA.

    Weji-gabax kalaa ka raacay maad tidhaahdid.

    Armaajo intaasoo hungo iyo weji gabax ayaa Ku dhacay

    -Harumarinta Dekedda Berbera oo ay ka qayliyeen

    -Mucaawinooyinka Gaalada oo ay anaga nasoo marsiiya dheheen oo laga diiday

    -Xoolaha Berbera ka dhoofa oo ay jaqafad la hoos ordayaan

    -Dalka Gini oo ay dheheen Xidhiidhkaanu u jarnay maadaama oo ay Qaabileen Madaxweynaha Somaliland!

    Maxay Cid yeeleen?

    Nin Qol madow ka hoos qaylinaya yaa wax weydiinaya?.

  12. Laalays says:

    Waa kan maanta Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo soo dhaweeyey kuna farxay xoolaha Ber Bera ka dhoofa in Sucuudigu xanibo.

    Ma caawa ayay miyir qabaan mise saaka ayay waalaayeen?kkk

    Waa kan wasiirka oo afkiisa ku hadlaya.

    https://burcoonline.com/articles/86764/Halkan-Ka-DaawoDawlada-Somalia-Ayaa-Soo-Dhaway-Say-Goaanka-Sucuudigu-Ku-Xanibay-Xoolo-Laga-Soo-Raray-Dekada-Bebera-Ee-Somaliland

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Laalays says:

    sOmalilander

    Armaajo malaa caawu odhan “Xidhiidhka ayaan u jaray R/W ku xigeenka!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Hayaan=Hayyaan, adeer waxaan arkay qoraalo lagu saadaalinay inay saa wax u dhacayyaan oo uusan Farmaajo oglaanayn in Ummad Somali ah dhibaato soo gaadho. WBT

  15. Zaki says:

    Wasiirkii Armaajo u diray Jiddah ee usii fadhiistay Xayiraadda Xoolaha Somaliland malaha Sucuudigaa markuu dareemay busaaradda N&N woxoogaa ugusii dhiibay Armaajo
    kkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkk
    k

  16. sOmalilander says:

    Laalays

    Deee waa sidaaaas..aniguba xidhiidh kaan ujarilahaa nin ka amarkayga diida!!

    Eesh calaaa Movie 🍿

    K
    Kk
    Kkk
    Kkkk
    Kkkkk
    Kkkkkk
    Kkkkkkk

  17. Kacaanboy21 says:

    Citiraafka waxay helayaan hadIi garoowe laga qaxo siday idoor u qaxeen. Besha caalmka arikas sugayaan. Dhulbahante way haystaan. Degaan iyo shacab. Haday madafiicda ay hayaan ku garaca an. Garoowe. Dani bosaso u qaxo. Waxa hubaala in farole muqdsho ama hargaysa iska dhibayo. Laakii .maamulka hargaysa. Way lasoo daaheen arinkaan. Wayo federaalka wuu ogyahay. In hadii garoowe madafiicda loo qaybiyo xaalka isbadalayo. Cali koore. Cali khalif. Raali bay kaihiin in majeerteen. Mar laqaxiyo waayo iyaga waxay qaateen. In laxukumo. Maamulka hargaysa dhulbahante way isdhibeen laakiin madaxweynaha oyo kaahin. Aqonta oda dagaalka baa yar. Waxay udhaqmaaan sida snm jabhad. Marhadii madaxdii dhulbahante. Dastuurka baryaan macnaha. Waa na qabsada. Oo.maldahan wacay noqdeen gun
    Hawiyahajaanis waxay haystaan. Darood kaga aarsadaan. Hartiga kala dadsan. Ee mooday canal kadhigtay federaalka.

  18. Ahmed Somali says:

    ASC.
    sOmalilander, adeer horta Mahdi Maxamed Guuleed wuxuu ku jira Ragga la saadaalina inuu noqdo Madaxweynaha Somalia Farmaajo ka dib, Taageera-yaashina waxaa ka mid ah Farmaajo qudhiisa LAAKIIN haku riyoon in intuu Farmaajo kursiga ku fadhiyo inay cid kale bixikarto amar Xoolo lagu fasaxo. °Adeer aan maskax isticmaalno QALBIGU hanoo dambeeye. °Adeer mooriyaanta Farmaajo/Khayre waa karti miiran EE waxaa ka maan oo kaliya waaya-aragnimo. WBT

  19. Guulwade says:

    Snm jegernata. Waana xasuuqay hadal maha. 27 sano. Dhulbahante waad haysaan. Isdhibeen. Shacab degaan madax khatumo. Garoowe mar qixi ya rag iska dhiga dhulbahante raali buu kayahay in garoowe laga qaxo. Si aad calaacalka isaga daysaan. 27 sano meelwalba. Waxa hubaala hadii cidanka tukaraq garoowe. Madafiicda ku ga raacaan inaan majeerteen. Is difaacayn. Bosaaso ayay u qaxayaan oyo qardho. Besha caalamka. Markas way idin lahadli. Si mug leh. Inta ka horaysa. Iska calaacala.
    Hawiyaha siyasigooda. Way rabaan arinkaas waayo puntlabd baa caqabda ku noqdeen. Hawiyaha makala jecla. Puntland qaxday ama garowe joogtsy. Hawiyaha way idin tagersan yihiin .hsdaladooda waayo.snm waxay lasug ayaan. Inay garoowe yoocada yimdaan ee waad laso dahdeen. Waxa hubaala dhulbahante raali kayahayihiin in garoowe laga qaxo. Hadaysan ka noqon a Waaba la haystaa. Waxa hubaala cali khalif ma jecla magaca harti. Darood majeerteen dhulbahante warsangali. Wuxuu jeclahay in lagumaado. Oo.lajabiyo si tarikhda hargaysa loogu daro. Oo loo yirahdo cali khalif wuxuu ahaa nin tarikh leh oo somaliland usoo halgamay. Waxa hubaala in saga oyo inta kufukirka ah .ay donayaan in garoowe laga qaxo. Farole xataa wuu rabaa in garoowe laga qaxo waayo si maamulka hargaysa u faaniyaan. Hartiga si dooda ba raali bay ka yhin. In garoowe laga qaxo. Tusake madaxweynaha kuxigeen walba oo dhulbahante garoowe ma dhaafo.

  20. Dabshid says:

    Adeer Ahmed Somali – ma adigiibaa mise waa lagu Jabsadey.

    – Farmaajo ma oglaanayn in ummad Soomaali ah dhibaato soo ” GAADHO ”

    Reer Hiiraanku waxey dhahaan in dhibaato soo ” GAARTO ”

    markuu Xawaadle iska dhigaba ” GAADHO iyo JIDHO ayaa ka shifeyso).

    Waa Jareerkii Hargeysa tagey ee Qaldaanka iska dhig yiri ( Waryeey Qaadkii MA AMAADEY )

    Askartii 77 iga dheh ee haamaha garaadaha ku wadan JIDHEY.

  21. Garqaad says:

    Dowladda somaliya Hadeey fasaxeyso Markii horaba maysan dheheen yaan la iibsan xoolaha berbera.

    Waxaan u arkaa sheeko riqiis ah farmaajo ayaa fasaxay.

    Ninka kuu diiday xoolo jeeb nin kale ku jiro muxuu kuula haray.

  22. Garqaad says:

    Dabshid
    Kkkkkkkkk.

    War hanagu qaban deeeeeeeee

    ( Waryeey Qaadkii MA AMAADEY

  23. Laalays says:

    Garqaad

    Dusha waad ka fiirin kartaa lifaaqa aan dusha soo dhigay maantadan wasiirka caafimaad Soomaaliya oo ku faanaya kuna faraxsan xoolaha la xanibay.

    Runtu waxa weeye inaay waayeen awood ay ku xanibaan!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  24. Dabshid says:

    Garqaad

    Kkkk

    Kashifaad

  25. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Garqaad adeer, ama FAD ama HA FADIN manta min oboq ilaa Raskiamboni waxaa talo laga weydiin Farmaajo/Khayre. WBT

  26. Land of Punt says:

    Awalba maxaa hanti shacab loo xajiray? Haddii dowladda dhexe awooday.
    Mise waa power demonstrations.

  27. Garqaad says:

    Axmed somali.

    Haa waan kugu raacsanahay dhulkii 1960kii xuruubay ayagaa loo doortay. Laakiin wixii loo doortay ka mid maaheyn.

    Hargeysa caawinaada halaga gooyo.
    Wadankii hargeysa la xiriiro. xiriika haloo jaro.
    Xoolaha berbera yaan la iibsan markabka dushiisa haku uraane.

    Midda kale farmaajo iyo kheyre. Aniga waa madaxdeyda laakiin kaliya waxaan sheegayaa qaladaadkooda.

    Indhaha yaan lays tirin ninka xukumo tukaraq ilaa xuduudka jabuuti iyo itoobiya. Walaaloow moyee wax kale wixii looga doono waa Iska faduul.

    DH DH DH

  28. NuurkaNederland says:

    NUURKA.
    POLITICAL ANALYST.
    KHABIIR KU TAQASUSEY ARIMAHA ARGAGAXISADA.
    ——————————…………
    WAA SAX IN LA SII DAAYO XOOLAHA.
    OK,WAR YAA KISMAAYO QARXIYEY?AMA INA QARXIYA?
    TUSAALE FUDUD:-
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
    IS=ISRAEL SECRET(EREY BIXIN CUSUB OO ISIS)
    ALSHABAB+CIA+MI6+AMISOM=ONE,DEALERS=QANDARAASLAYAAL USOO HESHIIYEY DAADINTA DHIIGA SHACABKA SOMALIYED EE MASAAKIINTA AH.
    OGAADA ALSHABAB,ISIS,ALQACIDA WAA KOOXO AY KU SHAQAYSTAAN SIRDOONO CAALAMIYA DFS WAA OGTAHAY LKN WAXNBA KAMA QABAN KARTO LKN SHACABKAA LA RABAA INAY FASHILIYAAN WAX KA QABTAAN.WAX XAGJIR LADHAHAA MA JIRO,ANIGA IIKEEN KII KU DHAHA XAGJIR BAA JIRA,

  29. Aarka hargaysa says:

    Xalay Ayaan idiin sheegay in larogay bangigii iibsaday xoolaha ayaa dajistay farmaajaa fasaxay iyo kuxigeenbaa fasaxay ciyaalkana looguma sheekayn Karo nin uxaytay inuu xidho ayaa hadana fasaxay kkkkkkkkk

  30. Dabshid says:

    Garqaad

    Farmaajo iyo Kheyre aniga iyo adiga kaliya ayey madax noo yahiin, dadka kale waa qaar diidan iyo qaar shaxaad doon ah.

    Ninkaad u dooratey Naftaada, Maalkaada iyo Mooradaada, ayaad kula murmeysaa nin Socotaa.

    Eedey Nuurto waxey dhahday Socoto sooryey rabtaa ee Xisaabtan ma rabto.

    – Garqaadow Ugaas Socotada warka uga raadi meeshay jecelyahiin

  31. Aarka hargaysa says:

    Rag xalay meeshan kusoo qorayay bagaa laga xidhay oo faraxsanaa xalay ayaa imika qoraya dhul sonaoiyaad in lofasaxo waa guul kkkkkkkk munaafaqada iyo beentu waa waxaanu idinku nacnay kkkkkk

  32. Aarka hargaysa says:

    Dabshid sxb maxaad ka tidhi farmaajaa fasaxay kkkkkkkkkkkkkkk

  33. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Garqaad adeer, madaxweynaha ka dambeeya Farmaajo Waa beesha Sheekh Isxaaq, anaana ka barya saaxibkay LOP & Hanoolaato Khaatumo inay ila taageeraan. WBT

  34. Laalays says:

    Bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  35. Dabshid says:

    Aarka

    Gacantii hadaad na qavarey, Afka hana qaban,

    Mowqifka Jabhadihii soo celiyey maamul doirashaa, ayaa ahaa inuu DADKU AFKA KA HADLO (Freedom of expression ).

  36. Garqaad says:

    Dabshid imaam salaan sare.

    Kkkķkk

    Beentaa maaha axmed somali wuxuu ku dhashay somali galbeed wuxuu ka mid ahaa dadkii xagaas laga soo qaaday ee hiiraan lagu beraayay laakiin markii filinkaas fashilmay lama huraankii u laabtay.

    Marka in aan farmaajo iyo kheyre kala doodo mabeey aheyn.

    Kujidhaa kajidhaa dh DH.

  37. Garqaad says:

    Axmed somali.

    Gaweeta khaatumo waxaa noogu danbeysay Markii farmaajo la doortay. Hadana waxaan sugeynaa marka farmaajo meesha dhaafo.

    Hadeey sidaas kuu dhibee midnimada iyo Wada jooga Somaliland. Aan tala kisiyee. Korneel caare tageer halkaas ayaa jaanis kuugu dhaw.

    Khaatumo mafish.

  38. Dabshid says:

    Garqaad

    Kk

    Haddaan ogaadey iney Khaatumo aheyd Mashruuc lagu baado Mogadishu

    Dood wanaag kasto oo la qabto, shir madaxeed iyo waliba wasiirada Arimaha gudaha

    Waa in la su’aalo

    Goormaad aqoonsaneysaan Khaatumo
    Maxaa idinkaga qorsheysan Khaatumo

    Hadda Hadaad dhahdo aawey Khaatumo jawaabtu waxaa waaye – ALSHABAAB AYAAD TAHEY

    – War kalan ku sugaa,

  39. Garqaad says:

    Dabshid imaam.

    Khaatumo waxaa loo daayay igaarkenii ayaa villada fadhiyo ee yaan lagu soo hadal qaadin. Ayadu xitaa waa tolnimo.

    Sow MA ogid dhulmahaante daroodnimadu waa ka daacad.

    Halka majeerteenku dantooda fiirsadaan. Dhulos sidaas waa ka bedelan yihiin. Oo waa rag tolnimo kugu tixgelinaayo.

    Anigu inta badan daroodka siiba dhulmahaante iyo majeerteenka ayaan saaxib nahay.

    Markaan dhuloska la kaftamo waxaan dhahaa war khaatumo maanta oo ina adeerkood vilada fadhiyo maxaad uga faa.iideysan weyseen bal in uu idiin aqoonsado wiilka aad abtiga u tihiin. Maya Maya wiilkeena dhibi meyno calashaan annaga na eersan maayo.

    Majeerteenka markaan dhoho warmaad wiilka darood tageertaan wexey ku leeyihiin. farmaajo waa Malag loogu tala galay in annaga iyo federaalka looga taqaluso waxaana qoriga u haayo Hawiye.

    Markaan dhoho war reerkaan dhulmahaante hadaadan wax ka celeyn maxaad beenta ugu sheegeysaan. Wexey ku leeyihiin dhuloska daroodnimada ayaa ku weyn waxaan ku difacanaa garoowe iyo gaalkacyo. Mana ku aamini karno pudland waayoo Hadeey donaan maalinbeey xamar naga iibsanayaan.

    Weligaa nin dhulos ah howga biqin in uu kuu dilo waxaan reernimo aheyn.

    Nin majeerteen ah howga biqin in uu reernimo kuu dilo laakiin Hunguri in uu kuu dilo uga baq.

    Tan kale reerka darood la yiraa. Wax la cun kaftan laandheerenimo majeerteen u doono.

    Alla maxaan DAD kala bartay.

  40. Barwaaqo says:

    War horta Hawiyuhu gobsanaa! Meel kasta waxay ka lahaayeen hands off xoolaha Berbera. waxay ay I xasuusiyeen shiribkii
    “Dalkaaga difaacno diidi maayo; Isaaq ku dhul doono maayo”

  41. Laalays says:

    Lop

    Page-ka hoose waxaan ku arkay adoo ka cadhooday guurtida DH een tuulada Bixin ay Puntland ka samaysato Kastam. Odayaashu xadkii Koonfur iyo Waqooyi inuu Yoocada yahay bay qireen.kkk

    Ma intaas ayaa ku gubtay?

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  42. Aarka hargaysa says:

    Waakan warka rasmiga ah ee xoolaha farmaajo isbaarada udhigo is yidhi ee yur yur lagu yidhi daawasho wacan waraysi lagaqaday ragii iyo bangigii ka howl galay https://youtu.be/E_j88sFksyQ

  43. Laalays says:

    Barwaaqo

    kkk

    Inaadeer waa run Hawiye waa dad Goba ah.Marwalbana waa ku amaana. Laakiin wax walba red line aan la dhaafin bay leeyihiin. Gobanimada lafteeda ayaa hadii aad cid kasta albaabka gurigaaga dhib kugu noqon karta. Ma ahayn reerkaan inay Farmaajo kursiga Villa Soomaaliya saaraan.

    Laakiin waxaan rajaynayaa in ay iyaguba arkeen inay khalad sameeyeen, khaladkaana aanay mar kale samayn.

    Farmaajo wuxuu marba meel isugu qaadayaa, Soomaali u sii kala fogaynayaa waxa weeye keli; IN MAR KALE LA DOORTO!

    Hadii taa HAwiye u ogolaadaan maaha dad goba, ee waa dameerkii hal DHAGAX laba jeer ku turun turooday/ ku dul kufay.!!!!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  44. Aarka hargaysa says:

    Waliba maraakiib kale ayaa lararayaa ku waana waxaad tidhaahdaan khayre ayaa kahadlay maxamad bin Salman beenta iyo minaafaqadu waa waxaanu idinku nacnay https://youtu.be/E_j88sFksyQ

  45. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Dabshid, adeerow ii sheeg inaad tahay SHIIKHAAL iyo in kale. °Shiikhaal kuma dhaco oo waa waalidkeeye HADDAADAN ahayne sida Garqaad baan SHAN geed kala boodiye. °Waxaa igu filaan oo kaliya inaad tiraah; “Kuu sheegi maayo oo siyaabo badan loo fasira karo. °Adeer ma ihi sida Reer waqooyiga aan Waalidkood xushmayne SOOW ma arag LOP oo dhibaatada uu geysto ay tahay oo kaliya CAR BARAXLEEY II SOO DHAAF reer Koofurku waa saa ABTI qaariji waxaa laga yaqaan oo kaliya NORD. WBT

  46. Laalays says:

    A.S= Bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  47. Dusha says:

    Dowladdu waa ku mahadsantahay masuuliyadda ay muujisay….way ku mahadsantahay u turitaanka ay shacabkeeda soomaaliyeed u turtay…..

    Dhaqaalaha Somaaliya guud ahaan waa tabaryaryahay….waa arrin fiican in laga ilaaliyo wax kasta oo sii dhaawacaya…..

    Dowladda intaasaa ku filan, is muujisay inay soomaaliya oo dhan dowlad u tahay…laakiin waan ku mahadinayaa inay xaaladda dhaqaale si gaara u xeerisay ayna arrinta si fudud u xallisay…….

    Soomaali dowlad baariya oo dabacsan ayey rabtaa oo wixii lala qabsado iyadu tanaashusa oo sii daysa…..in dowladdu shacabkeeda dantiisa u tanaasusho maaha ceeb iyo tabardarri ee waa casrnimo iyo dowlad wanaag….

  48. Kalsame says:

    Farriintaydii waa gaartay Nabad iyo Nolol, shacabka xoolahaa ay ku tiirsanyihiin yaan marna la siyaasadayn. Inta xaalku sidan yahay yaan xagga dhaqaalaha la siyaasadayn. SNM waxaan kula talinayaa sidoo kale, dalku waa hal dal sharciyan iyo caqliyanba, marka Villada sina ugama maarantaane wax iskula hara Jaallayaal.

    WBT,

  49. Garqaad says:

    Axmed somali.

    Qofka qabiilkiisu muxuu mecna soo kordhinayaa. Haduu shekhaal yahay. Hadii xawaadle sheegta yahay iyo haduu mudulood yahay.

    Halkaan waa gole qofku wuxuu doono ayuu sheegan karaa isagoon aheyn.

    Muhiimaddu waxaa waaye qofka aragtidiisa in lagu qimeeyo lagalana doodo.

    Imaam dabshid qabiilkiisa waxba igama quseyaan laakiin waxaan u aqoon sanahay.

    Dr xuseen xaaji kadarihii xiligaan iyo golahaan gobeeeeedm

  50. Aarka hargaysa says:

    Waakan goaanaka dowlada taagta daran ee somalia ay kusoo dhawaysay joojinta xoolaha Barbara kkkkkk ilmo farmaajo iska maba war hayaan Qaar ayaa kule farmaajaa fasaxay sowkan https://youtu.be/iHDW7ViFmRU

  51. Aarka hargaysa says:

    Kuwa kale ee lararayo qayraa fasaxay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk milyan iyo badh ayaa lararayaa ilaa Bari iyo wixii kadanbeeya

  52. Jabhad says:

    Waa guul hadii inta la is gilgilay go,aano shacabka

    U da, naynaya la garay xolihiina la fasaxay waxaa

    Kaloo guul ah in raisalwasare MAHDI uu muujiyey

    Awoda matalada deganada uu ka soo jeedo uuna

    Kasbaday qalbiyada shacabkii iyo ganacsatii reer

    Somaliland ee wal walsanaa xarig jiidkii siyasaded

    Ee u dhexeyey siyasiyinta midnimo doon iyo gooni

    Isu taag dorkan waxaa ku adkaday midnimo doon

    Ari boowe wiilkii GARXAJIS ee federalka joogay

    Xolihii jamhuriyada laga xiruu xayiraada ka qaaday

  53. Dusha says:

    Jabhad

    Kkkkkkk….welldone….war ninyahoow ma siyaasi baad tahay….arrinta biyaha hoostoodaad ka eegtid….nin wax fahansan…”Read between the lines”…thanks bro…

  54. Dabshid says:

    Ahmed Somali

    Kkkk

    Maanta markaan ku jeebsiibey miyaad bilowdey inaad i dhahdo Taargadaada ii sheeg,

    Shiikhaal ma soo galaan golaha Kalshaale intaan ka war hayo, marka aniga ha igu cafin ee Meesha ma joogan dadkaasu uga leexo

    Ragaan igu sheego Shiikhaal markii horena dhihijirey Mariixaan, waxaan isku baraney dagaalkii lagdinka KISMAAYO ( waqtigaas ayey dhaheen labaad qoys ayaa ugu muran badan dadka diidan JEEBSIIBKA KISMAAYO ).

    Aniga wixii la igu sheego ma diido waa caadadeyda

    Waagan yaraa xita hadey hooyadey i dhahdo BADDAA aadey oo dugsigii maadan aadin,waligey ma dhihin waan aadey iyo ma aadin.

    ” Socoto sooryey rabtaa, xisaabta Goofkuna wey dhibee.

  55. Dabshid says:

    Garqaad

    Kkkk

    Ma waxaad leedahey sida Jugle, ayey la bixikaraan

    Maxamuud, markaad ayey sheegan karaan ( Cayr) Hadde Ceyr maahan ( waa Cayr)

    Aasuu Ar Boowe ka soo fakan marmar.

    MJ wax amaano markey waayaab, waxey sheegtaan Qabiilkale markaas ayey iska dhigaan NIN CEYR AH OO AMAANI MJ.

    Maxamuud. – iska sax magacu waa ( Ceyr waa markaad tahey nin Ceyr ah oo sheegan)

    * Boowe af aan Kalu faanin Alle kaa goo weeye.

  56. Dabshid says:

    Boowe Af aan lagu faanin Alle kaa goo weeye.

  57. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Macallimki wuxuu soo saaray natiijadii qimaynta ardada Isaaq ee barxadda kalshaale ka boodda.
    -Jaamac akhyaar xishooda voto 9+.
    -Rooble gòaan laawe, Reerka Raac!!! ka jong? voto 6
    -sOmalilander 2ba midigle J/huuriyaddu igama foga voto 8
    -Zaki rajjuu leeyahay voto 7
    -Aarka Hargaysa GOD ku har halgama voto 9
    -Laalays ma qaan gaarin rajjana ma laha voto -1.
    °§*ARRINTU ma aha Raggu waxay u dhasheen Beel xanaaqsan e HALA wada tuuro ee waa in dadni-madooda la qiimeeyo. °§*Rooble dhan u bado rajjo làaanta & Somali. WBT

  58. Ahmed Somali says:

    ASC.
    Dabshid, mahadsanid HADDA ka dib ERAY kala sheeximaayo. WBT

  59. Jabhad says:

    Dusha

    Kkkkk sxb waxan horay ula socday soyalka tarikhda

    Siyasded ee raisalwasare MAHDI iyo safardii uu ku

    Tegey wadamo badan isagoo xaqijinaya matalaada

    Reer hargaysa iyo dhaman somali luuq luuq badan

    Ka dib markabkii sow isma arkin sow intaan dadkii

    La hadlay liibanayey ma wada qadin……..xolihiina

    Ma bayicin…….

  60. Rooble says:

    Axmed somali

    Kkkk. Waamaxay 6.du waar vot ka ii biiri

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Igaba dhan

  61. Rooble says:

    Axmed somali

    Midkale somalia waa markab gubanaaya
    Oon laash ka goostay ama huudhi
    Markaa aan ku fahmee ma waxaad illeeday ku noqo markabkii gubanaayay kkkkk.
    ? Toloow duqa ma u biiriyaa mise waan is ka dhaafaa axmed somaali bal hada
    soo soco jawaabta waad heliyeee




DAAWO: DF-Soomaaliya oo Amniga Dhuusamareeb si Rasmi ah ula Wareegtay
- Jul 16, 2019
DH-Mareeb ( kalshaale ) Ciidamada Nabad-sugidda iyo booliiska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ...
Daawo Video: Kulankii dhexmaray Godoomiyaha Baarlamanka DFS iyo Wafdigii QM
- Jul 16, 2019
Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah ...
Jaamac Fariid Saygii Hodan Naaleeye, Mashaariicdii uu Kismaayo ka waday
- Jul 16, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Jaamac Ismaaciil Fariid Alle ha u naxariisto wuxuu ku geeriyooday qaraxii ka ...
Madaxwaynaha maamulka Amxaarada oo Noqday la Taliyihii R/wasaare Abiye Axmed
- Jul 16, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xisbiga Dimoqraadiga Amxaarada (ADP) ayaa u magacaabay La Taliyihii ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar iyo Haweenkii Kale oo Shir Jaraa’id Qabtay & Jawaab Adag oo ay siiyeen Donald Trump
- Jul 16, 2019
London ( Kalshaale ) Afar hablood oo ku jira Aqalka Congress-ka Maraykanka , kuwaas ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!