Xaalada Ceerigaabo, Wararkii ugu dambeeyay iyo Halka uu Saldhigtay Kornayl Caare oo dagaal kula jira SL

Ceerigaabo ( Kalshaale ) Xaalada Magaalada Ceerigaabo iyo Deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Sanaag oo ay shalay ka dhaceen Dagaalo iyo Banaaxyo Rabshado watay ayaa maanta degan.

Magaalada Ceerigaabo ayaa lagu soo Waramayaa in Habaynkii Xalay lagu soo Rogay Xaalad BANDOW ah, Waxaana maanta dib u bilowday isku socodka Gaadiidka iyo Ganacsiga,  Walow Qaybo kamid ah magaalada Xiisadaasi laga dareemayo.

Dhinaca kale Jabhadda uu Hogaamiyo Kornayl Caarre oo Horay Fadhiisin ugu lahayd Duleedka magaalada Qardho, ayaa lagu soo waramayaa inay Hada usoo Wareegeen Buuraleyda Galbeedka Gobolka Sanaag.

Xalay saqdii dhexe mar kale waxaa ciidamada Somaliland isku dayeen inay dhanka Buuraleyda Ceerigaabo u dhaqaaqaan, haseyeeshee waxaa labbada Ciidan isku muteen iridka “Karin” oo ah kan laga galo Buurta Daallo.

Ciidamada Somaliland dib ayay halkaas ugasoo laabteen, Buuraleyda Ceerigaabona iyo labba kamid dariiqyada laga soo galo magaalada waxay gacanta ugu jiraan Jabhada Kornayl Caarre.

Odayaal iyo Waxgarad ayaa lagu soo Waramayaa inay Maanta ku baxeen, Kuwaasi oo ku Howlan sidii loo Xakamayn lahaa Xaalada Gobolka inta aysan Faraha ka bixin.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 36)

  1. sOmalilander says:

    Caaree Qardho laga soo baacsay…DENI waa ku mahadsanayahay arinkaas…

    Ciidamada Military ga Somaliland na muddo 48 saacadood ah baa loo qabtay, odayaashaasiina waa ku maqanyahan yahiin.

    In lasooo qabto iyo inuu isasoo dhiibo labadaas mid uun dooraa layidhi.

    Guul & Gobanimo Somaliland.

  2. Dabshid says:

    Sidii Cali Galeyr ayuu habeenba God iyo Buur u hoyanhayaa aaqirka wuxuu ku dambeyn COL.TABLIIQ.

    Shufto looma baahna ee ama Hargeysa tag ama Xamar aad waa lagu qarameyne.

  3. sOmalilander says:

    “Garqaadoo…Jeceylyahoow”..
    “Aangamee…. Idaayooooo”…
    “Garba-duub …Hay xidhine”..
    “Igasiiib….Gantaalaha”!!

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk

  4. sOmalilander says:

    Waaa heestuuu caare qaadaayo

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk

  5. Land of Punt says:

    Caare iyo Somaliland Puntland ha dhexgasho hadduu diinadana, nadhaaf hala yiraado..
    Weligeed ma jabhadayn ayaa lagu jirin iyo in dalka la dumiyo oo dadka la barakiciyo.
    Waan hubaa in Puntland ka xuntahay in Caare dhulkooda kasoo duulo, laakiin hadda Ceerigaabo soo fariistay, waa sababta Somaliland u weerartay.
    Inay hadal la furaan ayey ahayd ee nin weeraraan maahayn..
    Muuse Biixi waa askari xoog aaminsan.. dee muxuu ka dheefin, ileen Caare beel weyn ayuu ka dhashaye. Sow gobolo badan in faraha ka baxaan la gaari maayo.
    Allow dadkaaga aqli sii.

    • Mo says:

      Land of punt.

      goormay puntland la heshiisey somaliland?
      aaway dhulkii xoogga lagaaga haystey ?

      wallee dhabayacaan wax iska celin!
      iidoor oo dad ugu fuleysan ha kaa adkaado waa habaar!

  6. sOmalilander says:

    Land

    Sxb caaree Dawlada Jamhuuriyada Budhlayn waa soo baacsatay…Thanks to Mr Denise…

    Daadku intanu kusoo galin baa layska MOOSAA…

    Hadeerna waxaaba la sheegayaa inuu wada hadal la galay Madaxweeyne MBC iyo odayaashii reerkiisa…

    Waanu iska soo gurya noqday hadeerba.

    Guul & Gobanimo Somaliland.

  7. Kalsame says:

    LOP
    Gobollada faraha ka baxaya waa Sanaag Bari, Caarre iyo M.Biixi waa is ogyihiin, ruwaayadda meesha ka socota iyo xabbadaha kor loo ridayo ha ku dagmin, Caarre waa ninla soo dirsaday si loola wareego dhulkaa. Xogtaa waxaa ila wadaagay dad wargal ah.

  8. Mr BaHaL says:

    Waar Caare marka horeba muxuu ka qabanayay Puntland?

    Casraa’eel muxuu ka qaadi Aqal madhan?

    Waa inuu Landtiisa iskala heshiiyo ama Buuraha degaanka galo kkk

    Puntland

    Gaajo ayaa ku dishay,isagii ayay shaxadeen,sidii ay dhuloos uga dhameeyeen adhigii.

    waxay islahaayeen Habaryoonis ayaa xoolo u soo urinaysa e halkan ha idiin jgoo kk

    Waar Odayga meesha waa in laga kexeeyaa.

    Cadhigii dhulosbaa yaabay.

    Dalmida

  9. Dabshid says:

    Mr BaHal

    Kkkkkk

    Iney ka kor qadeeyan ayuu ahaa qorshuhu.

    Qado dulsaar ah iga dheh

  10. Mr BaHaL says:

    Dabshid

    Waabu ku raagay meesha kkkkkkkkkkkk

    Walee waa nin adag.

    Dalmida

  11. Jabhad says:

    Janaral caare waa hor dhaca sarakiil somalilander

    Ah oo ka hawl gelaya gudaha gobolka sanaag wuxu

    Haystaa tagerada dadka deganka waxaa takulo la

    Garab tagan XOGA DALKA shurudaha la hor dhigay

    Waxaa weeye in uusan ku milmin dagalada qabilka

    Wajibadkisa 1 aad waa inuu ka hortago tugada

    UAE ee boobka ku haya buraha macdanta isagoo

    Kashanaya wax garadka deganka

  12. sOmalilander says:

    Jabhad

    Kkkk shalay waxaan arkayaay baarkaamkii budhlayn oo lahaa xoolahii waxaa waa la fasaxay laakiin UAE waxay ganacsatadii xoolahaa ku xidheen shuruud ah in dekeda BERBERA uun lagasoo dhoofiyo dhaman xoolaha soomalida..

    Markaa dekedii BOOSASO ayaa xidhantay oo waxaan canshuur ah 500% saaraynaa badeecadaha ka yimaada Somaliland iyo dekeda BERBERA.

    Kkkkk sxb aduunyada maanta maraakiibta CONTAINARAD xambaara uunbaa jira..waa laga baxay doonyihii yaryaraa ee bagaashka qaasi jiray.

    Dekeda BOSASONA malaha qeeybtii Containarada oo markab weeyn oo Containaro sidaa kuma soo xidhan karo.

    So markaa lama odhon karo UAE toos bay albaabada iskugu dhuftay dekedii BOSASO.

    GARACAD BAA YAABTAY!!

    K
    KK
    KKK
    KKKK
    KKKKKK

  13. Rooble says:

    Asc asxaabta dhamaan

    Somalilander iyo dabshid

    Warka xaqiiqdiisa aan idin siiyo
    Kaw caare iyo somaliland waxa u socda
    Wadahadal iyadoo laga maarmi waayay shaqadiisii midkale dagaalkii shalay dhacay ee u dhaxeeyay caare iyo somaliland
    Waxuu ahaa mid aan lugu talagalin waliba
    Madaxwayne biixi waxa uu yidhiy yaa bixiyay amarka caare lagu weeraray yacni
    Hada ha laysheego amarka caare lagu weeraray cida bixisay waxa kalloo jira
    Odayyaal cid walba leh samaron ciise isaaq harti oo ka shaqaynaaya sidii caare
    Uu somaliland ugu adeegilaa?

    Kkkkk. Midkale Wallaahi iyo bilaahi
    dad masuula Oo dawlada ka tirsan
    waxay iisheegeen in caare gobolada bariga aad looga baqoo oo anay dawladu ka maarmayn yacni haduu caare joogilaa
    Buurmadaw iyo sacad yoonis midna tikniko ma samaysteen wbt soo soco

  14. Rooble says:

    Kkkk. Land of bunt mr bahal

    Arinkiinu caarre ii geeya miyaa

    Wallaahi saacadbaan qoslaayay

    Waar aabo cirro ayaanu ogayne
    Waxa socota aabo caare

  15. Jabhad says:

    sOmalilader

    Malaha waxad isku qaldaysa UAE iyo boqortoyada

    Alsucud war xolaha xajka dekedaha somalia oo

    Dhan ayaa laga dhofiya miyadan arag INHADERO

    oo bosaso joga kuye inta waraqda berbera la soo

    Dhamaynayo arigayga bosaso ayuu ka dhofayaa

    wuuna sax sanyahay UAE waan la dagalamaynaa

    meelkasta oo ay ka jogan somalia war CAARE

    La heshiiya oo dalka dejiya intusan idinku noqon

    hogamiye lagula dagalamo danaha UAE Bishi hore

    waxaa la soo xirirey sirdonka dalka iiraan

  16. Rooble says:

    Kkk. Somalilander

    Saxiib maanta miyaad is dhexyaacday
    Waamaxay waxaad qoraysaa yacni

    Qoraalka aad u .qotay land of bunt
    Adigoo leh buqlaynd ku sheegaaya
    Jamuuriyad barakaysan
    Kkkk. Goorma ayay noqotay jamuriyad iyo dawlad dee haday sidaatahay tukoraq na ugudar oo siiy anagaa wax aragnay kkkk

  17. Rooble says:

    Jabhad

    Waar maanta somalilander arin mahayo
    oo waxbaa ka qaldan waxaabu ku leeyay
    Jamuriyada buntland kkkkk
    Waar ninka waxaa ku hadlay dooda waan
    ka xidhay ee ii kaadi aan doono odayyaashii idoor wagaashle ee lahaa
    Jaamac laalays aarka iyo samawade
    Kkkkk. Buntlan baa ciiday

  18. sOmalilander says:

    Dr Rooble

    Kkkk war in BUDHLAYN jamhuuriyad noqotay miyaadan warba u hayn oo Somalia ka go’day kkk raysalwarasare kheeyre inuu xataa tagin soow ma arkaysid dalka budhlayn…

    Kkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkk

  19. Rooble says:

    Somalilander

    Kkkk. Dee seedi warkaa waad igala daahday
    Ana yaabay oo idhiy waar wiilkii habar awal maxaa qaaday

  20. sOmalilander says:

    Jabhad

    Kkkk war hadaa soow kuwii baarlaamka dalka budhlayn shalay hadlayaay oo lahaa bosaso waa xidhantayee canshuurta baan ku kordhinay boqolkiiba SHAN BOQOL.

    Maxay arkeen sxb baarlaamnku.

    Walee tii boosaso ahayd malain dhoow alabaabadaa layskugu dhufanayaa.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk

  21. sOmalilander says:

    Dr Rooble

    Deee adigu suldaan war ba ma haysid oo GOODHIDII yarayd baad dhex fadhidaa oo midhadhka SIGAARAA ah ku iibisaayee.

    War Colonel Caare slow odayaashii umaydaan dirin waatii QARDHO laga soo eryay oo MR DENI YOGA is idhi intaan ciidamada qaranku kugu soo habaansan cawda u jare.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk
    Kkkkk

  22. Rooble says:

    Somalilander

    Majeerteen intaa maqlay way waalanayaan
    Waar nimanka xaga jamuuriyada
    lagama maroo niyaw ma qorshe kalle ayaad
    Wadataa kkkk. Yacni dabinbaad dhigaysaa
    Waar waan salaadtage sii bashaale

  23. Rooble says:

    Salaad.com jiiro camal

  24. sOmalilander says:

    Dr Rooble..

    Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkk kkkkkkk kkkkkkkk kkkkk kkkkkkkk kkkkkk kkkkkkk kkkkkkk

    Soo tukko sxb kheeyr beey noqonaysaa!

  25. Rooble says:

    Somalilander

    Kkkk. Ma khayrbay noqon mise waabaytay
    Wallaahi intay khayrtahay ayaan qaadayaa
    Fartayda yaàaa subaga daray kkk

  26. Rooble says:

    Kkkk. Waar toloow arinkaa goodhida
    Wax miyaan ka idhaaa. Kolay dadbaa leh rooble maxuu uga hadli waayay goodhidaa sanqadhaysaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Balaayo kula sanqadhay waar waxaan qaatay aamuska sababto ah hadaan hadlona waxa ii xigi rooble wuu faanay wbt soo soco

  27. sOmalilander says:

    Dr Rooble…

    War bal HIGHWAY Gii ban galayee oo badhtamaha kaga jiraaye sug yaanaan qosol daraadiis accident galiye.

    K
    Kk
    KKK
    Kkkk

  28. Rooble says:

    Somalilander

    Waar bal gaadhiga ha ka dhicine qunyar wad .kkkkkkkkkkkk

  29. Land of Punt says:

    Rooble
    Haddaad runta rabto waxaan darsay farqiqa u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland, maaha faan, waa analize daacad ah.
    Maxaa shacabka Puntland beryahaan tuulo buuqaysa ama nin kaabo qabiil waa nala xaqiray leh iyo ciidan gadoodsan loo waayey oo Somaliland caasimadii labaad iyo deked weyn iyo airports leh tension iyo buuq uga jiraa?
    Inta jawaabta idiin sheegin, iswaydiiya sababta.
    Puntland waa dhul ka weyn Somaliland from Galdogob, Galkacyo ilaa Caluula to Laasqoray…
    maxaa lala aamusay oo afka qabtay! oo Maxamud Saleban loo eedayn la’ayahay….kkkkkkkk
    big quetion! guess please

  30. Land of Punt says:

    Anaa idiin dheegaya Puntland waxay ku guulaysay shaqo abuur, tuulo aan mashaariic horumarineed ka socon ma jirto… everybody is busy, hadana daqliga dowladda maareeyeen in mushaar daahin ku guulaysteen. Weli waxbaa dhiman laakiin meel fiican marinaya.
    Somaliland taas ayey ku guuldaraysatay in dhalinyara mashaariic, sida schoolo xirfad la baro oo ka shaqeeyaan, wax soo saarka, beero, dhismo, kaluumaysi, etc.
    Qof mashquul ah is arki maysaan… Dowladda anaga noo dhiiba aan cunee, yaaba ku jira.
    Construction of Puntland is underway, cidna buuq waqti uma hayso.

  31. Rooble says:

    Somalilander

    Kkkk. Walaahi waxaan soo xasustay
    Barigii ay dr gaboose iyo ina xaashi
    Ay ku dhawaqeen xusbigii qaran waa dawladii riyaale kabacdi waxay ku shireen
    Beerta ina jibriil ninkii yaqaan waa yaqaan waa badanyiin sida beerta ina jibriil muuse care .beerta laf cambe arab .beerta awdawiil isaxaaq .beerta ilma uurdoox muuse care . Beerta sayidka ugaas labe . Beerta qalas cigaal siciid . Beeta yuusf xaji aadan cilmi qabile iyo . beerta awdaahir aan filaayo inuu ahaa habar jeclo
    Dhulkeeda badi waa la iibiyay kkkkk.
    Sxb waan ka xumay halkaa ciisa muuse waba kumaleh kkkkkk. maan jeclayn inu hadalku iga batoo aan hoos u daadago
    Odayaashi muuse care oo gaboose taageersanaa ayaa halkaa ku shiray
    Kabacdi ciidanbaa ku soo baxay taliyaa saldhigu waxuu ahaa mid xaaraamiya oo cabdi 6 layidhaa kkkkk. Odayyaashii wuu xidh xidhay barigaa aad waxa u soconjiray
    Gawaadhidii la odhanjiray animoog halkaa fahma waa gawaadhi ciidan waxay lahayeen qaar qafilan iyo qaar dul qaawan kabacdi
    Waxa na soo agmaray odayyaashii oo saaran
    Gaadhigii animooga ahaa odayaashu way wada taaganyiin oo ninba nin ayuu haystaa
    Kkkk. Waxay ku dhawaaqayaan waar gaadhiga
    Qunyarwad kkkk. Anaga waa noo xaraabe
    Ilaa saldhiga ayaan dabayaacnay
    Waa niman muuse care ah oo bari iyo hawd laga soo ururiyay oon dawladba war u hayn
    Kabacdi waar maxaa nuguxidhaysaan
    Taliyii kulahaa sawmaydaan gaboose u ololaynayn midbaa yidhaa ader anigu hada
    Ayaan gaadhi ka dagay oo warba mahaayo
    Midbaa yidhaa waar anagaa taageersan
    Gaboose hadana midbaa ku booda oo yidhaa
    Naga aamus abahaa iyo gaboosaba wase
    Kkkk. Hadana kuwa dabada taagan ayuu
    Lahadlaa daahiroow way inaatay
    Waar miyaan ka shekaynkarayaa wallahi
    Qosolkiiba iga dhamaaday kabacdi gaboose iyo rag badan oo kalle waakii riyaale xidh xidhay wbt

  32. Rooble says:

    Somalilander

    Waxa ka dhacday waar gaadhiga qunyar wad
    Kkk. Anaga qoladayadan reer hargaysa
    Sharciga ayaanu aad uga dambaynaa
    Oo maanta hadii uu nin cuno xoolahaaga ama gurigaaga
    Inaad soo dacwayso mooye wax kalle
    Ma samayn kartid kkkkk. Yacni inta lagu dhirbaaxo ayaa lagu xidhiy
    Halka rer barigu hadaad guri ka shiido
    Uu buntuqa iyo qoriga soo xambaaranaayo
    Kkk. Wbt soo soco

  33. Rooble says:

    Land of bunt

    Ma saacadii mitirka ayay gaadhay
    Kulahaa caluula galkacayo laasqoray
    Kkkk. Saaxiib mitirkii baryahan waan u xiisay ee Soo soco

  34. Rooble says:

    Land of bunt

    Waar bal inyar ii kaadi
    Jiiro.com

  35. Aarka hargaysa says:

    Walawayn markasaay caare kumereysataa waar walaahi caare waa ninka birta idinka aslaya waydin arki malindhow isagoo qardho qabsaday rag baa kuducay sanaya ilaahow isaaq iskujabi aanu xorownee walay idinkatahay




DAAWO: DF-Soomaaliya oo Amniga Dhuusamareeb si Rasmi ah ula Wareegtay
- Jul 16, 2019
DH-Mareeb ( kalshaale ) Ciidamada Nabad-sugidda iyo booliiska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ...
Daawo Video: Kulankii dhexmaray Godoomiyaha Baarlamanka DFS iyo Wafdigii QM
- Jul 16, 2019
Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah ...
Jaamac Fariid Saygii Hodan Naaleeye, Mashaariicdii uu Kismaayo ka waday
- Jul 16, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Jaamac Ismaaciil Fariid Alle ha u naxariisto wuxuu ku geeriyooday qaraxii ka ...
Madaxwaynaha maamulka Amxaarada oo Noqday la Taliyihii R/wasaare Abiye Axmed
- Jul 16, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xisbiga Dimoqraadiga Amxaarada (ADP) ayaa u magacaabay La Taliyihii ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar iyo Haweenkii Kale oo Shir Jaraa’id Qabtay & Jawaab Adag oo ay siiyeen Donald Trump
- Jul 16, 2019
London ( Kalshaale ) Afar hablood oo ku jira Aqalka Congress-ka Maraykanka , kuwaas ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!