Madaxwaynaha Soomaaliya oo si adag uga hadlay Colaada Gobolka Sanaag

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka tiiraanyeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag, taas oo sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Madaxweynuhu waxa uu tacsi u dirayaa ehelada iyo qaraabada dadkii walaalaha ahaa ee ku geeriyooday dirirtan macno darrada ah, waxa uuna dadka ku dhaawacmay Alle uga beryey in uu degdeg ugu boogo-dhayo.

Madaxweyne Farmaajo waxa uu ugu baaqayaa Madaxda Maamulka Soomaaliland, Odayaasha Dhaqanka, Culimaa’u diinka, Ururrada bulshada rayidka ah, haweenka iyo dhallinyarada in ay u istaagaan joojinta dirirtan soo laalaabatay ee dhaawacday aayaha dhallinyarada deegaanka.

“Dirirtan aan ku saleysanayn qiimaha ee dhexmaraysa dadka walaalaha ah waa in si degdeg ah loo joojiyaa. Qarnigan in uu u daato dadkeenna dhiiggoodu daaqsin iyo waraab dartood, iyadoo dhulkeennu uu intaas baaxad la egyahay, waa arrin aanu qaadan karin damiirka fayow”.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu xasuusinayaa dadka deegaanka Ceel-Afweyn xigtanimada, xiriirka iyo xididda qotada dheer ee ka dhaxeeya, sidoo kalena in lagu jiro bilihii barkaysnaa ee diinta Islaamku ay siisay xurmada gaarka ah.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. Rooble says:

    Kkkk. Waar horta ma maah maah baa mise
    Waa hadal kalmada tidhaa
    Af nooli waa hadlaa ayna waa ciyaa
    Kkkkkk. Nafeey nin ku doonay ku waa
    Maya aan idhaahdo tiisaba daryeela tu kallena ku daraa maya aan idhaahdo
    Warkiinaba jabhada caaraa na siin

  2. Rooble says:

    Kkkk. Waar nimankanu waa xaraabe caadiya
    Kulahaa kornayl caaraw magaca somali ku dagaalan oo somaliland weerar yacni isaaq
    Cidudoona ha ahaade madaxa ka toogo
    Xataa rooble iyo jaamac kkkkk.
    Wallahi qosol baan gariiray

  3. Aarka hargaysa says:

    Nacalaa afka qadhmuun kaaga yaala marexaanka iskudilaya caabud waaq muu kahadlo

  4. Rooble says:

    Aarka hargaysa

    Zasalaamu calykum mujaahid

    Waar bal warka keen awal ma qurba joog
    Ayaad ahayd

  5. Ali Zubeer says:

    In kasta oo aan dhaliilsanahay Farmaajo iyo maamulkiisa haddana markaan arko ciyaarta Iidoorka qaarkii waxaan idhaahdaa cashar civic governance bal u mari. Waar masaakiintan badowga eega ….. Farmaajo waa madaxwaynaha Soomaaliya. Fad ama ha fadin waa lagu fadsiin.

    Kama hadli karo dagaal beeleed iyo dhiigga daadanaya kulahaa

    Dawladaha shisheeye aayaa ka hadlaa dal kale waaba madaxwaynihii qaranka Somalia oo ay ku jirto mooryaanta Hargaysa ka biqlaysa

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  6. Idoor liqe says:

    Aarka Hargiesa

    Sxb ma cay ama amaan kolay waa madaxweynahaaga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  7. Khaatumo haanoolaatoo says:

    Idoor wagaashle ka xishooda madax waynihiina taladu idinsiyeyna qaata
    Joojiya dagaalka micna darada ah xansuuqa iyo bara kicinta shacabka masaakinta ah WBT

  8. Idoor liqe says:

    Madaxweyne ku xigeenka dowlada puntland Ahmed Karaash ka soo degay maanta Boosaaso Deeqa xarunta Ganacsiga .

    https://www.facebook.com/580791179001073/posts/689855588094631?s=100006107593550&v=e&sfns=mo

  9. Dabshid says:

    Ali Zubeer

    Suldaan maanta waxaan maqley in urur cusub looga dhawaaqey Kismaayo ” KUMADI”

    Kaas oo bedalidoono ururkii Faroole uu sameeyey 2012 ee Kablalax ‘ hello Kismaayo, hello Jigjiga hello Rootiga Maraqdoonkaa ee Garowe)

    Nin madow oo jaamacad ka dhigo USA aadna u darso arimaha East Africa ( Waa ninka qorey Shabaab UGUS waxey ku shaqeysan Western Dairy opporation ) ayaa

    Wuxuu dhahey Nabadda Soomaaliya waa Kismaayo, Kismaayo wali xitaa ma uureysan iney dhasho iska daaye,

    Nin aan waligiis xitaa arkin dhulka Mainland Somalia iskadaa Kismaaye, ayaa diyaarad lagu keenay Kismaayo ” Markaas ayaa la dhahey adigaa u macallin ah sidaad u qeybin laheyd Kismaayo garoob)

    Waa anigoo la i dhahey SOO BARO GALKACYO ADIGAANA lagaaga fadhiyaa -hilbo qeybinta Waliba aan wato Kaare Turkey

  10. Dabshid says:

    Aliyow

    Jufooyin Ogaadeen ah waa ka mid dadka caanaha keeno Kismaayo laakiin la iskuma ogeyn isa soo xambaar.

    – Somalida waxaad moodaa inuu ku jiro Aqli Transit ah.

  11. Hayaan says:

    Anigu beri horaan sheegay nimankan SNM ee meeshan kujira waxaa ugu liita ama ugu caqli laalaada kan wata A/Hargaisa.
    Haddii nin yuhuudi ahi oran lahaa hala joojiyo dhiiga qubanaya wuxuu oran lahaa waa nala aqoonsaday.
    Qofkastoo in yar oo damiir islaam kujiro wuu ka xunyahay dhiigan bilaa faa’iidada ah ee aan cidina guul ka gaadhayn.

    Mida kale Iidoorku ism qabtaan miyaa?

  12. Kalsame says:

    Sayid Maxammed Cabdallah Farmaajo, warkiisu waa saxiix, ha la joojiyo dhiigga shacabka iyo cabudhinta Ummadda.

  13. Halgan says:

    Hawiyaha oyo darood. 80 jirkooda ma cay tamaan. Tarikhda. Fog kii hadal kadhaca xata. Wuu ka xumada. Inuu beel somaliyeed ugafay. Laakiin. Hargaysa oyo burco. Cayda way ku daraan. Ogaada. Muda 27 sano wayeelkooda. Wasiir madaweyne. Xildhibaan. Dhamaan. Way caytamaan. Waxay uhaystaan in cayda. Citiraafka lagu helo. Waa calmadaha lagu garto aqoonysrida. Hawiyaha oyo darood wax kasta oo dhexmara. Wax kasta oo kala gaara. Way isu garab aan. Laakin tv radio. Web.qoraal ada. Meelaha ay shir utagaan. Waxay cayaan. Somali wayn. Waliba gaalada hortooda ku cayaan. Rag iyi dumar kama xishoo daan cayda muslimka somaliyed gaalada hortooda inta tv hor fadhisteen. Calanka ay wataan. Waxa kuqoran tawxiidka. Kadib. Gaalada ku qoslaan iyagoo cayaaya hawiyaha darood puntland muqdsho. Tikrreega. Kinya an cadan. Merlwalba haday .waa wax lalayaabo. Punmadaxda daroidka ama hawiye gaalada utagaan wax islama shegan. Way way qarsadan waxa dhexdooda ah oo hoos u xalistaan. Guul hawiyaha iyo darood waa qoomiyado calaacalka mayaqanaan. Gaalada hortooda.

  14. Ali Zubeer says:

    Dabshid

    kkkkkkkkkkkkkkk

    Waar nin yahow qabyaaladda aad la ordaysid naga daa oo la aad meelaha kale.

    Waad ogtahay in Suldaanku qabyaalad halbeeggiisu ahayn, markaan sheegana aan u jeedo qudha difaaca qaranka guud iyo dhirbaaxidda Amhara/Kenyan or shisheeye lovers only.

    Adigana tusabixu bilqabaliyah……

    subxaanak.

    Midda aad tidhi Xisbi kuumade ayaa lagu sameeyay Kismaayo waan kuu saxayaa ee hoo baaruudda….kkkkkk

    Kuumade waa odaygii dhalay absame, halka Ogaadeenku yahay ina Absame.

    Ogadeen ina Absame ina Kuumade ina Kablalax ina Darood

    Haddaan si kale kuugu dhigo

    Jidwaaq waa ina Absame

    Absguul waa ina Absame

    Ogaadeen waa in Absame

    Wayteen waa ina Absame

    Aftartaasi waa ilma absame

    Adeerkooda waa Cabdi kuumade ama Gilmayz

    Sidaa ayay ku noqdaan 4ta Absame iyo adeerkood

    Free tribal lineage education weeye

    Marka ogow Kuumade waa after ilma Absame iyo adeerkooda oo shirey.

    Waxaan ka amminsanahay waxaa weeye caqli xumo ayay ku muujiyeen taageerida Axmad Madoobbe,

    Axmad dhuxulayste must go

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  15. Guntigaab says:

    Rooble adaa dhameeyey hadalkiiba anigu waan aamusay

  16. Idoor liqe says:

    Gabadhii Aabaheed ku dhahay weeye idoorku Ama sare ama Hoose adiga uun baa w**s*n . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Haatan Farmaajo waa madaxweynihiina .




MUUQAAL: Faadumo Siciid oo Siyaasada uga Baxday Xaaladaha ka taagan Somaliland [Daawo]
- Oct 14, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Faadumo Siciid oo kamid ah Xisbiga Wadani ayaa maanta ku dhowaaqday ...
Madaxwayne Farmaajo oo Bulshada la Wadaagay Fariin ku aadan Maalinta 14-ka Octoobar
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa Bulshada Soomaaliyeed la wadaagay Fariin ku ...
Maraykanka oo Ciidamo Cusub usoo Diraya Soomaaliya iyo Wararkii ugu dambeeyay
- Oct 14, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Mareykanka ayaa diyaarisay ciidan cusub oo dirayo Soomaaliya si ay ...
Boorame: Sheikh Xasan Daheeye oo Si kulul uga hadlay Xafladii Kismaayo, Siciid DENI iyo Xaalada Somalia [Muuqaal]
- Oct 14, 2019
Boorame ( Kalshaale ) Sheikh Xasan Daheeye oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ...
DAAWO VIDEO: Baarlamanka Puntland “Kismaayo Caleemo Saar kama dhicin, Waxay ahayd Af-lagaado Madaxda DF”
- Oct 14, 2019
Boosaaso ( Kalshaale ) XIldhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa si adag uga ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!