SAWIRRO: Wararkii ugu dambeeyay ee Ceerigaabo iyo Shacabka oo Hubka Qaatay

Ceerigaabo ( Kalshaale ) Xaalada magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa maanta aad u Kacsan, Waxaana laga Maqlayaa Rasaas Xoogan, Sidoo kale Ciidanka Somaliland iyo Kuwa Taageersan Kornayl Caarre ayaa dagaal ku dhexmarayaa deegaanka dhoob ee Bariga magaalada ceerigaabo, Kaasi oo dhaliyey khasaare kala duwan.

Gudaha magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka sanaag waxaa hada laga maqlayaa Hub Culus,  Sidoo kale Dad shacab ah ayaa Hubka qaatay, Sida ay muujinayaan  Sawirro laga soo qaaday, Kuwaasi oo iska rogay Calanka Somaliland.

masuuliyiinta Maamulka gobolka  ku magacownaa ayaa lagu soo waramayaa inay magaalada uga baxeen dhinaca tuulada Yufle.

Xaalada Cusub ee kasoo Korodhay Gobolka sanaag ayaa kusoo aadaysa iyadooo Horay ay Gobolkaasi uga jireen Colaaado Sokeeye oo kusoo Noqnoqday deegaanka Ceel-Afwayn, Taasi oo sababtay in Madaxwaynaha Somaliland uu dhowaan kusoo Rogo  Xaalad deg deg ah, Inkastoo uu markii dambe la laabtay.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 20)

  1. Dabshid says:

    Waanba yaabey oo waxaan is dhahey ma CEERIGAABO AYAA LA WADA YEESHAY 26 sano ka din.

    Caarre hadduu rabo kursiga waa inuu ka dagaalamo Hargeysa, balanqaadna ku sheego inuu Xamar hoos keenidoono.

  2. BARAWANI KING says:

    DABSHID:

    Munaafaq. Dad walaalo ah, oo dagaalamayaa uu ku faraxsan yahay. Bal maxuu ka helayaa, dad walaalo ah oo dhiig iska daadinaya??

    Jaahil aan deyn waxba ka aqoon. Soomaalinimo waxba ka aqoon.

    ILAAHOOW, kala qabooje. Dad masaakiin ah oo hub la isugu soo dhiibay.

    Bal Col. Caare, maxuu doonayaa oo dadka isugu leeynayaa..

    PUNTLAND waa in ay Col. Caare ka iridaa QARDHO. Col. Caaare waa shar wadi. Meel uu ku badbaadayo ma jidho.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  3. Dabshid says:

    Wiil Qardho

    Kkk

    Maanta run ayaad sheegtay

    Cigaal shiidaad Fiction story ayaan ka maqli jirey

    – Intuu ka boodey Faraskii sii ayuu dhahey
    Balaayo orod badan intaan col ka cararahayo armuu Colkale iga horgeeyaa.

    = hadda Col. Caarre waa runtaa oo Qardho ayuu col ku soo hogaamin doona.

    Is adkee Qardho maahan Tukoraq oo Xadka waa ka sokeysaa

  4. khaatumo haanoolaatoo says:

    ilaahay hayasiro umuuraha ceerigaabo waa magaalo qunbuladi taal o laga baqayey in
    ay maruun qaraxdo

  5. BARAWANI KING says:

    DABSHID:

    Cajuus, dhaciif ah. Shaqo la’aani ku dhacday. Sidee habrihii oo caal-waa ah, halkaas la fadhi, habaarka iyo caayda, iyo xaasidnimada.

    Laangaab in aad ka tahay, baa halkaas ka cad.

    Geesi waana dagaalamaa, waana qaataa gartiisa, waana cafiyaa.

    Laangaab, halkaas ka yuus..

    Tufku bax.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. xaange says:

    Ilaahay umada ha kala qaboojiyo.
    Waa dagaal macna daraa kuwa dhoolaha ka qoslaya ee Dabshid ka mid yahay waxaan leeyahay war dadka islaamkaa dhiigooda waxba ha ku farxina oo kuunfuri walaahi waxa ay la degi la dahay waa xaasidnimo iyo qofba qofka kale dhiigiisa uu daadiyo ama uu ku farxo oo qofna aofka kale wax wanaag iyo horumar ah aanu la jeclayn. ee ka waantooba waxaa dad damiirkii soomaalinimo islaamnimo iyo dhaqnimo ka dhintay baad tihiine

  7. Dabshid says:

    Ceerigaabo waa magaalo Isaaq gaar ahaan Habaryoonis, ayagey u taala sidey u nabadeynhayaan.

    Waxaan leenahay mujaahidiintii SNM si cadaalad ah xukunka ha loogu qeybiyo.

  8. Ahmed Najaad says:

    Dabshid
    Haddaan hadda iraahdo ceerigaabo waa magaaalo harti adna tiraahda waa magaalo isaaq adoo ka duulaya nacaybkii waligi kugu jiray, oraahdaas ma waxay ka rari kartaa dad meesha degan mase waxay soo dajin kartaa dad ka maqnaa.
    Nin ciid kugu sayray wax kuma yeelin laakiin wuxuu ku tusay waxa uurka ugu jira

  9. Garqaad says:

    Anigu sheekadaan MA fahmin.

    Hadii pudland awood u yeelatay. In ay caare dagaal geliyaan. Si loo dhibateeyo dadka nabadda ku nool. Wexey u baahan tahay jawaab waafiya.

    Corneel caare. Waa in lasoo qabtaa xitaa haduu qardho hoos galo.

  10. khaatumo haanoolaatoo says:

    reer ceerigaabo waxan oran lahaa caqligu hashaqeeyo habara kicinina dadkina
    hora loyiri belayo ka hortag bay leedahay e dabo laqabto maleh halaga fiirsado
    waxa socda dagaal sokeye cidna dani uguma jirto WBT

  11. Mr BaHaL says:

    Dad is-dilayaa Walaalo maaha.

    Walaalinimo sidaas maaha.Walaalnimo waa wax kale,ixtiraamku waa wax kale.Dawlanimadu maaha calan yar oo meel laga taago,dawladnimo waa wax kale.

    Dadka Somaliyeed ayaa istimaala hadalo ay fasaqeen oo macno guuray.

    Dadka Somaliyeed ayaa ku jira xaalad guracan oo cadow isku noqday meel ay joogaanba.

    Islaa ay helaan dawlad Somaliyeed sidaa ayay isku cunidoonaan.

    Dalmida

  12. khaatumo haanoolaatoo says:

    Dabshid daanyeer
    aka dabeero dhaqde nacalaa adiga iyo shaydaanka madaxa kaafushanba kuyaal e
    kala baxmeesha shubanka iyo calaacalka duliyohow xoolaha ah
    mooryaan yohow

  13. Dabshid says:

    Ahmed Najaad

    Anigu waxaan sheegay isbedalka dalka ka dhacey 26 sano ee tagey.

    Waa waxaa jirteyninkii ugu horeeyay ee Ogaadeen ah oo Kismaayo laga soo doortey, la kala dooransiiyey Xabsi ama masaafutin (Exile)

    Maantana in OGAADEEN laga musaafuriyo Kismaayo waa cirkoo Caad laga waayey

    Waa waxaa jirtey DALANDOOLE MUDULLOOD loo diidey inuu maalintii Biyaha ka cabbo Xamar, maalintii waxaa lahas AJUURAAN, in maanta Abgaal Cismaan lagu qasbo inuu Habeenkii biyaha cabo Xamar waa Badda oo. Biyo laga waayey.
    Isu qiyaas Ajuuranka maanta Xamar joogo iyo Mudullood maanta Xamar joogo iyo sidey aheyd qarnigio 13aad

    – QORAXDU WAA WAREEGTAA ee ma dhalato mana dhimato/dhacdo

    – Dadku waa dhashaan, waa wareegan, waana dhintaan.

    “” ima jeclid iyo waad i necebtahey waa hadal Xaawaley”. Ee sidaan hadalka u wado arag, thanigu waa dambiye

  14. Dabshid says:

    Ahmed Najaad

    Waxa qasbey in Isaaq ku dagaalamo Ceerigaabo waa magaalada ay Cidleysteen,

    Maxaa yeelay waxaan ogaa Waqtigii Hiraabku Cidleystay Xamar, ayagii ayaa is arkey.

    Hadda waa in Ceerigaabo lagu beero dad la yeesho magaalada Isaaqa.

    – Ceerigaabo loogama Cararin @ AFKA DABSHID

  15. Dabshid says:

    Sixid = Qoraxdu ma dhalato, ma wareegto, ma dhimato/dhacdo.

  16. Dabshid says:

    Ninkii Ceerigaabo wax ku yeelan lahaa waalan Qurbaha ka difaacahayo

    – Aqri qoraalka Afhayeen Isbaheysiga

    * Dudun in la dugaalsado iyo in la dareensado la isku helo.

    http://allsanaag.com/maxeey-ku-heshiis-yihiin-beelahan/

  17. khaatumo haanoolaatoo says:

    Dabshid doqon
    dadka maanta magaalada islasogalay waa reerihii shanta sano dagaal kodu kasocday
    galbeedka gobolka sanaag haka baadhin meel aanay faa’iido kugujirin
    adigu waxad tahay shaydaan cadaabaha agtooda ku warwareeh halkaasa ah hoygaaga
    naara afuuf huriye ehelu naar mooryaan ibnu mooryaan

  18. Dabshid says:

    Ninka qoro Allsanaag.com

    Wuxuu leeyahey Hawiye iyo Isaaq waxey ka mideysanyahiin Nacebka Daarood

    Hadana wuu ogyahey iney Suldaamadiisu Joogaan Hargeysa

    Iney Malaflihiisu joogaan Xamar

    Nin kule ila yeelo waxeyga oo waliba maamul, Caasimadeyda, Ciidamadeyga iyo Canshuurteyda, hadaad aad leedahey ima jecla ka waran.

    Iyo ninku leh waxey aniga iguma filna, waxaada kula lihi, waliba HADAAD I WADA SIISO WALI WAAD I NECEBTAHEY, oo waxaan ku ogaadey waad wada shirteen, wada shaahdeen.

    – Waxey ka mideysanyahiin Hargeysa iyo Xamar in dalka lagu dhaqo Qarannimo, Not Isirnimo.

  19. Rooble says:

    Asc insha allaah khayr bay noqan
    Ee soo duceya waxii cadaalad daro iyo dhib wadana allaah ha ka qabto maatida
    Iyo islaamka

  20. NuurkaNederland says:

    TAAS AYNU ARKAYNO WAA MID KA MIDA DHIBAATOOYINKA LAGA DHAXLO CADAALAD DARADA.

    HA ILAAWIN….ATTENSSION:ISKA JIR:-
    ISIS LEADER ABUBAKR ex-Name(ELLIOTE SHIMON) 100% HE WAS MOSSAD AGENT.isn’t MUSLIMS.
    GO FUCK YOUR SELF,YOU ARE JEWISH INTERNATIONAL TERRORISM JIT.
    IF YOU DON’T KNOWS….NOW YOU KNOWS!!.




DAAWO: DF-Soomaaliya oo Amniga Dhuusamareeb si Rasmi ah ula Wareegtay
- Jul 16, 2019
DH-Mareeb ( kalshaale ) Ciidamada Nabad-sugidda iyo booliiska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ...
Daawo Video: Kulankii dhexmaray Godoomiyaha Baarlamanka DFS iyo Wafdigii QM
- Jul 16, 2019
Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah ...
Jaamac Fariid Saygii Hodan Naaleeye, Mashaariicdii uu Kismaayo ka waday
- Jul 16, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Jaamac Ismaaciil Fariid Alle ha u naxariisto wuxuu ku geeriyooday qaraxii ka ...
Madaxwaynaha maamulka Amxaarada oo Noqday la Taliyihii R/wasaare Abiye Axmed
- Jul 16, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xisbiga Dimoqraadiga Amxaarada (ADP) ayaa u magacaabay La Taliyihii ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar iyo Haweenkii Kale oo Shir Jaraa’id Qabtay & Jawaab Adag oo ay siiyeen Donald Trump
- Jul 16, 2019
London ( Kalshaale ) Afar hablood oo ku jira Aqalka Congress-ka Maraykanka , kuwaas ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!