MUUQAAL Si toos ah looga duubay Ceerigaabo iyo Sidii wax uga dhaceen Maanta [Daawo]

Ceerigaabo ( Kalshaale ) Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag waxaa maanta ka dhacay Banaanbax, Markii dambe isku badalay iska hor imaad la isku Adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wariyaal ku sugan Gudaha magaalada Ceerigaabo ayaa si toos ah usoo duubay Siday wax uga dhaceen maanta, Iyadoona Rasaas Xoogan ay Ciidamadu ridayeen.

Kacdoonkan ayaa ka dambeeyay Kadib markii Ciidanka Somaliland ay Weerar ku Qaaday Ciidamo Taabacsan Kornayl Caarre, Iyadoona Iska Hor imaadkaasi uu dhaliyey Khasaare kala duwan.

Qaar kamid ah Shacabka magaalada ayaa eedaymo u jeediyey Xukuumadda Somaliland, iyagoo sheegay in Dawladii ay dadkeedii dilayso.

Xaalada magaalada Ceerigaabo ayaa dagan, waxaana lagu soo waramayaa in Col. Caare oo Fadhiisin Cusub ka samaysay Buuraleyda gobolka Sanaag.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Guulwade says:

    Xasuuq xasuuq besha habar yonis. Muda dheer. Burco ceerigaabo. Tuloyinka ay dagaan. Ciro. Layiri. Kursiga magayo. Caare cararay hawdka galay. Besha caalamka yurub ingiriska maraykanka. Igad waa in loo gudbiyaa xasuuq waa xasuuq waa kii borama kalshaale. Tukaraq lascaano dila. Sarakisha gadabuursi. Kkkkk qabilada kii xoog badan cidan isticmalo. Cajiib cajiib cajiib h.yonis. laga dhigay looma oyaaan. Sool xoog lagu haysto. Askara hargaysa iyo gabileey. Xasuuq.

  2. Land of Punt says:

    Sawirkaan oo kale kama sugeyn xitaa tuulo..
    Caasumadii gobolka Sanaag oo madaafiic culus ka dhacayso….no aqli.
    Walle haddii berri sidii Xamar guryo burbursan oo dad ku hoos jiro arko, Iidoor liiska Mooryaanta ku darin..
    Rag waaweyn oo khilaafkooda hadal ku dhamaysan karin oo xaafadaha gubaya.. Magac u bixi!
    War aqliga ha shaqeeyo daanyeer yahay.

  3. Cadaado says:

    Land of punt,
    Odayaashaan Isaaqa iyo kuwa reerkaaga ee Majeerteen, labbo saac kaliya ayeey ka horeeyaan daanyeerta Hawiyaha iyo Daaroodka kale, iyo Raxanweeynta. Laakiin, 2 saac kabacdi, waa uun caqli daanyeero lamid ah.

    Now, arrinkaan aad Ayaan uGu faraxsanahay in Isaaqu is baabi’iyo, sida eey qabiilada kale ee Somaliyeed isku baabi’yeen iyadda oo Isaaqu dhoosha ka qoslayay, mararka qaarkoodna qeeyb ka’ahaa is dilka, burburka iyo balaayada kasocotay Koonfurta Somaliya, iyaga oo is leh ka hormari Somalida kale, iyo aqoonsi ayaad ku heleeysaan the more eey daanyeerta Koonfurta Somaliya sii qasnaato.

    Waxaa daanyeero caqli xun ah [unless iyaga laftigooda eeysan hoos kaga faraxsaneeyn is leeynta Isaaqa dhexdiisa ah, qabiilada kale, laakiin afka ka dhahaya Ilaahayow kala qabo]

    Qofka waxa uu kula jecelyahay, waxa uu kugu sameeyo ayuu kaa istaahilaa. Hadii aad uga yareeyso, waa kuu daanyeernimo.

    Si fiican ha’isku laayaan Isaaqa. Waxaa meeshaas kusoo xirmi aqoonsiga beenta ah oo eey iyaga oo qabiil ah raadinayaan.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  4. Idoor liqe says:

    Halkan Ceerigaabo ma ahee waa suuqa Hoose ee Xaafada isaaqu ka dego Ceerigaabo .

    Bal is weydii sababta Ceerigaabo xaafadna laga isticmaalo lacagta Jamuuriyada dalkeena Somaliya , halka xaafada idoorka laga isticmaalo lacagtooda ?

    Dabshid

    Sxb Hadii aad xamar ka timid ama Laascanood oo lacagta Somaliya wadatid , meel aad wax laga cunikartid waa Xaafada suuqa sare ee Ceerigaabo, Laascanood iyo Buuhoodle.

    Xisaab khaldan baad isku dhufatay .

  5. Idoor liqe says:

    Dabshid

    Hadad xamar ka timaadid , lacagta Somaliya wax baad kaga cunikarta , Laascanood, Buuhoodle , Ceerigaabo , Garoowe.

    Hargiesa iyo burco soo ku Gaajoonmeysid. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Irirsamaale baa yaabay

  6. Land of Punt says:

    Dabshid
    Waxaad qortay: “Nin kule ila yeelo waxeyga oo waliba maamul, Caasimadeyda, Ciidamadeyga iyo Canshuurteyda, hadaad aad leedahey ima jecla ka waran” yaab..👇
    Aniga hadalkayga waa kaa yarayn, you are sick man.
    Ma caasumadii, ciidankii qaranka ayaad leedahay anaa leh ee wax kuma lihid.
    Jowhar iyo Garoowe iyo Xamar nin kala aqoon, waa caruur..
    Jabhad baa ila taliyey in kula doodin…hadda ayaa warkiisii i galay! Daanyeer kiniini cuna ayaa tahay.

  7. Land of Punt says:

    Cadaado
    Eraygaas waa runtaa, Somali wax badan isma dhaamaan, waa daanyeer dantooda aqoon.
    Kuguma raacsani in ku faraxdo Somali isdilaysa.
    Haddii kuwo doqomo ku farxeen dhibka walaalkiis, hadaad ku dayato, adaa kasii liita.
    Somali federal iyo in tuulo walba nabad gobolka degaan ka sameeyaan oo deriskooda nabad geliyaan ayaa ila roon…
    Ninkii aqli lehna taageero qaranimada iyo dowladda dhexe.
    Hadaan markaan il kaa rido adna il iga rido, anigana isha hartay kaa rido, adiga tii ii hartay iga rido, sow indhoole wada noqon mayno…
    Hadaan la kala roonaan roob ma da’o.🖐

  8. Ahmed mooye says:

    Hello reer somaliland horey ba idin shgy iska qabta labadana tuug muuse bixi iyo ina kaahin reer somaliland markas ayey hor mar garayn intey labadas labadas tuug jogn muuse bixi kaahin dagalka gama dhamanayo reer somaliland iyo shacabkada iska cariya muuse bixi kaahin reer somaliland iyo shacabkada dagalki ceel af weyn waxa so abaabuley hub iyo lagacta bixiyey muuse bixi kaahin wa labadas reer somaliland iyo shacabkada iska cariya labadana tuug muuse bixi kaahin ku ma daharada hada imaqleysin anigo Ahmed mooye leydhaho cariya labada tuug oo umada ka fadhisan weydey muuse bixi kaahin bye

  9. Halgan says:

    Xayla salaasa. Mingiste. Meles. Baa waxa la waydiiyay. Maxa kugu farxad badnaa. 2 hore. Waxay aad iga baqi jireen. Kacankii somaliya. Ilaa uu kacankii meelwalba Uga dhere eray. Waxay laeaydiiyay .mI’d walba. Kawaran kacankii. Wacay yirahdeen .waxan ahayn libaax yada africa. Laakiin. Kacankii simaliya wuxuu naga dhigay bisada africa. Meles. Baa Layiri kawaran wuxuu yiri somali waa khatar. Laakiin waxaan .kuburbirinaa.inay jasjuusuin noo noqdaan. Kacankii kadib waxan kawada dhignay jasjiisiin. Iyaga is jasjuusay. Somali kacankii kadib. Wadani yada lagala ayaan katirtiraa. Xataa waxbarashada siinaa jecladaan ethiopia. Hargaysa garoowe kismaayo baydhaba. Tasa keentay in hargaysa jeclato. Tikreega sI xad dhaafa.

  10. Mr BaHaL says:

    Aaadbaan ugu farxaa markaan arko Cadowgii oo isagii cadow isku noqday.Maansha Allaah.Waa maalin fiican oo farxadle.

    Cadaado waan ku salaamay sxb.Ninkaa Cadaado ayaan fikir saliim ah wadaagnaa.

    Imisa ayay ku farxayeen dad Somaliyeed dhib ku jira,imisa ayay ku qoslayeen dad Somaliyeed dhimanaya.

    Dadkii Yemen ka soo qaxay ee loo diiday inay ka soo degaan Markii siday ayaa wali ii sii muqqda.Waliba way caayeen oo cay ayay ugu dareen.

    Warkani waaa war fiican oo lagu farxo ,yaa salaam.

    Cadowga oo is-dila sacab ka ayaa loo tumaa.

    Isku daroo imisaa dhintay.

    Dalmida

    • Land of Punt says:

      Laangaab ciil qaba liiska kuma jiro, waayo waa ognahay oo waa qurbajoog xanaaqsan oo laangaab…kkkk
      Allow waxba dhowran maynee dhagaxyo soo daadi ay ka joogto.
      Majority rules, minority have rights

  11. Cadaado says:

    Mr. BaHaL, waan kusalaamay walaalkiis.

    Dadka qaarkii in eey daanyeer yahiin, sida aad sheegtay, Isaaqa oo la’ogyahay in eey ku farxayeen qaska kasocday Somaliya, waliba qeeyb ka’ahaa burburinta iyo dagaalada kasocday Koonfurta Somaliya; iyada oo la’ogyahay sida aad sheegtay dad qaxooti ah oo Somali ah oo Yemen kasoo qaxay in eey diideen in eey kasoo dagaan dalkooda iyo dakadda Berberra, ayaa dadkii waxaas lagu sameeyay hadeer cadow Isaaq ah oo is dilaya u duceeynayaan.

    Daanyeernimada iyo doqonimada noocaas ah waaye waxa keenay dhibaatada Somaliya kasocta.

    Land of punt, si qaldan oo invalid argument ah ayaad u dhigtay hadalkaada. Maya, marka aad il iga riddo, oo aan annigana il kaa riddo, dabeecada bani’aadamka, iyo cilmiga sayniska waxuu noo sheegayaa in aadan il kale iga rideeynin, oo aanan loo baahnaaynin in aan anniga isha kale kaa riddo. Waxaa dhaceeyso, in aad joojiso in aad isha iga riddo, mar hadii aad ogtahay in waxa aad sameeysay lagugu sameeynayo. Taas oo ah “accountability” isla xisaabtan.

    Daanyeerta Somaliyana taas ayaa ka maqan.

    Hadii qofka kugu farxa marka aad dhibantahay aad ku faraxdo marka uu dhibanyahay, waxaa dhaceeyso, in uu qofkaas is weeydiiyo su’aalo muhiim ah. Laakiin, hadii aad daanyeer doqon ah tahay, oo dhahaya duco uusan kuu duceeynin qofka aad u duceeyneeyso, daanyeer ayaad tahay.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




DAAWO: DF-Soomaaliya oo Amniga Dhuusamareeb si Rasmi ah ula Wareegtay
- Jul 16, 2019
DH-Mareeb ( kalshaale ) Ciidamada Nabad-sugidda iyo booliiska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ...
Daawo Video: Kulankii dhexmaray Godoomiyaha Baarlamanka DFS iyo Wafdigii QM
- Jul 16, 2019
Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah ...
Jaamac Fariid Saygii Hodan Naaleeye, Mashaariicdii uu Kismaayo ka waday
- Jul 16, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Jaamac Ismaaciil Fariid Alle ha u naxariisto wuxuu ku geeriyooday qaraxii ka ...
Madaxwaynaha maamulka Amxaarada oo Noqday la Taliyihii R/wasaare Abiye Axmed
- Jul 16, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xisbiga Dimoqraadiga Amxaarada (ADP) ayaa u magacaabay La Taliyihii ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar iyo Haweenkii Kale oo Shir Jaraa’id Qabtay & Jawaab Adag oo ay siiyeen Donald Trump
- Jul 16, 2019
London ( Kalshaale ) Afar hablood oo ku jira Aqalka Congress-ka Maraykanka , kuwaas ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!