MUUQAAL: Dil Toogasho oo lagu Fuliyey Saddex Xubnood oo ka tirsanaan Alshabaab [Daawo]

Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo saaka oo Arbaco ah dil toogasho ah ku fulisay sadex dhagar qabe oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab, kuwaas oo dilal iyo Falal Amni daro Muqdisho horay uga gaysatay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sadexdan dhalinyaro ee saakay xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa kadambeeyay weerar lagu dilay dad ka badan 20-qof oo lagu qaaday hotelka Naasa-Hablood 2 ee magaalada Muqdisho, 28 bishii October ee sanadkii 2017.

Maxkamada ciidamada qalabka sida  ayaana saakay fagaaraha Iskool buluusiya ee magaalada Muqdisho ku toogatay  Farxaan Maxamed Samatar, C/naasir Dhaqane  iyo Abshir Maxamed Xaaji.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Aarka hargaysa says:

    Gudomiyaha cusub ee all shabaab muqdisho usoo magacaabeen waa qoloma MA isaaq baa hadaanu reer kayaga ahan cadaalad maaha all shabaab anagaa samaynay anagoo sonalinimada kudhadanay na gudomiyihii lanagaqaad

  2. Caamiri says:

    Guul guul guu

  3. Caamir says:

    Guul guul Dhibnayaashii AMA dhintay AMA Dhaawacmey waxey geleen Cadaalad
    Alxamdulilaah

  4. NuurkaNederland says:

    ISIS,ALQACIDA,ALSHABAB,IWM WAXA LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA MUSLIMKA.WAXAANA SAMAYSTAY KOOXAHAAS SIRDOONO WAAWEYN OO CAALAMIYA..
    TUSAALE FUDUD:-
    ATTEENSSION:ISKA JIR:
    I.S.I.S=ISRAEL SECRE INTELLIGENCE SERVICES.
    ALSHABAB+CIA+MI6+AMISOM=ONE,DEALERS.
    IS=ISRAEL SECRET(EREY BIXIN CUSUB OO ISIS)
    KEN O’KEEFE ex-U.S.MARINS SAYS:WE THE WEST,WE ARE ISIS,WE ARE ALQACIDA.CIA,MI6,MOSSAD ARE ISIS!.Recoding.
    DPONALD TRUMP SAYS:OBAMA HE FOUNDED ISIS,…..CO-FOUNDER H.CLINTON!!.true story,Rec.
    EDWARD SNOWDEN SAYS:OSAMA BEN LADEN STILL ALIVE (BAHAMAS)!!!!.NO DEATH OSAMA.
    NOW YOU KNOWS….14/10/17 WE NEVER FOR GET.




DAAWO: DF-Soomaaliya oo Amniga Dhuusamareeb si Rasmi ah ula Wareegtay
- Jul 16, 2019
DH-Mareeb ( kalshaale ) Ciidamada Nabad-sugidda iyo booliiska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ...
Daawo Video: Kulankii dhexmaray Godoomiyaha Baarlamanka DFS iyo Wafdigii QM
- Jul 16, 2019
Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah ...
Jaamac Fariid Saygii Hodan Naaleeye, Mashaariicdii uu Kismaayo ka waday
- Jul 16, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Jaamac Ismaaciil Fariid Alle ha u naxariisto wuxuu ku geeriyooday qaraxii ka ...
Madaxwaynaha maamulka Amxaarada oo Noqday la Taliyihii R/wasaare Abiye Axmed
- Jul 16, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xisbiga Dimoqraadiga Amxaarada (ADP) ayaa u magacaabay La Taliyihii ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar iyo Haweenkii Kale oo Shir Jaraa’id Qabtay & Jawaab Adag oo ay siiyeen Donald Trump
- Jul 16, 2019
London ( Kalshaale ) Afar hablood oo ku jira Aqalka Congress-ka Maraykanka , kuwaas ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!