MUUQAAL: Banaanbixii ka dhacay Burco iyo Dadkii ku dhaawacmay

Burco ( Kalshaale ) Magaalada Burco waxaa maanta ka dhacay Banaanbax Rabshado watay, Kaasi oo ay dhigayeen dad kasoo horjeeda Dagaal Qaybo kamid ah Gobolka sanaag ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Jabhada uu Hogaamiyo Kornayl Caarre.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Banaanbaxa Burco ayaa waxaa ku dhaawacmay dhowr Qof, Kuwaasi oo Qaar kood ay Ku dhacday Raasaas, Waxayna ka warbixiyeen Xaaladooda iyo siday wax u dhaceen.

Masuuliyiinta Gobolka Togdheer ayaa sidoo kale sheegay in Xaaladu ay dagan tahay hada, Waxayna Xuseen in Ciidamadu ay kala eryeen dadkii Banaanbaxa dhigayey, waxayna shacabka Burco ugu baaqeen inay Nabadda ilaashaadan.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Wadaniboy says:

    Unka besha caalamka waa in lagadhsiyaa. Abudhinta. Besha banaanbaxa wada muda her burco iyo cerugaabo. Habar yonis meelwalba. Dagal baa kaga furan. Masmulka cadaystay h.yonis la xasuuqo. Cajiib waa kii kalshaale oo kale baa kadhacay saxaafada waa loodiiday. Qabil walba qabiil kuu ka xoog badanyahay wuu xasuuqa. Muda dher kan waa kii vborama sarakiishii. Oo kale.

  2. Land of Punt says:

    Waaba khayr hadaan cidi dhiman.
    Muuse Biixi howl baa u taal, tani waa porsamento

  3. Cadaado says:

    Waan ka xumahay in eeysan cidna ku dhiman. Isaaqu ha’is dileen, si Somalida kale ee daanyeerada ah ula sinmaan.
    Dalmida.
    God bless Somlalia.

  4. Hiilqaran says:

    Acuudu bilaahi war cadaado mawaalatay mise waad soo wadataa

  5. Hiilqaran says:

    Asc Mr cadaado brother qof walaba xaqbuu u leeyahay in uu fekerkiisa cabiro in kastooy odayaal shadadiina eey xakumaan somaliland hadana in dagaal kadhaco sooma dhoweynayo because danyerada reer koofurka ayaa lootaagwaayey ineey aqli layimadaan marka saxiib inoodaa mesha keliya ee noofayoow wbt

  6. Cadaado says:

    Hiilqaran,
    Wcs. Maya, ma waalan mana soo watto. Runta Ayaan sheegi. Dhibka Somaliyana waa dhamaan lahaa, hadii dadka waxa eey koox la jeceshahay kooxda kale, eey iyadana la jeclaato. Hadii, qofka il qof ka riddo, isagana isha laga riddo. Hadii qofka kugu qosla marka aad dhibaateeysan tahay, aad adigana ku qosasho. Above all, tan uGu muhiimsan, qaranimada iyo midnimada Somaliya ayeey dan uGu jirtaa in qabiilka Isaaqu is dilaan. Daanyeerrada Somalida runta iskuma sheegaan. Munaafaqiin. Waxaa kaloo jirra dad doqomo ah, oo daanyeero caqli xun ah. Dad u duceeynaya dad aanan u duceeyn iyaga markii eey dhaceen/jabeen.
    Dalmida.
    God bless Somalia.




DAAWO: DF-Soomaaliya oo Amniga Dhuusamareeb si Rasmi ah ula Wareegtay
- Jul 16, 2019
DH-Mareeb ( kalshaale ) Ciidamada Nabad-sugidda iyo booliiska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ...
Daawo Video: Kulankii dhexmaray Godoomiyaha Baarlamanka DFS iyo Wafdigii QM
- Jul 16, 2019
Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah ...
Jaamac Fariid Saygii Hodan Naaleeye, Mashaariicdii uu Kismaayo ka waday
- Jul 16, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Jaamac Ismaaciil Fariid Alle ha u naxariisto wuxuu ku geeriyooday qaraxii ka ...
Madaxwaynaha maamulka Amxaarada oo Noqday la Taliyihii R/wasaare Abiye Axmed
- Jul 16, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xisbiga Dimoqraadiga Amxaarada (ADP) ayaa u magacaabay La Taliyihii ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar iyo Haweenkii Kale oo Shir Jaraa’id Qabtay & Jawaab Adag oo ay siiyeen Donald Trump
- Jul 16, 2019
London ( Kalshaale ) Afar hablood oo ku jira Aqalka Congress-ka Maraykanka , kuwaas ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!