Deg deg : Dagaal ka socda Dhoob iyo Ceerigaabo , Gaadiid la gubay iyo Wararkii ugu dambeeyay

Ceerigaabo ( Kalshaale ) Dhawaaqa Rasaasta ayaa laga maqlayaa magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag Iyadoona ay Halkaasi ka taagan tahay Xiisad dagaal oo Culus.

Dhinaca kale, dagaal Qadhaar a yaa ka socda deegaanka Dhoob ee bariga degmada Ceerigaabo, kaasi oo u dhaxeeya Ciidanka Somaliland iyo Korneyl Caarre.

Waxaa la sheegay in Ciidamada Somaliland ay Labada Gaadhi ayaa ka gubeen Ciidamo taageersan Kornayl Caarre, Sidoo kale waxaa la sheegay inay halkaasi ku dhinteen  ciidamo  aan la xaqiijin Weli Tiradooda.

Magaalada ayaa siwayn looga dareemayaa Xaalada Dagaal, waxaana  Sidoo kale shacabku ay taayiro ku gubayaan waddooyinka qaar ee magaaladaasi.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




DAAWO: DF-Soomaaliya oo Amniga Dhuusamareeb si Rasmi ah ula Wareegtay
- Jul 16, 2019
DH-Mareeb ( kalshaale ) Ciidamada Nabad-sugidda iyo booliiska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ...
Daawo Video: Kulankii dhexmaray Godoomiyaha Baarlamanka DFS iyo Wafdigii QM
- Jul 16, 2019
Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah ...
Jaamac Fariid Saygii Hodan Naaleeye, Mashaariicdii uu Kismaayo ka waday
- Jul 16, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Jaamac Ismaaciil Fariid Alle ha u naxariisto wuxuu ku geeriyooday qaraxii ka ...
Madaxwaynaha maamulka Amxaarada oo Noqday la Taliyihii R/wasaare Abiye Axmed
- Jul 16, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Xisbiga Dimoqraadiga Amxaarada (ADP) ayaa u magacaabay La Taliyihii ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar iyo Haweenkii Kale oo Shir Jaraa’id Qabtay & Jawaab Adag oo ay siiyeen Donald Trump
- Jul 16, 2019
London ( Kalshaale ) Afar hablood oo ku jira Aqalka Congress-ka Maraykanka , kuwaas ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!