Muuse Biixi Maxaa ka baajiyey Safarkii uu ku tagi lahaa SWEDEN ? [Warbixin]

London ( Kalshaale ) Waxaa dhowaan soo baxay Warar sheegaya inuu Madaxwaynaha Somaliland  gaadhi doono dalka Sweden halkaasi oo uu  kaga Qayb geli lahaa,   Shir uu Xisbi dalkaasi ka dhisan Qabsan lahaa, Waxaa sidoo kale la sheegay inuu ka hadli lahaa sida Somaliland ay ku heshay nabadda iyada oo ku taala gobol colaado badan ay ka jiraan.

Balse waxaa isbadal ku yimid  oo baaqday Safarkii biixi ku tagi lahaa  Sweden, iyadoo ay Jireen Dad badan oo isku diyaarinayey inay Banaanbaxyo kala hor tagaan, Islamarkaana  Madaxwayne Biixi ku eedaynaya dhibaatooyin kala duwan.

Dhinaca kale  Dowladda Sweden iyo DF Soomaaliya ayaan ka Warqabin Safarka, waxaana  Labada dhinac beeniyeen  inay ka warhayeen socdaalka madaxweyne Biixi ku tagi lahaa Stockholm, waxaana hadda baaqday safarka Muuse Biixi Cabdi ee magaaladaasi.

Socdaalka Muuse waxaa abaabulayay Dadka ka soo jeeda Somaliland ee ku nool dalkaas iyo xildhibaan ka mid ah Guddiga saaxiibada Baarlamaannada Somaliya iyo Sweden oo lagu magacaabo Magnus Oscarson.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland ayaa la filayaa in ay ka qeybgalaan kulankaas waxaana baaqday safarkii uu Muuse Biixi uga qeybgeli lahaa iyada oo aan si rasmi ah loo shaacin in baajinta safarkaas  wuxuu salka ku hayo.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 13)

  1. Laalays says:

    Yaa idinku yidhi mujaahid Muuse Biixi ayaa Sweden u safrayay? kkk

    Ma istidhaahdeen huubadaa idin socota!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. RAAMALEEY says:

    LAALEEYS Daayeer Hakuriyioon nin Beesha garxajis ladhashay iyo nin Ssc iyo MAAKHIR AWDAL iyo boorame ladhashay OO in ay Miyir HANDARAAB SWEEDAN UK USA IYO BURSAL LOOGA SACABIYO DAANYEER DHOGORI BAAD TAHAY XALAY OO UGU DANBAYSAY DHEGAYSO KUWA KAA LAAN DHEER EE AWAL OO HUGO KU TILMAAMAY RIYADII INA KAAHIN IYO MUUSE HANDARAAB TUSH OO HADANA TUSH NO MOOR WAX SOMALIDIID LAYIRAAHDO YAA DAANYEER ALI GURAY IYO JENERAAL CAARE OO YIRI TUSH OO HADNA TUSH
    KKKKKKKMKKMMKKKKKK BY BY HANDARAAB IYO JEEGAAN

  3. Dabshid says:

    Sida runtaa maamulo shaqeynhayey iyo rajooyin soo kordhahayo oo ku aadan Xalka mustaqbalka Somali Republic iyo isdhexgalja ummadda Soomaaliyeed, ayaa ka jirey Koofur iyo Waqooyi waqtigii – Xassan Shiikh iyo Siilaanyo

    Hadda!

    Kuwii Xamarna Dhagaxbey isku oodeen, Muusana HANDARAAB WEYN ayuu isku xirey.

    – Kalsooni yari, aqoon yari iyo Dabeecad xumo ayaa labada dhinacba lagu timaamey.

    * waa laga bixidoona 2 sano ee Abaartii Dabo-dheer

  4. Laalays says:

    Bal car arka Farmaajo oo Kenya u jawaaba. Xoosh iyo Xaaf buu keli ka adag yahay?

    https://heemaalnews.com/kenya-oo-ku-dhawaaqday-inay-xirtay-xuduudda-ay-la-wadaagto-somalia/

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Laalays says:

    Amison waxaa dabayaaqadii bishii ina dhaaftay loo ogolaaday inay ilaa 2021 ay raqda Zoomaal ay sii kordhistaan maal ruugideeda.

    Kulan ay Nairobi ku qabsadeen waxay ugu magac dareen ” Mission Implementation Plan and Budget” kkkk

    Afsoomaali ahaan la mida”Raadin mashruuc aan wax ku cuno”

    Bal akhriso oo weliba boodhadhka daawo!

    http://amisom-au.org/2019/04/amisom-reviews-its-mission-implementation-plan-to-bolster-its-activities/

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Laalays says:

    Security Council Extends Mandate of African Union Mission in Somalia.
    https://www.un.org/press/en/2019/sc13828.doc.htm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Laalays says:

    Laba usbuu ka dibna waataa AMISOM oo leh mashruucu nuguma fila!

    https://heemaalnews.com/amisom-oo-beesha-caalamka-ku-eedeysay-dhaqaalo-xumo-soo-wajahday/

    Isma og aqalkiibay aslaysaa!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Laalays says:

    Lahaysta yaal ma xishoodayaal munaafiqiin ah baa tihiin.

    Soomaali, Soomaali,Soomaali, calan iyo dal aad ku xaarteen oo god ku rideen baa weliba laydinku gumaystaa!

    Wejigiin gubay!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Ali Zubeer says:

    Idoorku waa badow aanan weligood ilbaxayn sidaa aanan in badan golahan ka sheegay.

    Xitaa haddii Muusa shaani tago Sweden ama meelaha kale waxaa uu ku tagi doonaa isagoo Somali ah not magaca Iidoor ritual tribal play.

    Marka ha is biqleeyaan.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors
    Down Ahmara lovers

  10. Guulwade says:

    Tikreega amxaaro. Ingiriska 60 18 may snm jegernata hargaysa burco. Caalamka wuu diiday yaa gaala jeclaa day walahay. Hawiyaha waa yabeen. School ay citiraafka ku rad sade en. Oo layri. Sanaag baa laga furayaa. Warsangali waa diideen .school nagaha isguursadaan. Hada dhulbahante lascaano laga furayaa. Goormuu dadku saas u jabay. School coldoon waxa loo xidhsy school kahadlay. Subxaanalaah. Rag .isguursadaan naago isguursadaan .dhulbahante subxaanalaah mesha kacarara walahay waa khatar geeska africa waxay jegaanta keeneen. Hawiye waysbeen. Ilaa maanta qofka hawiyaha ee loo sheego waa qaracsn xataa dhulbahante qurbaha jooga waa qaracmeen warsangali waxayla ku dhar teen deganadooda inaan hargaysa. Mashruuc laga keenay shaqayn sawaba. Anshaxumada allaah waa nacay.

  11. Mr BaHaL says:

    Muxuu ku tagayaa oo uu haystaa?

    kkkkkkk

    Waa loo diiday.
    Xataa shirkii wasiirada Maaliyaha ee ka socday Adis waa loo diiday inay gaystaan mid Mirqaansan oo ay dirteen.

    Dumarka Hargeisa ha uga sheeekeeyo Xabaalo iyo wax noocaasi.

    Misgiin yaa Idoor wareeray.

    Dalmida

  12. NUURKANEDERLAND says:

    REER BUHODLE & SSC BAA KU DACWAYNAYA DILKII UUKA GEYSTAY DEEGAAMADAAS,& CABUDHINTA KUFSIGA XARIGA DILKA QORSHAYSAN EE UU KU HAYO BIIXI DEEGAAMADA SSC.
    BIIXI WUXUU MARI JIDKII CORNAYL TUKE.

  13. Wadaniboy says:

    Waxa dacweeynaya. Gadabuursi dhulbahante warsangali. Habaryoonis.onlf. .celafayn. kalshaale lascaano. Borama dila. Damala xagare. Tukaraq dhacdooyin muda soo jiray. Xabsi.shacab. wariyayaal. Siyasiyiinta. Oday dhaqameed. Culumo wada xidhan
    Gabayaa. Waxaso dacwada. Dadbadan oo si sharci daro ah loo xasuuqay. Cidama dagalamay.dhib malaha laakiin magalooyika aan hubaysan. Waa xasuuq sida awdal. Iyo kalshaale ama dila. Damala xagare. Tukarq. Waxas waa awood she gasho cidan lageeyaa degaan aysan u dhalan.




MUUQAAL: Qubanaha VOA oo Qodobo Xiiso Badan iyo Filim-ka ay Jilayaan Soomaalida yurub lagu soo Bandhigay
- Jun 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ...
MUUQAAL: Qaraxyo ka dhacay dalka SUCUUDIGA oo Caalamka laga Qariyey iyo Maraykanka oo Kashifay (Daawo)
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale )Qaraxyo ka dhacay Sucuudiga oo Caalamka laga qariyey iyo Maraykanka oo ...
Warbaahinta Dalka Masar oo si yaab leh Indhaha uga Qarsatay Geeridii Mursi iyo Dawladda oo diiday in la baadho
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale ) Dawladda Masar ayaa Qaramada Midoobay ku eedeysay inay siyaasadeeneyso geerida ...
Madaxwaynihii Faransiiska oo Maxkamad lasoo taagayo iyo waxa lagu haysto
- Jun 20, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamada dalka Fransiiska ayaa Arbacadii soo saartay go’aan ah in Maxkamada ...
MUUQAAL: Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay soo Baahiyaan Dhaliilaha Muuse Biixi [Daawo]
- Jun 20, 2019
Laascanod ( Kalshaale ) Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay Baahiyaan Dhaliilaha ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!