MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Gudi u saaray Xaalada Baladwayn iyo Tallaabo Adag oo laga Qaadi doono..

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya  Maxamec Cabdullaahi Farmaajo ayaa gudi u saaray  Xisadda ka taagan deegaanada gobolka Hiiraan iyo dagaaladii shalay ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliyaha Ciidamada Asluubta Bashiir Goobe oo kamid ah Gudiga uu Madaxwaynaha u magacaabay ayaa sheegay inay Baadhis ku samayn doonaan Sida wax u dhaceen, Wuxuuna sheegay inuu Madaxwaynaha arintaasi si adag uga hadlay, Iyadoona Cida Masuulka ka ahayd Lagula Xisaab tami doono.

Wuxuu sheegay inay arin Culus tahay oo aan loo Dul qaadan doonin  Dilka dhacay iyo in Askari uu dilo Askari kale, SIdoo kalana waxaa Tallaabo adag laga qaadi doonaan dhamaan dadka ku lug yeesha arintaasi.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Dabshid says:

    4 sano oo dib u dhac ah iga dheh

    – Greater Banaadir State oo hoos u sii dhacdey

    – Canshuurtii Koofureed oo aan la mideyn in

    – Maqaamkii Muqdisho oo lagu sii tuntey

    – Ciidamado ka kooban gobolada Koofur oo aan wali la dhisin

    – Kenya oo darbi ka dhistey Dalka Xortaa gudihiisa

    – Ciidamada Shisheeye oo waqtigii loo sii kordhiyey

    – Mucaaradkii Kablalax oo sifiican Shisheeyaha u hoos galey.

    * Ul dambaan ceel lagu sahmin




DAAWO MD. Farmaajo oo ka hadlay Muhiimada Shirkii Dh/mareeb iyo FIQI oo Dhaliilay War-murtiyeedka [Akhriso]
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii beelaha wada degga Gal-mudug, ee ka Qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar oo Bixisay Waraysi aan Farxad gelin Natanyahu iyo Codsi ay u dirtay Shacabka Israel
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhan Cumar oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka, ayaa ...
DAAWO: Madaxda Ruushka, Iiraan, iyo Turkiga oo Heshiis ka gaadhay Arimaha Suuriya
- Sep 17, 2019
Ankara  ( Kalshaale ) Madaxeyaasha Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Isniintii shalay kulan sadex-geesood ...
Jubbaland yaa ku matali doona Shirwaynaha Muqdisho ka dhacaya ?
- Sep 17, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa lagu wadaa in billowga Bisha October ...
Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Balcad ee Khasaaraha ba’an dhaliyey
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Musa Faki Maxamed ayaa ka hadlay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!