Maraykanka oo War Cusub kasoo saaray Duqaynta uu ka wado Soomaaliya

Muqdisho ( Kalshaale ) Maraykanka ayaa Talaadadii sheegay in ay sii wadi doonaan howlgallada amniga ee lagu taageerayo xasillinta Soomaaliya iyo dagaalka al-Shabaab.

War-saxaafadeed laga soo saaray kulan ay shalay  Muqdisho ku yeesheen ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, taliyaha ciidanka xoogga, taliyaha hawlgalladda militariga Maraykanka ka jooga qaraadda Afrika ee AFRICOM, Jeneral Thomas Waldhauser iyo Danjiraha Maraykanka u jooga Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa ballanqaadka lagu sameeyay.

“Taageerada nabadgalyo ee Soomaaliya waxay qeyb muhiim ah ka tahay dedaalka uu Marekanka  dowladda federaalka iyo dadka Soomaaliyeed lagala shaqeynayo ammaanka iyo nabadda dalkooda.” ayuu yiri Danjiraha Maraykanka u jooga Soomaaliya, Donald Yamamoto.

“Degganaashaha iyo nabadda Soomaaliya micnaheedu waa deganaashaha dheeriga ah ee mandiqadda geeska Afrika iyo inay dadka Soomaalida awoodaan inay diiradda saaraan dhismaha mustaqbal barwaaqo ah.” ayuu ku daray Donald Yamamoto.

Marekanka ayaa howlgallo uu ku taageerayo dowladda Soomaaliya ka fuliya deegaanno ka tirsan dalka, waxaana inta badan howlgallada lagu beegsadaa saldhigyada al-Shabaab iyo Daacish.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    WARKA AMPASADOR YAMAMOTO.
    IIDHEH MARAYKAN KASOO QAAD & FAKE NEWS.
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TEL AVIV.
    TUSAALE FUDUD:-
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS=ISRAEL SECRET-(EREY BIXIN CUSUB).
    ISRAEL DID 9/11 & IN SIDE JOB.(ANTI MUSLIMS AGENDA).
    DONALD TRUMP SAYS:OBAMA HE FOUNDED OF ISIS.
    DONALD TRUMP SAYS:ZOINESTE CREATER ISIS,H.CLINGTON CREATER ISIS with OBAMA!!.
    KEN OKEEFE ex-US.MARINS SAY:WE ARE NOT FIGHTING ALQACADA & ISIS.WE ARE ALQACIDA,WE ARE ISIS.CIA CREATER ALQACIDA.
    EDWARD SNOWDREN SAY:OSAMA BEN LADEN STILL ALIVE(BAHAMAS).NO DEAD.
    19 HIJACKERS STILL ALIVE & WEL.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO!!!!!?.ANTI MUSLIMS AGENDA.
    ISIS WORK=GREATER ISRAEL PROJECT & PLANS,PLAN 1980…
    ISIS & ALQACIDA THEY NEVER ATTACK ISRAEL,WHY NOT?
    ISIS MADE IN ISRAEL.
    FIIRO GAARA:-
    TERRORIST IS NOT MUSLIMS & ISLAMICE.
    BUT,WE ARE MUSLIMS,WE ARE TARGET’s.EVERY WERE WE ARE TARGETS.for sure..

  2. NUURKANEDERLAND says:

    Nuurka.
    Political Analyst.
    Kabiir Ku Taqasusey Arimaha Argagaxisada.
    WARKA AMPASADOR YAMAMOTO.
    IIDHEH MARAYKAN KASOO QAAD & FAKE NEWS.
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TEL AVIV.
    TUSAALE FUDUD:-
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS=ISRAEL SECRET-(EREY BIXIN CUSUB).
    ISRAEL DID 9/11 & IN SIDE JOB.(ANTI MUSLIMS AGENDA).
    DONALD TRUMP SAYS:OBAMA HE FOUNDED OF ISIS.
    DONALD TRUMP SAYS:ZOINESTE CREATER ISIS,H.CLINGTON CREATER ISIS with OBAMA!!.
    KEN OKEEFE ex-US.MARINS SAY:WE ARE NOT FIGHTING ALQACADA & ISIS.WE ARE ALQACIDA,WE ARE ISIS.CIA CREATER ALQACIDA.
    EDWARD SNOWDEN SAY:OSAMA BEN LADEN STILL ALIVE(BAHAMAS).NO DEAD.
    19 HIJACKERS STILL ALIVE & WEL.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO!!!!!?.ANTI MUSLIMS AGENDA.
    ISIS WORK=GREATER ISRAEL PROJECT & PLANS,PLAN 1980…
    ISIS & ALQACIDA THEY NEVER ATTACK ISRAEL,WHY NOT?
    ISIS MADE IN ISRAEL.
    FIIRO GAARA:-
    TERRORIST IS NOT MUSLIMS & ISLAMICE.
    BUT,WE ARE MUSLIMS,WE ARE TARGET’s.EVERY WERE WE ARE TARGETS.for sure..
    DUNIDA DALALKA OLOLAYA WAA WADA MUSLIM,SOMALIYA BAANA KA KOOW AH WHY NOT?
    USA & UK BAA NOO DIIDEY NABAD & NOLOL.
    OPEN YOUR AYS.




DAAWO MD. Farmaajo oo ka hadlay Muhiimada Shirkii Dh/mareeb iyo FIQI oo Dhaliilay War-murtiyeedka [Akhriso]
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii beelaha wada degga Gal-mudug, ee ka Qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar oo Bixisay Waraysi aan Farxad gelin Natanyahu iyo Codsi ay u dirtay Shacabka Israel
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhan Cumar oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka, ayaa ...
DAAWO: Madaxda Ruushka, Iiraan, iyo Turkiga oo Heshiis ka gaadhay Arimaha Suuriya
- Sep 17, 2019
Ankara  ( Kalshaale ) Madaxeyaasha Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Isniintii shalay kulan sadex-geesood ...
Jubbaland yaa ku matali doona Shirwaynaha Muqdisho ka dhacaya ?
- Sep 17, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa lagu wadaa in billowga Bisha October ...
Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Balcad ee Khasaaraha ba’an dhaliyey
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Musa Faki Maxamed ayaa ka hadlay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!