Sucuudiga oo Qabtay Diyaaraado Drones ah iyo Halka Laga lahaa ?

Laascaanod  ( Kalshaale ) Dowlada Sacuudi Carabiya ayaa maanta oo Salaasa ah shaacisay inay soo rideen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan Drone ay kooxda Xuuthiyiinta Yemen doonayeen inay ku duqeeyaan magaalada Khamis Mushait ee koonfurta wadanka Sacuudiga.

Xuuthiyiinta ayaa iyagu saacado kahor warbaahintooda ku faafiyey inay duqeyn la beegsadeen Saldhiga diyaaradaha militariga Sacuudiga ee King Khalid oo ku yaal nawaaxiga magaalada Khamis Mushait.

Xulafada Sacuudiga iyo Xuuthiyiinta ayaa labaduba dar dar geliyey duqeyntooda asbuucyadii lasoo dhaafay, diyaaradaha Sacuudiga ayaa duqeymo xoogan ka geystay maalmihii u danbeeyey gobalka Hajjah ee waqooyiga Yemen oo ay gacanta ku hayaan xoogaga shiicada dalka Yemen.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




DAAWO MD. Farmaajo oo ka hadlay Muhiimada Shirkii Dh/mareeb iyo FIQI oo Dhaliilay War-murtiyeedka [Akhriso]
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii beelaha wada degga Gal-mudug, ee ka Qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar oo Bixisay Waraysi aan Farxad gelin Natanyahu iyo Codsi ay u dirtay Shacabka Israel
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhan Cumar oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka, ayaa ...
DAAWO: Madaxda Ruushka, Iiraan, iyo Turkiga oo Heshiis ka gaadhay Arimaha Suuriya
- Sep 17, 2019
Ankara  ( Kalshaale ) Madaxeyaasha Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Isniintii shalay kulan sadex-geesood ...
Jubbaland yaa ku matali doona Shirwaynaha Muqdisho ka dhacaya ?
- Sep 17, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa lagu wadaa in billowga Bisha October ...
Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Balcad ee Khasaaraha ba’an dhaliyey
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Musa Faki Maxamed ayaa ka hadlay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!