MUUQAAL: Waxyaabaha lagu haysto C.maalik Coldoon oo lasoo bandhigay

Hargeisa  ( Kalshaale ) Xeer-ilaalinta guud ee Somaliland ayaa ku eedaysay Coldoon Sadex qodob oo ah in uu Baraha Bulshada  ku qoray.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

1 waxa aad ceebaysay Dugsiga Abaarso waxaanad tidhi waxa lagu bartaa dugsigaa isku galmoodka dadka isku jinsiga ah, ardaydana waxa lagu baraa diin aan ahayn diinta islaamka .

2-waxa aad faafisay dacaayado ka dhan ah “qarannimada Somaliland oo waxa aad tidhi Taliskani tubtii buu hayaa talisyadii_hoogay iyo taliska Muuse Biixi waa taliskii Cabdi oo soo koraya.

3-waxa aad faafisay warar been abuur ah oo aan sal iyo raad toona lahayn oo ah in dugsiga abaarso lagu barto diin aan ahayn diinta islaamka sidoo kale ardayda lagu baro isku galmoodka dadka isku jinsiga ah.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




DAAWO MD. Farmaajo oo ka hadlay Muhiimada Shirkii Dh/mareeb iyo FIQI oo Dhaliilay War-murtiyeedka [Akhriso]
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii beelaha wada degga Gal-mudug, ee ka Qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar oo Bixisay Waraysi aan Farxad gelin Natanyahu iyo Codsi ay u dirtay Shacabka Israel
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhan Cumar oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka, ayaa ...
DAAWO: Madaxda Ruushka, Iiraan, iyo Turkiga oo Heshiis ka gaadhay Arimaha Suuriya
- Sep 17, 2019
Ankara  ( Kalshaale ) Madaxeyaasha Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Isniintii shalay kulan sadex-geesood ...
Jubbaland yaa ku matali doona Shirwaynaha Muqdisho ka dhacaya ?
- Sep 17, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa lagu wadaa in billowga Bisha October ...
Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Balcad ee Khasaaraha ba’an dhaliyey
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Musa Faki Maxamed ayaa ka hadlay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!