Daawo Muuqaal: Ciidanka Puntland oo Deegaanka Af-Urur dib ula wareegay

Boosaaso ( Kalshaale ) Ciidamada Maamulka Puntland ayaa dib ugu laabtay deegaanka Af Urur ee Gobolka Bari, oo ay isaga soo baxeen dhowaan iyadoo halkaasi ay la wareegtay kooxda Al-Shabaab, Waxaana  Muddo deegaanka gacanta ku hayay ururka al-Shabaab, balse saraakiisha ciidanka Puntland ayaa hadda sheegay si buuxda inay deegaanka u maamulayaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliyaha ururka saddexaad ee ciidammada Daraawiishta Puntland Gaashaanle dhexe Maxamuud Maxamed. ayaa xaqiijiyay in ay dib ula wareegeen deegaanka Af Urur.

Maleeshiyaadkii Al-shabaab ayaa  la sheegay inay ku laabteen buuraleyda dhanka waqooyi ka xigta tuulada Af-Urur oo ay markii hore ka soo baxeen.

Deegaanka Af Urur oo dagaal ciidammo badan ay kaga geeriyoodeen Puntland, waxaana dhowr mar gacan ku heynteeda waxaa isaga dambeeyay al-Shabaab iyo ciidanka Puntland.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Laalays says:

    Maxay uga cararaan marka hore ciidamada Puntland? kkkk
    Ilaa 2015 ayaan maqlayay ciidan Puntland ah baa lagu weeraray Af Urur, laga qabsaday, dib u qabsaday.

    Anigu waxaan hubaa in meeshan caalam-ka Puntland waxoogaa kharasha kaga dalbanayso!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Ali Zubeer says:

    Waar meesha pudhlayn ahayd waa meel aanan ciidan quman joogin ama waa riwaayad lacag lagu raadsanayo.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  3. NUURKANEDERLAND says:

    ISIS,ALQACIDA,ALSHABAB IWM WAA KOOX LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN DUNIDA MUSLIMKA LAGU BURBURIYO.
    TUSAALE FUDUD:-
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS=ISRAEL SECRET.(EREY BIXIN CUSUB).
    ISRAEL DID 9/11.(4000 JEWISH is ABSENT 9/11).true story!!!.(NO BODY KNOWS,ZOINEST PLANER)!!!.
    DONALD TRUMP SAY:OBAMA HE FOUNDED OF ISIS.
    DONALD TRUMP SAYS:ZOINEST CREATER ISIS,H.CLINGTON CREATER ISIS With OBAMA.true story,recoding
    TERRORIST IS NOT ISAMIC & MUSLIMS,its ANTI MUSLIMS AGENDA.WE KNOWS,WE HAVE EVIDENCE.sure.
    GO FUCK YOUR SELF.




MUUQAAL: Qubanaha VOA oo Qodobo Xiiso Badan iyo Filim-ka ay Jilayaan Soomaalida yurub lagu soo Bandhigay
- Jun 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ...
MUUQAAL: Qaraxyo ka dhacay dalka SUCUUDIGA oo Caalamka laga Qariyey iyo Maraykanka oo Kashifay (Daawo)
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale )Qaraxyo ka dhacay Sucuudiga oo Caalamka laga qariyey iyo Maraykanka oo ...
Warbaahinta Dalka Masar oo si yaab leh Indhaha uga Qarsatay Geeridii Mursi iyo Dawladda oo diiday in la baadho
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale ) Dawladda Masar ayaa Qaramada Midoobay ku eedeysay inay siyaasadeeneyso geerida ...
Madaxwaynihii Faransiiska oo Maxkamad lasoo taagayo iyo waxa lagu haysto
- Jun 20, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamada dalka Fransiiska ayaa Arbacadii soo saartay go’aan ah in Maxkamada ...
MUUQAAL: Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay soo Baahiyaan Dhaliilaha Muuse Biixi [Daawo]
- Jun 20, 2019
Laascanod ( Kalshaale ) Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay Baahiyaan Dhaliilaha ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!