Koryn Caare “Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waa in Maxkamad lasoo taago”

Qardho ( Kalshaale ) Kornayl  Saciid Cawil Jaamac [ Caare ]  oo shir jaraad ku qabtay Magaalada Qardho ee  fadhiga jabhada uu hogaamiyo ayaa ka hadlay dhawr arimood oo kala duwan, ugu horayn Caare jawaab adag ka bixiyay war kasoo baxay gudoomiyaha Gobolka Sanaag Tiimbaro kaas oo ahaa in Caare uu dhoofayo, Caare wuxuu sheegay in dalka uusan meelna uga socon.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

” Hadii dibad wax yaalaan isagaan kasoo tahriibeen aniguna meel uma socdo, adiga gurigaaga waan aqaanaa. dhulka ha qalalo ” ayuu yiri Korne Caare.

Kornaly Caarre  oo sii wata hadalkiisa wuxuu ka codsaday golaha guurtida iyo baarlaamanka ee Somaliland in ay xil ka qaadis ku sameeyaan Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiir Kaahin oo uu ku tilmaamey gacan ku dhiiglayaal, sidoo kale hay’adaha cadaalada ee dunida ayuu ugu baaqay in ay ku maxkamadeeyaan danbiyada ay galeen.

“Waxaan xal u arkaa in Biixi iyo Kaahin xilka laga qaado, aaway hay’ada caalamiga ah ee xuquuqda u dooda. ninmakaas gacan ku dhiiglayaasha ah hala soo taago maxkamad oo halagu qaado danbiyada ay galeen”. Ayuu yidhi Caare.

Dhinaca kale mar la waydiiyey hadii Madaxweyne Biixi iyo Kaahin ay ka codsadaan in miiska korkiisa ay kuwada hadlaan waxa uu ka qabo ” waxaan la hadlayaa marka 8dii qodob ee gacan libaax ay suurta geliyaan ” ayuu ku jawaabay Kornayl Caare.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. Dabshid says:

    Oo Gaashaantii Somaliland ayuu xiranyahey oo uu waliba ku joogaa Qardho, waxaan moodey inuu xirtey Gaashaanta xidigta blue dhexda kaga taalo

    Waa in loo diro Ciidamada ALPHA GROUP

  2. Land of Punt says:

    Generalka maxaa kornayl loogu dheegaa, mise xidigta sadexaad asagaa ku darsaday..
    Caare waa xanaaqsan yahay general dresskii SNA, Somali National Army soo xirtay…
    Kkkkkkkk
    Isku booteeya laakiin no dagaal.
    Maryooley nabad haloo daayo.

  3. sOmalilander says:

    Caaroow hawshii laguu dirayba kamaad soo bixine maxaanu muuse & kaahin maxkamad cadaalad saarnaa.

    Adigu hawshii labadaa nin eed sheegtay kuu xilsaareen inaad kasoo baxdo weeyee markaabanu iyagana la tiigsan doonaa maxkamada ICC ee caalaamka!!

    Kkkkk kkkkkk kkkkk kkkkk

  4. Taleex boy says:

    Qardholand com kkkkkkkkkkk

  5. Taleex boy says:

    Waa in ladalacsiiya ninkan wareerland .com hhhh

  6. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    ISAAQO waxeey soo cusbonaysiiyeen jabhadii SNM. Kii xanaaqaba jabhad lee furaan.

    ALLOW SAHAL AMUURAHA.

  7. Mr BaHaL says:

    Waa Dawlad la’aanta.

    Ilaa inta dawlad Somaliyeed oo hufan la helayo sidaa ayaa la ahaan doonaa,waliba dagaaladu way ka sii xumaan doonaan sidii hore – saa muddo ayaa lagu jiray Reer hebelnimo,tiibaa laysku khaayimay.

    Waxaa burburaya Reer Hbelnimadii isku duubnayd ee Somali lagu dumiyay.

    Xagee looga gudbayaa ayaa meesha taala.

    Ma qabiilka ayaa iscunaya mise Somalinimo ayaa loo gudbayaa?
    Meel loo dhaqaaqaba meeshii qabiilka ahayd waa lagu dagaalmaya.

    Dalmida

  8. Dusha says:

    Xummadda qabiilku kululaa……

    Marba marka ay hoos u degto ayay ka xummad kulushahay…..

    Haddaa tiraahdo inaan qabyaaladda walaaqo ayaan rabaa, tan hoosana waa walaaqmaysaa…

    Marka miyaysan wacnayn in qabyaaladda kor laga soo damiyo si tan hoose u danto…..

    Hadda meel walba somaali jifiyihii heshiiska ku ahaa in dhinaca shishe la qabyaaladeeyo ayaa iyagii qabyaaladii ka dhexqaraxda….see loo damiyaa….waa in tay jifiyuhu beereen kor laga soo damiyaa si tooduna u danto….

    Weli Somaali ma helin philosopher/cabqari qabyaalada somaali ka dhaadhiciya siday u waajigi lahaayeen….

  9. Kalahage says:

    Tolow qardho ma u hilib doontaa intaan dhar askari gashado.

  10. Laalays says:

    Dhuuse weyne!kkkk

    Alla maxaan duuflahaan oo kale arkay oo ismooday waxaanuu ahayn. Bilo gudahood-na u shiiqay sidii baruur bacad la dhigay!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Laalays says:

    Aaar Armaajo yaa haya!kkkk

    https://heemaalnews.com/kenya-oo-ku-dhawaaqday-inay-xirtay-xuduudda-ay-la-wadaagto-somalia/

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Laalays says:

    Amison waxaa dabayaaqadii bishii ina dhaaftay loo ogolaaday inay ilaa 2021 ay raqda Zoomaal ay sii kordhistaan maal ruugideeda.

    Kulan ay Nairobi ku qabsadeen waxay ugu magac dareen ” Mission Implementation Plan and Budget” kkkk

    Afsoomaali ahaan la mida”Raadin mashruuc aan wax ku cuno”

    Bal akhriso oo weliba boodhadhka daawo!

    http://amisom-au.org/2019/04/amisom-reviews-its-mission-implementation-plan-to-bolster-its-activities/

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Laalays says:

    ecurity Council Extends Mandate of African Union Mission in Somalia.

    https://www.un.org/press/en/2019/sc13828.doc.htm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. Laalays says:

    Laba usbuu ka dibna waataa AMISOM oo leh mashruucu nuguma fila!

    https://heemaalnews.com/amisom-oo-beesha-caalamka-ku-eedeysay-dhaqaalo-xumo-soo-wajahday/

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. Ali Zubeer says:

    Waar Carre sow kan Habar Jeclo soo xareeyay. Tolow Habar Awal Galmudug bay iska dhiibi doontaa,

    Sidan haddii uu xaalka Hargaysa sii ahaado magaalada waxaa la wareegi doonaa dad aanan Soomaali ahayn,

    Waar Caarra waa in loo sheega inuusan magaalada Hargaysa dadka ka faarujin.

    Wallee Iidoor godkiisa biyaa ugu galay

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors




DAAWO MD. Farmaajo oo ka hadlay Muhiimada Shirkii Dh/mareeb iyo FIQI oo Dhaliilay War-murtiyeedka [Akhriso]
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii beelaha wada degga Gal-mudug, ee ka Qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar oo Bixisay Waraysi aan Farxad gelin Natanyahu iyo Codsi ay u dirtay Shacabka Israel
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhan Cumar oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka, ayaa ...
DAAWO: Madaxda Ruushka, Iiraan, iyo Turkiga oo Heshiis ka gaadhay Arimaha Suuriya
- Sep 17, 2019
Ankara  ( Kalshaale ) Madaxeyaasha Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Isniintii shalay kulan sadex-geesood ...
Jubbaland yaa ku matali doona Shirwaynaha Muqdisho ka dhacaya ?
- Sep 17, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa lagu wadaa in billowga Bisha October ...
Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Balcad ee Khasaaraha ba’an dhaliyey
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Musa Faki Maxamed ayaa ka hadlay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!