DF Soomaliya oo Fannaanka Caanka ah ee Nimcaan HILAAC Xil u Magacowday

Boorame  ( Kalshaale ) Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa u magacaabay Nimcaan Cabdirahmaan Hassan (Hilaac) Agaasimaha wax soo-saarka iyo Howl-galinta Hobolada Qaranka Waabari.

Nimcaan ayaa ayaa ah Fanaan dhalinyar oo Kasbaday Bulshada Soomaaliyeed, Kuna darsaday Wadaniyad iyo dal Jacayl.

Nimcaan ayaa deegaan ahaan wuxuu kasoo jeeda magaalada Boorame ee Gobolka Awdal, waxaana xusid mudan inuu dhowr mar cadaadis kala kulmay Somaliland, iyadoona xitaa gurgiisa lagu weeraray.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. Taleex boy says:

    Qaran dumis weeye waa in lasoo xiraa dalka jaarka nahay kkkkkkkkkkkk

  2. Dabshid says:

    Kkkk

    Amaan iyo iidheh waa tiirka ugu muhiimsan maamulka Banaadir State.

    Wax qabadka la taabankaro waxaa ka mid ah Farmaajo iyo Kheyre oo aan wali isku qaban Shaqo iyo sharci.

    Parliament Qaranka iyo Maxkamaddii Sare oo laga dhigey xogheynta Xafiiska Kheyre

    Xamar oo loo kala jar Jarey jid jid si loo xayiro Ganacsiga iyo dhaq dhaqaaqa magaalada.

    * Bishu waa 4 asbuuc, 4 safarna waan galnaa, 4 million waa nagu baxdaa, 4 million Xamarbey ku nooshahey, 4 million dekeddaan ka qaadna.

    – 4 sanana dalxiisbaan ku jirnaa.

  3. sOmalilander says:

    Hobalada Waabari.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Ahmed says:

    Kan maxaa wax looga dhiibi
    Waa kii yaraar ee ciyaalka ahaa

  5. Land of Punt says:

    Ninka u magacaabay jagadaan Nimcaan Hilaac ” isku dubaridka fanaaniinta” Xayir Maareeye sow Isaaq maaha.
    War Maryooleyda kolla dhinac u yaacaysa yaan lagu mashquulin.
    Nin walba meesha bariis bisil uga jeedo aadin…
    Aniga Ciidan Somalilabd oo Puntland galay iyo ciidan Puntland Somaliland galay iyo Coldoon oo Farmasjo ii geeye yiri..iyo sheekadaas ma qoro..
    Dadka ninba meesha dan moodo aadin.
    Jigjiga, Hargeysa, Bossaso, Kismaayo iyo Xamar meeshii guriga pensionka ka dhisan lahaa weli ku mashquulsanahay oo go’aan gaarin.
    Waan hubaa in magaaloyinkaas oo dhan cidna i oranayn guri kama dhisan kartid.
    Kkkkkkkkk
    Yaan shaqsi Somali ah meesha joogo oo ka shaqaysto lagu mashquulin.
    Puntland ragga ganacsiga iyo dhismaha ugu taajirsan waa Jareer iyo Raxanweyn……kkkkkkk

  6. Land of Punt says:

    Nimcaan Hilaac, Djibouti to Bossaso oo diyaarad cirka ku heesay….
    Welcome to Boosaaso deeqa.
    Cod qaali ah.
    https://m.youtube.com/watch?v=6cxi2OO7S3o

  7. Mr BaHaL says:

    Waar Nimcaan meesha waa nagu ceebeeyay lol

    Maareeye muu waayay Idoor mirqaansan oo meeshan loo magacaabo kkkk

    Heesaha iyo Mirqaanka – Idoorkii waaba lagu cidhiidhyay.

    Dalmida

  8. NUURKANEDERLAND says:

    WAA BOOS SAMAYS AH LKN WAA SOO DHAWAYNAYNAA HAMBALYO.




MUUQAAL: Qubanaha VOA oo Qodobo Xiiso Badan iyo Filim-ka ay Jilayaan Soomaalida yurub lagu soo Bandhigay
- Jun 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ...
MUUQAAL: Qaraxyo ka dhacay dalka SUCUUDIGA oo Caalamka laga Qariyey iyo Maraykanka oo Kashifay (Daawo)
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale )Qaraxyo ka dhacay Sucuudiga oo Caalamka laga qariyey iyo Maraykanka oo ...
Warbaahinta Dalka Masar oo si yaab leh Indhaha uga Qarsatay Geeridii Mursi iyo Dawladda oo diiday in la baadho
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale ) Dawladda Masar ayaa Qaramada Midoobay ku eedeysay inay siyaasadeeneyso geerida ...
Madaxwaynihii Faransiiska oo Maxkamad lasoo taagayo iyo waxa lagu haysto
- Jun 20, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamada dalka Fransiiska ayaa Arbacadii soo saartay go’aan ah in Maxkamada ...
MUUQAAL: Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay soo Baahiyaan Dhaliilaha Muuse Biixi [Daawo]
- Jun 20, 2019
Laascanod ( Kalshaale ) Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay Baahiyaan Dhaliilaha ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!