Baladwayn: Xiisadii Yuusuf Dabageed oo Sababtay DAGAAL Qadhaadh iyo Sarkaal Caan ah oo Lagu dilay Maanta

Baladwayne  ( Kalshaale ) Gaashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane   ayaa ku geeriyooday dagaal Qadhaadh oo maanta ah ka dhacay dulleedka magaalada Beledweyne gaar ahaan deegaanka Kala-Baydh, Waxaana ku dhaawacmay Taliye ku xigeenkii Bashiir Cadaani iyo Ciidamo kale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Deegaanka Kalabeydh  ee duleedka Baladweyne ee dagaalka ka dhacay ayaa waxaa laga dareemaya Xaalad Kacsanaan ah,   taasi oo u dhaxaysa  ciidamada Booliska Hirshabeelle iyo kuwa daacad u ah guddoomiyihii xilka laga qaaday  Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Maalmihii ugu danbeeyayba waxaa magaalada ka jiray xiisad ka dhalatay xil ka qaadis lagu sameeyay Yuusuf Dabageed, isaga oo sheegay in uusan aqoosaneyn guud ahaanba jiritaanka maamulka  Hirshabeelle.

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Sabtidii aynu soo dhaafay xilka qaaday guddoomiyihii gobolka Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, isaga oo xilkaa u magacaabay Cali Maxamed Caraale oo hadda ku sugan magaalada Beledweyne.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Laalays says:

    Xaar-maajo Soomaaliya wuxuu ku celiyay/celinayaa bartii adeerkii Siyaad kaga cararay 1991.!kkkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Laalays says:

    Aaar Armaajo yaa haya!kkkk
    https://heemaalnews.com/kenya-oo-ku-dhawaaqday-inay-xirtay-xuduudda-ay-la-wadaagto-somalia/

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Laalays says:

    Amison waxaa dabayaaqadii bishii ina dhaaftay loo ogolaaday inay ilaa 2021 ay raqda Zoomaal ay sii kordhistaan maal ruugideeda.

    Kulan ay Nairobi ku qabsadeen waxay ugu magac dareen ” Mission Implementation Plan and Budget” kkkk

    Afsoomaali ahaan la mida”Raadin mashruuc aan wax ku cuno”

    Bal akhriso oo weliba boodhadhka daawo!
    http://amisom-au.org/2019/04/amisom-reviews-its-mission-implementation-plan-to-bolster-its-activities/

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Laalays says:

    Security Council Extends Mandate of African Union Mission in Somalia.

    https://www.un.org/press/en/2019/sc13828.doc.htm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Laalays says:

    Laba usbuu ka dibna waataa AMISOM oo leh mashruucu nuguma fila!
    https://heemaalnews.com/amisom-oo-beesha-caalamka-ku-eedeysay-dhaqaalo-xumo-soo-wajahday/

    Isma og aqalkiibay aslaysaa!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Oday says:

    Laalays warka iidoorka kala bax meesha
    Cid u baahan ma jirto wararka gooni goosatada naxashka saaran oo tacbaanka ah
    Qabiil iyo xaraash land get ur ass somewhere else

  7. Kacaanboy21 says:

    Idoor kacaankii.darawiish. puntland. Farmaajo bay shaqo kadhigteen. Aabo siyaad wuu sheegay in somlida gumaysiga jecelyihiin wakaas kiinya tikreega imaradka. Ku ardayda usc snm ssdf usp. 47 ilaa maanta idoir 60 .18 may snm mujaahid. Ingiriska igumaystay. Calaacal. Waa la ixasuuqay. Been citiraafka been. Mingiste kuyiri taga. Heesaha jecel kuwa wawayn heestii hebel. Oyo sanaag sool Anaa leh. Kuraadsataan citiraafka gaalo diiday.school raga isguursadaan. Coldoon loo xidhay maxad Uga hadashay. Nagaha isguursadaan. Kkkkk

  8. Laalays says:

    Oday

    Xanuunka idin haya marka aad u adkaysan weydaan Somaliland baa kaar jebin ka dhigataan!kkk

    Warka aan meesha soo dhigay waamuraayad aan ku hor haynayo, ku tusaysa in aan wax soomaaliya la dhahaa hada jirin.!

    Amisom ayaa mashruuc kaa dhigatay, waa xaqiiq. Xamar walaahi in aanuu Farmaajo ka talin meel kale daaye!

    Run diid iyo is indha tir weligaa miyaad ku Jiri!

    Mise waxaad tahay kuwa 1991 la indha beelay Siyaad!kkkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Taleex boy says:

    Faaiidooyinka federaal fidnio ALLAH ha sahlo amuuraha

  10. Laalays says:

    Oday

    Hadii ay jirto dawlad Soomaaliya bal car Farmaajo ha tago;

    Afgooye, Balcad, Jawhar, Beled weyn, Dhuusamareeb, Kismaayo, Cabudwaaq, Cadaado, Dhamaan gobolka gedo, Shabeela-yaal,.

    Ilaa 1991 koonfur Soomaaliya 4 sanoba garac ( akhri maamul) bay dhalaysay.kkk

    Hada Hiiraan baa ku soo biirtay 7 bana waa marayaan.

    Yaa 7 Garac oo Amisom dhaleen heshiisiin kara?

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Ali Zubeer says:

    Nijaasta joogta Hiiraan waa daanyeero garanayn kala dambayn iyo is maqal

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  12. Kalsame says:

    Tanu xal beeshay.

    Isku maqanta lagu maqanyahay. Shaxdii iyo kaartooyinkii loo degay siday ahaayeen bay u socdaan, maxaa cadow dhoosha ka qoslaya oo sugaya intaan is dhammaynayno.




MUUQAAL: Isbadelka iyo Nabadda ka Hirgashay Muqdisho iyo Doorka Dhalinyaradda oo soo Muuqday
- Nov 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Isbadelka iyo Nabadda ka Hirgashay Muqdisho iyo Doorka Dhalinyaradda oo ...
Daawo: Guri dadkii lagaa lagu Wareejiyey “Muqdisho 2019 Guryo lagu kala haysan maayo”
- Nov 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guri dadkii lagaa lagu Wareejiyey "Muqdisho 2019 Guryo lagu kala ...
DHEGAYSO: Puntland oo War Cusub kasoo saartay Ciidankii Galay Boosaaso iyo Sida looga saaray [Waraysi]
- Nov 17, 2019
Garoowe  ( Kalshaale )  Puntland ayaa markii u horraysay ka hadashay ciidamadii soo galay magaaladda Boosaso ...
Cabdiqaasim Salaad Xasan oo si adag uga Hadlay Hadalkii Sheikh Shariif iyo Xaalada Soomaaliya
- Nov 17, 2019
Qaahira ( Kalshaale ) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasin Salaad Xasan ayaa ka hadlay sida ...
MUUQAAL: Riwaayada Dhib iyo Dhalaan Qaybtii Saddexaad oo Xiiso badan
- Nov 17, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Riwaayada Dhib iyo Dhalaan Qaybtii Saddexaad oo Xiiso badan

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!