Sawirro: California oo Xaflad Sagootin ah loogu Qabtay Garaad HANGOOL oo Beesha Cigaal-Naaleeye ay Dooratay

Kalshaale ( Buuhoodle  ) Waxaa Xaflad balaadhan oo Sagootin ah loogu qabtay hoolka shirarka ee magaalada San Jose ee Gobalka California ee dalka Maraykanka Garaad Ahmed Caydiid Hangool, oo kamid ah Noqon Doona Isimada Dhaqanka Soomaaliyeed,   Kaasi oo ay doortay Beesha Cigaal-naaleeye – Dhulbahante.

Munaasibadan loo qabtay Garaadka cusub Waxaa kasoo qayb galay Cuqaal, culimo, haweenka, dhalinyarada iyo marti sharaf  kale.

Xafladaas ayaa Ujeedkeedu ahayd taageero buuxda iyo sagootin Garaad Axmed Caydiid Hangool oo caleema saarkiisu ka dhicidoono bishan Aakhirkeeda, magaalada Qudhacdhalaan ee gobolka Doollo.

Ugu dambayntii waxaa xafladaasi Khudbado qiimo leh ka jeediyay Odoyaasha magaalada San Jose, Waxayna Garaadka  Allah  uga baryeeen inuu ufudeeyo masuuliyadaas balaadhan ee loo idmaday.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




DAAWO MD. Farmaajo oo ka hadlay Muhiimada Shirkii Dh/mareeb iyo FIQI oo Dhaliilay War-murtiyeedka [Akhriso]
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii beelaha wada degga Gal-mudug, ee ka Qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar oo Bixisay Waraysi aan Farxad gelin Natanyahu iyo Codsi ay u dirtay Shacabka Israel
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhan Cumar oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka, ayaa ...
DAAWO: Madaxda Ruushka, Iiraan, iyo Turkiga oo Heshiis ka gaadhay Arimaha Suuriya
- Sep 17, 2019
Ankara  ( Kalshaale ) Madaxeyaasha Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Isniintii shalay kulan sadex-geesood ...
Jubbaland yaa ku matali doona Shirwaynaha Muqdisho ka dhacaya ?
- Sep 17, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa lagu wadaa in billowga Bisha October ...
Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Balcad ee Khasaaraha ba’an dhaliyey
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Musa Faki Maxamed ayaa ka hadlay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!