Daawo: Uhuru Kenyata “Soomaali anigaa ka Guulaysan iyo Sababta”

Muqdisho ( Kalshaale ) Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Cajiib ah ka sameeyay Madaxwaynaha kenya iyo Siyaasiyiinta maamulada ee la safan.

Madaxwayneyaasha Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo Hirshabeelle ayaa Bumbo ahaan uu ku Hubaysan yahay Madaxwaynaha Kenya, Sida sawirka lagu muujiyey.

“Kuwaan intaan haysto Soomaali aniga ayaa ka adag, oo iyaga ayaan isku dhufunayaa”

Soomaalida oo waayihii Hore lagu yaqaanay Wadaniyad iyo inay ka midoobaan Qadiyadda guud ayaa hada ku caanbaxday inay la kala Saftaan Cadowga, iyo dalalka kale ee dalkooda ay is qabtaan.

Waxaa siwayn sidoo kale loo xasuustaa in maamuladu ay dalkooda ka doorteen imaaraadka oo ay xiligaasi u qadhaab tageen, Waxaand dhibaatada kale tahay in Hogaamiye kooxeedyaddu ay salka dhulka ugu hayaan Beelaha ay kasoo jeedaan.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 20)

  1. Land of Punt says:

    Doofaarkan Amin Caamir oo igu shubo ah, yaa ummadda ka qabta.
    Gacan ku dhiigle waxaa ka daran af ku dhiigle sida Amin Caamir.
    Fucking daanyeer.
    Dhibka Somalia maaha gobolada dowlad la’aan cadow iyo dhaqaale xumo la tacaalaya.
    Dhibka waa tuugade asaga kiraystay oo Xamar caasumadii dalka Ugandese la hurda.
    Doofaar shaashiga ah.

  2. Dabshid says:

    Shaki kuma jiro iney Ethiopia naga reysay markey labo Maamul Jufo u sameysay DEGMADA GALKACYO

    Waxaa xaqiiq ah ineysan Soomaaliya ka dhalaneyn nabad iyo midnimo Qaran intay jiraan Maamul beeleedyo, ay Kusii hoos jiraan Jilib beeleedyo (Maleeshiyadii maamul beeleed, maleeshiyadii Jilib beeleed oo ka soo baxey AAGA dagaalka ee JUFO BEELEED KALE)

    – Nin lagu soo maqanyahey oo isku maqan iga dheh

  3. Land of Punt says:

    Dabshid
    Caasumadii dalka Xamar ayaa Hiraab khad cagaaran u dhigtay, Galkacyo intee joogtaa!
    Iskuma jeede ayaa Islam laayey. 🤔

  4. Mr BaHaL says:

    Ethopiya isbad ayaa ka dhacay oo Dabadhilifyadii Somaliyeed daaqadaha ayaa laga xidhay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Xanuun laga bogsaday.

    Ileen Dameer meel iska joogaa ma waayo wax ku shaqaysta e waxaa shidan haatan Kenya.

    Halkii Melez waxaa galay Uhuro.

    Dalmida

  5. Dabshid says:

    Mr BaHal

    Xataa haddii laga soo xiro Kenya waxey u cararidoinan Shuko-weyn Carbeed ( Xamar maahan Soomaaliya soo ma xasuusatey meeshay ku baxdey )

    Sxb TUKE lagama celinkaro Raq iyo baqti meel yaalo ilaa xarig lugta looga xiro.

    -Nina Calankaa u muuqdo Nina Luf Lufkaa u muuqdo

    • Land of Punt says:

      Dabshid
      kkkkk
      Maxaa dhahday? Puntland waa Garoowe!!!!!!
      Garoowe waxaa ka weyn Bossaso iyo Galkacyo.
      Shaki baa iiga jira in xitaa Galdogob, Laascaanood iyo Baran ka weyn tahay.
      Waxaa caasumad looga dhigay in Dhexda ku taalo,
      Washington looguma dooran caasi as USA in u weyn tahay ama Cambera Australia u weyn tahay ama Barasilia u weyn tahay Brasil..
      Garoowe waa political capital not the biggest city.
      Magadishu wadadaas ku socotaa oo laga guurin sidii Lagos marka doorshaan iyo dooli ku bataan.
      run kkkkkk🙌

  6. Dabshid says:

    Land of Punt

    Puntland waa Garowe, Garowena ma dhama population ahaan iyo Baaxad ahaanba DEGMADA DEYNIILE.

    Almiino Deyniile ayaaba leh geedo iyo Biyo

    Video laga soo duubey BARI ee hoose ayaan fiirsadey – anigaa u garaabey Faroole inuusan joogi karin Bari.

    Saxaro Buuro, dhagax Godad badan kuma noolan karo odey waayeel ah.

    Aniga Weydhibee Faan qaawan oo qaxaa oon Shugran aqoonin.

  7. Mr BaHaL says:

    Dabshid

    Dee dadkii hagi lahaa kuwa saxaraha ku nool ee Daayeerta ah waa Reer Muqdisho,laakiin iyaga ayaaba Mooryaan ah oo 30 sano iska daba wareeg ku jira.Haatana waxayba la fadhiyaan”Maqaanka Muqdishi kk”.

    Si ay u xalaalaystaan dhulkii ay boobeen waagii dagaal.

    Maqaanka Muqdisho.

    Sheekadan ayaa noqotay wax lagu karbaasho dawladii Somaliyeed.

    Dee bal aduu ka horqaad dawlada sbaarada oo badal Languagekan aad ku hadlaysaan si dadkan Deeyaarta ah xal loogu helo.

    Inta aad adiga qudhaado maleeshiyaad ku hasysato Caasimadii,kan saxarah ajooga ayaad siinaysaa dhiiraraan badan oo wuu iska biqlayndoonaa.

    Aniga kuwan saxaraha waxaaba igaga daran kan xaasimada oo sidii Reer Baadiayaha isasoo urursanaya.

    Dalmida

  8. Kacaanboy21 says:

    Waa runtii. Xaaf doorasho diiday. Axmad madoobe doorashada diiday. Somali land ashaab oyo.kiinya tikreega uyedhasho. Puntland kibirka sool xorayn wayay federaalka isku taag. Kii yimda puntland. Sool xorayn wayeen. Mucaradka kiinya kajira. Somalida galada unaageeya. Lasndheere kibirka. Ajinabiga isku dacweeya. Somali waa lafahmay. Meel kastood joogtaan. Rag maleh. Nagaha somsli ajinabiga jecel. Tikreega kinya. Somali waxa udabatsy aabo siyaad allaah ha unaxariisto .muxuu cadwga hortagnaa. Geesi buu ahaa. Walahay. Geesi buu ahaa ilahay janadii hageeyo. Muxuu qashin katagay. Aan karti lahayn bal fiiri adunka. Caasimada ha maayar. Baa xukuma. Hawiyaha leh casimada madaxweynaha usamayn ayaa. Maxa Doqon jooga. Kkkkkmllkkkkkkk.ashaabab muqdsho duleeyay way rabaan. Somali waxay raacday kacaanki. Kaga darane. Hargaysa school waxa laga furay khaniisiinta lagu barto. Walee. War baa galay. Shacabka hargaysa oo ysban. School khaniisiinta nagaha ha isguursadaan. Caalmka waa fahmay carab waa baratay. Africa waa baratay. Tikreega waa bartay .umalayn maayo in somali sat kusocota guulaysan waayo. Waa jabeen. .dad ku gun wada noqda. Xaaf. Doorasho waa diiday 80 jir iska hadlaya. Jegaanta duulaan horleh sool school khaniisiinta laga furayo dhulbahante yaaban. Gabileey horay looga furay. Kkkkkkkkkkk

  9. Land of Punt says:

    Dabshid
    Habaar iyo baroor ayaa kasoo hartay..kkkk
    Puntland waa Somalia 3 meelood, hadaan lagu noolaan Karin taas macneheedu waa Somalia maaha meel lagu noolaan karo.
    Kala daa canshuur keena oo khsnadda wax kusoo dara iyo meesha cidba kuma noolaan karto.
    Man ishaad kusoo ridin.
    Waa kuu sheegay in Somalia 20 ssno soo socda kala tegin xagga horumarka.
    Baroor iyo habaar internet kaa saari mayso.
    Markii Xamar laga qaxay 1991 kuwo HAG ah oran jireen Saxaraha cidlada ag ayey ciddii Darood oon ugu dhiman.. weLi meeshii joogtaa. Kkkkkkk
    Sida Goroyadadii inta libaax aragtay madaxa yar ciida gashatay oo tiri, xagee igu arag oo ilowday in futadeeda weyn banaanka taalo..kkkkkk
    Weli waa iska indha tiraysaa xaalka Somalia.
    Daanyeer Amin Caamir waxba kama bedeli karo… The reality on the ground.
    Car Madoobe ugu tag Kismaayo ama Puntland Baraxley usoo dhaaf.
    Hadaan waxba oolin maxaad uga dabo yuustaa. .😁
    Gobolkaaga Galmudug hadii rainforst yahay u tasho ducana ku darso.
    Runta wajah…inta goori goori tahat.

  10. Mr BaHaL says:

    Land

    Puntland waa 3 meeloodoow meel dhulka Somaliya ayaad ku celcisaa.Waxa kale oo aad leedahay,1991 ayaan ku noqonay oo boodha ka jafnay.

    Nin deganka Somaliyeed 1 meel marka 3 loo qaybsiyo oo iskaga tagay muxuu ku soo kordhinkaraa meeshii uu tagay?

    Meeshii aad eganayna waad ka tagay,meeshii aad tagnay waxaad gasay dhaqanka Somaliya halkaa dhigay.

    Aka kaba qqad shisheeye,Aka maxaan cunaa oo ayaan kabaha u qaadaa.

    Bal isqabadsii labaasi kkkk

    Maxaa kaa qixiyay dhulka intaasi leeg mar horeba?

    M,a Dayeerbaad ahayd mise imiga ayaad Daayeertahay?

    Dhulka,3dii meeloodba meel ayaan lahaa,hadana waan ka qaxay oo dibbaan ugu soo qaxay markii layga soo erayaday dhulkii aanu degay sidii Aayaxa kkkk

    Waar bal noo kala cedee marka aad waalantahay.

    Ma xoolo daayacan ayaad aragtay oo aad iaka dhuuqaysay,mise wax kale ayaa jiray?

    Dalmida

  11. Mr BaHaL says:

    Hawada Somaliya iyo Somaliland kkkkkkkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    https://youtu.be/16bGzzjbgbE

    u sheekaynayo 30 sanadood.

    Hawada Somaliya uunbaa jirta,taasi ay Un-tu maamulaysay.Hadeedo waxaa maamulaya Somaliya Aka Muqdisho.

    Calaacalka .com

    Safiirka Engriiska ee Somaliya iyo Somaliland kkkkk

    Wayba ka sii dareen.

    Hawada Somaliya iyo Somaliland.

    Dalmida

  12. Zaki says:

    Xamar Ayaa Hawada La Wareegtayna Ha Iga Hadho !!!:

    https://www.caasimada.net/xog-nin-itoobiyaan-ah-oo-loo-magacaabay-agasimaha-maamulka-hawada-somalia/?_e_pi_=7%2CPAGE_ID10%2C333700

    Itoobiyaankaasaa Hawada Somalia Xukuma waana lagu Aamini waayay Dawlad Ku Sheegta Xamar Fadhida
    Kkkkkkk

    QM ayaa u dhiibtay laba Ethiopian ah inay Xukumaan Hawada Somalia
    Kkkkkkkkkkk
    kkkkkkkk

    Nin aan Dhulkiiba Gacan Ku hayn ayaa Hawaysanaya Cirka!!

  13. Zaki says:

    “Dawladda Soomaaliya ayaa sameysay laba dalab oo arintaan ku saabsan balse laga diiday markii ugudambeysay. Xukuumadda waxay dalbatay in muwaadin Soomaaliyeed xilkaan loo magacaabo waxa uuna ahaa dalabkii 1-aad oo lagu gacan seeray, halka markii 2-aad ay dalbatay in loo magacaabo muwaadin kale oo aan aheyn qof u dhashay Itoobiya iyo Soomaaliya iyadoo markii dambana laga diiday dalabkaas kale, waxaana lagu cadaadiyay in ay ogolaadaan ninkaan Itoobiyaanka ah
    Kkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkk
    kkkkkkkkk

    Tee Calaacal u dhow.

    Somaliland Hey’adda caalamiga ah ee duulimaadka Qaramada Midoobay ee (ICAO) ayay Dhaqaalaha Badhkeeda kala Xaajoonaysaa iyadaana weli gacanta Ku Haysa Hawada Labada Dal inta laga heshiinayo.

    Riyadadu Xaqiiqada waa ka duwan tahay
    kkkkkkk

  14. Land of Punt says:

    Mr Bahal
    Waxaadan ogeyn dadkii Majeertenia aka Puntland markii hore ka tegey ayaa Xamar waxa noqotay ka dhigay oo dhisay oo gaalo ka saartay…
    Somali wax makala lahayn waagaas, magac Somalinimo ayaa muhiin ahaa oo xitaa markii Somaliland xor noqotay u keeneen gobolkoodii oo xor ah Koofur.
    Waxbaa qaldamay, waxa qaldamay ama Kacaankii ha qaldo ama kuwii markii xoriyadda Somalia heshay hogaamiya la yiri ha qaldeen, waa dood kale oo hadda waqti u hayn.
    Laakiin waxaan kuu sheegin Xamar ragbaa markii daaro dhalaalaya arkeen yiri= Maha unukaa leh, oo ku dagaalay oo dadkii ka qixiyey oo dhulkii qarxiyey.
    Waxaa lagu noqday ninwalba gobolkii awoowgiis ari ku raacan jiray..
    Isaaqii xoriyadda isku darka keenay ku noqdeen dhukoodii, Majeertenia marlabaad boorka laga jafay oo iimaansadeen, ogolaadeen in ku noolaadaan oo dhistaan dhulkaan weyn..
    Daanyeer aan wax ogeyn ayaad tahay.
    Hadda ma fahamtay, in dadkii Xamar dhisay meeshii kasoo jeedeen ku noqdeen….🇸🇱
    Kuwa ku haray ayaa laga rabaa in Caasumadda rag u noqdaan, hadday sheegteen.
    Reer Uunlaaye iyo reer Oomaar iyo reer Jirde Xusein cidna ugama harin Xamar…guryahoodiina ragga haysta waa waxa in dowlad dhalato u diidan yihiin.
    Daaryeer Qurunbiirsay ah.

  15. Land of Punt says:

    Zaki
    Yaad Hawada Hargeysa ka baryeysaan?
    Soo rida diyaarad aan Muuse Biixi fasixin iyo daanyeerta saaran. Kkkkkkk
    Jasiirad yar oo Taiwan la yiraado oo China ka goostay 1950 maadama kommunist Mai Zedong qasbay mainland China oo ilaa maanta cidna aqoonsan, waa nr 8 dhaqaalaha aduunka……🙄
    Iidoorka cabaad badanaa, war howshiina wata oo nolol samaysta..cidna idin aqoonsan mayso waayo, Pandora Box Africa cidna ma rabto in furto.
    Hadday dhacdo iga rumayso; Ethiopia jiri mayso, Kenya jiri mayso, Udanda jiri mayso Sudan jiri mayso macal tiny Djiboiuti Canfar iyo Somali u kala bixin….
    Ma jiro hal wadan Africa oo ishaysan kara hadii qabiil iyo enthic group dal lagu qaybiyo..run.
    Iidoorka habeenkii sida u qayliyaan ayey subaxdii marka soo kacaan citiraaf ku raftaan.
    Adeer Biafra, Bolisario, Zanzibar, Katalonia, Baskia, Korsika, Flemish, Chechnia, Kurdistan, Kashmir, Darfur, Chinese muslim Urguria, Mindanou of Philipines, Qubrus, Taiwan etc. You can’t even county all separatists in the world…
    Allow dadkaaga aqli sii.🤔

  16. Zaki says:

    Lop

    Hadalka Maqsadkiisa ayaanad Fahmin.

    Somaliland Diyaarad aanay Fasixin masoo fadhiisan karto Garoomadeeda mana Ku gooshi karto ee waxan ka hadlayaa Lacagta laga qaado Diyaaradaha Isticmaala Hawada Sare oo lacag laga Qaado oo Hay’adani Iska Qaadan jirtay Ayaan ka hadlayaa.

    Ictiraafku Kuwii Haystayba Waxba u faaiidayn waa Sxb ee Muxuu kala maqan yahay Somaliland?

    Naftaada good Aqoonsato iyo Kartidaada ayaa Aqoonsi kuugu Filan.

    Markaanu Xorownayba Dal gaaraanu ahaynee Maxaa hadda Qabiil naga dhigay?

    Ha Ku wareerin Sxb Dalku waa Dalkii Xoroobay 26 Jun 1960,lehna Xuduudihiisii Caalamiga ahaa iyo Jiritaankiisiib,oo Dawladnimadiisii lasoo Noqday 18 May 1991-kii.

    Waa Muqadas Jiritaankiisu ee Ciddii Calaacalaysaa hayska Calaacasho yaa u joojin.

    Lop

    Dee kaalay maad Xoraysid Dhulkaad Sheegataan hadday PL leedahay.

  17. Land of Punt says:

    Dabshid
    kkkkk
    Maxaa dhahday? Puntland waa Garoowe!!!!!!
    Garoowe waxaa ka weyn Bossaso iyo Galkacyo.
    Shaki baa iiga jira in xitaa Galdogob, Laascaanood iyo Baran ka weyn tahay.
    Waxaa caasumad looga dhigay in Dhexda ku taalo,
    Washington looguma dooran caasumad USA in u weyn tahay ama Cambera Australia u weyn tahay ama Barasilia u weyn tahay Brasil..
    Garoowe waa political capital not the biggest city.
    Magadishu wadadaas ku socotaa oo laga guurin sidii Lagos-Nigeria marka doorshaan iyo dooli ku bataan.
    run kkkkkk😅

  18. Land of Punt says:

    Zaki
    Iga rumayso cidna xoog kaaga mid noqon mayso.
    Xitaa dagaal looma baahna..run
    Somali waa istaqaan oo xitaa ninka hal kaa dhaca adna beri soo dhicin.
    Qabiil Isaaq adoo ah ama qabiil kale oo kula midoobay ayaad maamul samaysan kartaan.
    Waa riyo waalan inta aad aaminsan tahay xoog xuduud madaxa kaaga jitra soo xirin.
    Taas waa fahamsan yahay qofkasta oo aqli leh.
    Goormaad tuulo heblaayo xiraynaysaa waa sheeko caruur…kkkkkk
    Tuulo iga maqan ayaanba jirin, waayo waan ogahay in reerka dega waxa isku raacaan ku dhamaan sheekada..yaa degdeg u qaba tuulo qabso?
    Awal yaad ka haysatay? Maalinta dadka tuulada dega ku rabin waad guurin ileen xoog ma jiree, inta ka horeysa ma aniga ayaa kala jecel Maryooley meel wada shaahaya.😅
    Taas Hawada sare Somalia Dowladda dhexe ka masuul ah, waa normal waayo cidna Dowlad idiinma aqoonsana..
    50 sanoTainwan cidna ma waydiin hawada sare China, ayagana ma kala jecla.. Diyaaradda soo degeysa dhulkooda ama dan ka leh, sharcigooda raacin….
    Iidoor Hawada internationalka ku rafanayaan sida dal madax banaan yihiin..kkkkkkkk..
    Yaan wax la isku qaldin.
    🤓

  19. Mohamuud says:

    dhul nolol baa laga sameeyaa laakiin dhulku nolol kuuma sameeyo waxaan layaabay nin buur dalkiisa ku caayaya hh ma oga miyaa buuruha in dalka lagu dhiso ma oga miyaa khayraadka buur kujira INUUSAN BANAAN KUJIRIN ILAAHAY BAA BALANCE KA DHIGAY ARDIGIISA ,BUURUHU WAA MIISAAN ILAAH UGU TALAGALAY LA,AAN TOODNA DHULKU WUU RUXMI LAHAA CILMI LA,AANTU WAA WAX XUN REER CARRA KAAWO HHHH WAXAY GURYAHA KUDHISAAN WAA MACDANTA PHOSPHETE MANA YAQAANAAN




Puntland oo war kasoo Saartay dagaalka Khasaaraha gaystay ee Gobolka Mudug
- Dec 10, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale)  War Saxaafadeed ay baahisay Madaxtooyadda Puntland ayaa loogu hadlay Colaada khasaaraha badan gaysatay ...
KENYA : Weerarkii lagu dilay 11 Qof ee Wajeer iyo Ninkii Hogaaminayey oo la shaaciyey
- Dec 10, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Dowladda Kenya ayaa shaacisay magaca Ninkii hoggaaminayay Weerar Jimcihii la soo ...
Muuqaal: Warbixin Murugo Xaalada Soomaalidii Dabku ku Qabsaday Minnesota iyo Wixii dhacay
- Dec 10, 2019
Minneapolis ( Kalshaale ) Warbixin Murugo Xaalada Soomaalidii Dabku ku Qabsaday Minnesota iyo ...
MUUQAAL: Qisada Gabadha hore u heshay billadda Nabadda, ee Maanta la Horgaynayo Maxkamadda Adduunka
- Dec 10, 2019
Istanbul ( Kalshaale ) Qisada Gabadha hore u heshay billadda Nabadda, ee Maanta ...
DHEGAYSO: Dagaalkii u dhexeeyay Maleeshiyo Kasoo jeeda Galmudug iyo P.land oo dib u Qarxay iyo Khasaaraha
- Dec 9, 2019
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wararka laga helayo deegaanno hoostaga degmada Jarriiban ee gobalka Mudug ayaa ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!