MUUQAAL: RW. Khayre oo Muqdisho Kulan kula yeeshay Wasiirka Arimaha Debedda ee Dalka Norwey (Sawirro)

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Norway Ine Eriksen Soreide ayaa maanta booqasho hal maalin ah ku timid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, Waxaana Garoonka diyaaradaha  kusoo dhoweeyay  Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed.

Dhinaca kale waxay kulan gaar ah  Madaxtooyadda Soomaaliya kula yeelatay Raysal wasaare Xasan Cali Khayre, waxayna  Labada dhinac ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka labada dal, Iskaashiga iyo arrimaha muhiimadda gaarka u ah hoggaamiyeyaasha labada dal.

Norway ayaa ka mid ah dalalka taageera Soomaaliya, iyadoo ay xusid mudan tahay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu horay u  heystay dhalashada dalkaas, horayna madax uga soo noqday Hey’adda NRC.

Booqashadeeda ayaa ku soo aadeysa, iyadoo Norway ay xilligan saameyn ku leedahay arrimaha shidaalka Soomaaliya, isla markaana dhowaan la ansixiyay Sharciga Batroolka.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Abdullahi Sheikdon says:

    Somaaliyeey wadankaa Norway, waa wadanka Somalia geliyey dhibka dhinaca bada ah ee aynu Kenya kula jiro.

    Yaan loo daymo la, aanin




DAAWO MD. Farmaajo oo ka hadlay Muhiimada Shirkii Dh/mareeb iyo FIQI oo Dhaliilay War-murtiyeedka [Akhriso]
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii beelaha wada degga Gal-mudug, ee ka Qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ...
MUUQAAL: Ilhaan Cumar oo Bixisay Waraysi aan Farxad gelin Natanyahu iyo Codsi ay u dirtay Shacabka Israel
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ilhan Cumar oo katirsan Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka, ayaa ...
DAAWO: Madaxda Ruushka, Iiraan, iyo Turkiga oo Heshiis ka gaadhay Arimaha Suuriya
- Sep 17, 2019
Ankara  ( Kalshaale ) Madaxeyaasha Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Isniintii shalay kulan sadex-geesood ...
Jubbaland yaa ku matali doona Shirwaynaha Muqdisho ka dhacaya ?
- Sep 17, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Waxaa lagu wadaa in billowga Bisha October ...
Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Balcad ee Khasaaraha ba’an dhaliyey
- Sep 17, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Musa Faki Maxamed ayaa ka hadlay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!