MUUQAAL: Xasan Sheikh oo Khudbad Xiiso Badan ka jeediyey MUQDISHO, Burburkii Somalia iyo Xaalada Maanta

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa Khdubad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Munaasibad lagu Qabtay magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu horayn wuxuu ka hadlay Muhiimada ay leedahay in Dhalinyaradda Soomaaliyeed ay Kobciyaan Garaadkooda, Iyagoo Badaniya wax Akhriska iyo Cilmi Baadhista Wuxuuna xusay inay ku xidhan tahay Himilooyinka Guusha ay doonayaan.

Xasan sheekh ayaa ka hadlay xaalad Guud ee dalka Iyo muhiimada ay leedahay in dalka meel-waaagsan lagu Hogaamiyo. “Anaga dhamaanteen waxaa inoo Roon, Wixii Soomaaliya u Roon, Hadii la waayo wax Dalka u Roon Waa la waynayaa midda kuu roon adiga.”

Wuxuu ka hadlay Waayihii kala duwanaa ee Soomaaliya ay soo Martay, Burburkii dalka iyo Wixii ka dambeeyay 1991-dii Markii ay Dawladii meesha ka baxday.

Xasan sheekh Ayaa sheegay inay Haboontahay in la is waydiiyo “Waa maxay Sababta aynu 30-Sanno meel u gaadhi waynay oo u Kici waynay, Maxaa khaldan oo Nagu Jira, maxaa wanaagsan oo inaga maqan oo meesha inaga Qaadi lahaa”.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Caamir says:

    Xasanoow.ma umada Soomaliyeed ayaad soo hortaagantahay
    Aawey Gabre

  2. RAAMALEEY says:

    Madaxwaynihii horoow xasanoow khaatumostd iyo DADKEEDA madaxwayne baad U ahayd xagee KU Ogtahay xageese balamihii AAD lagashay EE London muqdisho iyo Meela kale ilaahay BAA kuxisaabinaya EE OO goor AAN FOGAYN BAA lagu waydiin DOONAA kolay dadbadan BAA aan Ogyan balamihii AAD lagashay reer khaatumostd Muqdishona xaafado DHAN baad U xaraashtay in aad maamul ugu sanayso maamul AAD isku haby tihiin ilaahay BAA wayn abaalkaagii WELI maad helin

  3. Dabshid says:

    Xassan ma dhisikarin Khaatumo maxaa yeelay Laascaanood waxaa maamuley walina maamulo Somaliland

    Ceerigaabo warkeeda daa,

    Hadduu Xassan balan qaadey inuu dhisi doono ciidamo qabto Laascaanood wuxuu sheegay been, haddii lagu heysto maxaad saaxiib la aheyd Somaliland waa arin kale

    Su’aasha hadda taagan waxaa waaye

    Muxuusan maamulkii ka dambeeyey u dhisin Khaatumo

    Muxuusan maamulkii ka dambeeyey u sheeg sgeegin xaqa Khaatumo

    Hadduuse Xassan saaxiib la’ahaa reer Somaliland, maXey soo kordhisey haddaan hadda saaxiib iyo xiriir lala laheyn somaaliland.

    – Masuul wuxuu ku dheelo ama uusan Fulin, waxaa saxo oo dhiso masuulkii ka dambeeyey,

    Waxaase yaableh, kii hore qaanu galey, kandame sixid iyo aqoonsi lama weydiinkaro

    – Qabyo iyo Qabyo dhameystir waa isku socid, waana kala eed – Reer Qurac aa laga wada hayaa.

  4. NUURKANEDERLAND says:

    XASAN SH & TAARIIKHDIISII MADOOBAYD…///.
    XASAN WAA NINKII HADHGALAY SAXEEXAY DUCOMENT AY SOO DIYAARSADEEN KOOXDA XALANE FADHIDA WUXUU SAXEEXAYNA OO SHARCIYEEYEY OO DUCOMENT-gaas KU QORAA WAA
    “XERADA XALANE IN UUSAN KA SHAQAYN KARIN QOF SOMALI AH AMA ASALKIISU SOMALI KA SOO JEEDO”
    IYADOO XALANE AY KU TAALO CAASIMADII SOMALIYA EE MUQDISHO!!!.
    HESHIIS SAAMAYNTAAS OO KALE LEH XITAA JARMALKA 1945 LAGAMA SEXEEXIN MARKII LA QABSADAY!!!.
    KII TAARIIKHDAAS MADOW KA TEGEY BAABA WELI NASOO HORJOOGA OO WALIBA RABA INUU NAXUKUMO.SHAME ON YOU.
    WAA SAHALO KIISASKA KALE EE UU GALAY EE AH SIDA:-
    LACAG UULUNSADAY,MUSUQ,
    GABDHO UU SACUUDIGA UU U IIBGEEYEY,
    MAYD ASKAR KENYANA OO UU U SUJUUDAY,
    JARDIINOOYIN,SHALEEMOOYIN,KAALMIHII SHIDAAL EE DAWLADII HORE OO UU GATAY,
    INTAAS & QAAR KALOO BADAN BUUKA TAGEY,
    ILA SOCO:-
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWISH(ISRAEL).
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS MADE IN ISRAEL.SUICIDE PROJECT.
    ISIS IS NOT MUSLIMS,SURE.
    I WEYDII ANIGA.
    ISRAEL DID 9/11/2001 & IN SIDE JOB,100% ANTI MOSLIMS AGENDA,
    MOSLIMS IS NOT TERRORIST.

  5. Baaruud says:

    Xasan Sheekh intii uu qabtay ma jirto cid qabatay, wuxuu dhisay maamul goboldeedyada oon hawl yar ahayn, wuxuu isku soo dhweyey Somaliand iyo Somailya, wuxuu wada hadal la bilaabay Al-shabaab, wuxuu qabtay dooorsaho transparent ah. Kuwan hadda joogaa intuu uu sameeyey ayuun bay wadwadaan oo weliba ku rafteen. Rididdsii strategic mistake bay ahayd.




DAAWO: Nin Doonayey Inuu isku Qarxiyo Culimada Ahlusunnah Oo Nolosha si yaab leh loogu Qabtay
- May 23, 2019
Guriceel ( kalshaale ) Magaalada Guriceel ee Gobolka galgaduud  Waxaa ka dhacday Dhacdo cajiib ah oo ...
Axmed Madoobe oo ku dhowaaqay Dagaal Cusub iyo iyo Dhoolatus Cusub
- May 23, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha maamulka jubbaland ...
Hargeisa : Wiilkii Calanka lagu xidhay oo Maxkamad lasoo taagay Maanta
- May 23, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Wiil dhallinyaro ahaa oo lagu xidhay ka dib markii ...
Wargays kasoo baxa Kenya oo Dood Cajiib ka keenay Xiisada Somalia iyo Kenya iyo Uhuru oo Cigaal loo Xidhay
- May 23, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Wargeys kasoo baxa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Saaka ...
Prof. Samatar oo Waraysi uga hadlay Kulamadii Isaga iyo Cali Khaliif, Dooda 18-may iyo Arimo Xiiso leh [Muuqaal]
- May 23, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Bixiyey Waraysi dhinacyo badan Taabanaya, waxaana ugu ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!