Akhriso: Puntland oo Amar Dul dhigtay Ajaanibta ka Howlgala deeganada PL

Garoowe  ( Kalshaale ) War saxaafadeed kasoo baxa Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha Puntland ayaa amar kasoo saartay shaqaalaha ajaaniibta ee ka howlgala deegaanada maamulka Puntland.

War-Saxaafadeedka ayaa dhammaan waxaa lagu amray shirkadaha iyo hay’adaha kala duwan ee ka hawlgala deegaannada Puntland, in ay mudda bil gudaheed ah ku soo gudbiyaan xogta shaqaalahooda oo dhameystiran.

Waxaa kale oo ay Puntland amar dul dhigtay loo shaqeeyayaasha oo ay ku amartay in muddo bil gudaheed ah ku gudbiyaan xogta shaqaalaha si ay ula socoto Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Land of Punt says:

    Deni wixii loo baahnaa ku dhawaaqay maanta.
    Hayada qaarbaa in Somalia lugooyaan u jooga dalka.
    Hadiyada waxaa jira kuwo in furin oo waad mahadsantahay marabo tiraado ku fiican..
    Ha moodina gacal nin god ku dhimano noo qodaya.
    Haydada deeqaha ku qaraabta qaarbaa sun iyo cuduro noo wada…..
    Ninkaan taas ogeyn jaahil.




DAAWO: Nin Doonayey Inuu isku Qarxiyo Culimada Ahlusunnah Oo Nolosha si yaab leh loogu Qabtay
- May 23, 2019
Guriceel ( kalshaale ) Magaalada Guriceel ee Gobolka galgaduud  Waxaa ka dhacday Dhacdo cajiib ah oo ...
Axmed Madoobe oo ku dhowaaqay Dagaal Cusub iyo iyo Dhoolatus Cusub
- May 23, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha maamulka jubbaland ...
Hargeisa : Wiilkii Calanka lagu xidhay oo Maxkamad lasoo taagay Maanta
- May 23, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Wiil dhallinyaro ahaa oo lagu xidhay ka dib markii ...
Wargays kasoo baxa Kenya oo Dood Cajiib ka keenay Xiisada Somalia iyo Kenya iyo Uhuru oo Cigaal loo Xidhay
- May 23, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Wargeys kasoo baxa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Saaka ...
Prof. Samatar oo Waraysi uga hadlay Kulamadii Isaga iyo Cali Khaliif, Dooda 18-may iyo Arimo Xiiso leh [Muuqaal]
- May 23, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Bixiyey Waraysi dhinacyo badan Taabanaya, waxaana ugu ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!