DAAWO: Wiil Hargeisa Loogu xidhay Maryo ka samaysan Calanka Somalia

Hargeisa ( Kalshaale )  Ciidamada booliska ee Somaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ku xidhay wiil dhalinyaro ah oo kusoo lebbistay funaanad iyo surwaal midabka calanka Soomaaliya ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dad badan ayaa sheegay in Wiilka Hargeysa loogu xidhay dharka la midabka ah Calanka Soomaaliyeed, wuxuu muujiyey inuu xor yahay.

Magaalada Muqdisho  waxaa inta badan lagu Arkaa dhalinyaro ka yimid deegaanada Somaliland oo gacanta ku xidhan Calanka Somaliland, Mana jirto cid dhibaato u gaysata ama Xidha, Sidoo kale Qofka Hargeisa ku noolaa Markii uu doono ayuu tegi karaa Muqdisho.

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya Wiilka  Hargeysa lagu xidhay ee loo haysto dharka u eeg Calanka Soomaaliya, Waxaana magaciisu yahay Cabdiraxmaan Aar, wuxuuna ka mid yahay dhalinyaradda u ololeeya cidhibtirka Qabyaalladda

Muuqaal lagu Baahiyey Baraha Bulshada ayaa Muujinaya iyadoo Askari uu ka Xidhayo Gudaha magaalada, Sidoo kalana ay dad shacab ah ku Qaylinayaan Kuwaasi oo Codsanaya in la xidho.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 52)

  1. Dabshid says:

    Waagan yar yareyn waxaan xeebta Liido ka dhidijirney guryo dabaqyo ah, waxaan ka ilaalinjirney DABEYSHA IYO BIYAHA HIRKA.

    Hadda Shacabka Somaliland halaga ilaaliyo dharka Bluegaa iyo booqashada Xamar, si ay u jirtoo joogto.

    – Bacaadkii Xeebta Liido iga dheh.

  2. Zaki says:

    Ka Siiba Nedelka.
    Yaa Ogol Calanka Buluuga ah iyo wax u eeg toona inaad xidhato oo Reer Somaliland la hor marto.

    Garaaca waliba oo tusa halkani inay tahay Republic of Somaliland.

    Waa dharka ay Ku labistaan Ciyaartoyda Somaliya.
    Qofkii Xamar Ku gashanaya Marada Buluuga ah ha Aado,lkn halkani inaanay ahayn maanka ha Ku hayo.

    Dawlad ka horba Shacabka ayaa kaa Siibaya
    kkkk

  3. Dabshid says:

    Land of Punt

    Markii hore waxaan islahaa ha isku xishoodo oo ha xasuusto ineysan Chine joogin Barxadda Kalshaale, hadana marlabaad ayaad ku soo celisey SAWIR BOOTO BARI. Soo ma ogid dhamaan xerta barxadda iney fiirsadeen Dumarkii Qadaarta ee lahaa Galmudug naga qaad xayiraada qudaarta.,

    HUBKA MAREYKANKU KU DAGAALO WAXAA SIISO ” Eastimo, diyaaradahana HAITI.

    Ninku uma kala saarna Fantasy uu caruurtiisa u sheego, iyo Reality Soomaaliya.

    – Qurbe waa lagu aqli guurey.

  4. Hinda says:

    in kalsoon lagu reebay ahayd intuu jeelka ku sii socdo dhakana suuqa lagu gubo

  5. somalijecel says:

    kkkk BLUE COLOUR SYNDROME Beel kaliya ayuu ku dhacaa balse wey ka soo bogsanayaan illahay ayaan u baryaynaa.

    @ZAKI dulqaadkiini intaa hadduu yahay waligiin hore uma socon doontaan mise sx waa lagu marqaamay inankan yar? kkkkkk
    caqli xun Somali waataa.

  6. Zaki says:

    Somalijecel

    Waar dulqaad lahaynee ka waran Dawlad Ku sheegtiinii iyo maamuladeedii isku maranaa Sidii labada mulac waatay Shirkii Garoowe Ku kala kaceenee ma waxa xigtay inay Imtixaanaadkiina Sarifteen oo Dawlad waliba Imtixaankeeda gaar u qaaddo?

    Qaar Suuqa ka iibsaday Imtixaankii oo leh lix Maaddo ayaa lanaga Cancel gareeyay ayaan arkayayee!

    A Suuqa taal ayay u barooranayaan!
    Xataa Hirshabeele ayaa Soo eriday Nimankii Imtixaanka geeyay oo yidhi Ku noqda halkaad ka keenteen.

    Arimaha Dalkiina ayaa Xal idiinka baahan ee anaga inaad kaarka iskaga kaaya jebisaan Xal idiinma noqonayso.

    Puntland oo leh anagaa Imtixaanka Koonfurta u diyaarinayna ayaan arkayay oo aan Ku qoslay.

    May intay Sidaa u bahdilayaan yidhaahdaan Arimaha iska Saxa
    Kkkkk

  7. Mr BaHaL says:

    Calanka Somaliya iska ilaaliya.Intaa ayaa dadka lagu maaweeliyaa.Laakiin marka loo baxayo Hajka way sii qaatan.Marka ay meel u dhoofayaan Garoowe ayay kuekue u galaan Passaportka Bluega ah.

    Waar Somaiyeed beenta,munaafaqada iyo riwaatada iska dhaafa.

    Dalmida
    Dalmida

    • Mo says:

      Iidoor qudhunle, waa dad nacayb la dulloobey.
      diintooda iyo iimaankoodu waa qabyaalad, 30 sano ayay maaweelo beena ku nool yihiin, aakhirka waxay ku biyo shuban laba degmo waa burco + hargaysa, duf ku baxa wuxu caqli xumaa, iidoor waxay saaxiga Keeni oo kuu nacamleyn marka kab boot ah
      afka laga saaro oo la yiraa car hadla. duulku waa noocaas. fucking idiots!!

  8. Mr BaHaL says:

    Sory

    Queue ayaa u jeeday.
    Dalmida

  9. Aarka hargaysa says:

    Dadka reer somaliland waa muwadiniin dhulkooda jecel shicibkii ayaa booliska udhiibeen qadaad Wayne kii qaraxa siday ayay qariyaan dadku Kala muwadinsan

  10. Zaki says:

    Hor u socodka aad Sheegi Maad Idinka Samaysaan Sxb?

    Nin Qaawan Oo isagu Dhar u baahan Cid kale Wax ma u sheegi karaa?
    Hor usocodka Xagiina ayaa looga baahan yahay anaga nagama maqnaynee
    Kkkkkk

    Waar Ramadaan Kareem Dhamaan Asxaabta Kalshaale.ca

    • Hinda says:

      samaroon ha ugu xad gudbin qof sheektay anigu waxan halkan bilaabay in aan warka iyo comentigaba isha mariyo tii oonu magacan samaroon sheektay joogin dadbadan oo wakhtigaa kujirayna hada ma joogaan magacan oon joogin wakhti dheer ayaan idin soo booqan jiray intii aan arkay qofkan reerka iska soo dhigayna waan u fiirsan jiray qadiyadokala duwan uu waxka qoray waxa ii soo baxday in uu sheegato yahay markaa arka oo dhaafa kaliya joojiya in aad u aqoonsataan samaroon kaftankiina iska wata anigu dulmiga aad baan u necebahay cid aan kula joogin waxna halkan ku qorin in loo gafo waa khalad

  11. Aarka hargaysa says:

    Samaroonta iyaga waaba latoogtaa BaHaL kkkkkkkkkkkkkkkkk car juuqdhe somaliland lawada leyahay kkkk wax lawada yelanayaa majiraan ilmo faqash

  12. Dabshid says:

    Hadaad Calanka Ethiopia ku dhex xirato Gudaha Hargeysa waxaad tahey MUWAADIN WALAALAHA ITOOBIYA,

    Haddaad calanka Somalia ku dhex xirato gudaha Hargeysa maxaa diidey iney shacabka Hargeysa kuu arkaan Muwaadin Somalida Dariska ” WAA HADEY YAHIIN DAL GOONIYA OO CALANKA GREEN KAA LEH “”

    – Calan ku jab iga dheh

  13. Aarka hargaysa says:

    Waa sidaa dabshid calanka bulugii wuu habaaran yahay qarax iyo balaayoo dhanbuu wataa markaa waanu iska ilaalibaynaa adinku qaraxa ninka sida sidaa dadka reer somaliland uqabta ha qarininee

  14. Mr BaHaL says:

    Aaarka

    Aaadbaan u jecelahay inaad toogataan kuwa idinla shaqysta ee beenta runta mooday.Walee in aan jecelahay inay sidaasi dhaco oo wayba socotaa.

    Somaliland wax la yidhaa oo aan jirin,nidaam ahayn oo Tuugo ah ninka la caashay in la dilo waa rabnaa.

    Saa marka horeba xoolo ayuu ahaa.

    Wax aan dhaafin xaafada Xero awrka kkk

    Waar niyada u sii daa calanka Somaliyeed ee aad sii qaadato markaad tagayso meel ka baxsan Xero awrta.

    Faysal quustay.

    Dalmida

  15. Mr BaHaL says:

    Dabshid

    dee aan qaadano Calankii Somaliya soo hogaamiyay 800 sano ee Adal Empire,ama kii Ajuuraanka.

    Marka horeba calankan Bluega ahi ma laha wax taariikh ah oo loogu xisho.

    Doodaasi waa la keeni doonaa Golaha shacabka Somaliyeed.

    Dalmida

  16. Aarka hargaysa says:

    BaHaL adigu wixii laqadanayo iyo wixii ladiidayaba Kuma khusayso sababtoo ah nin lahaystaa doorasho makaha siiba samaroonta luuq ayay boogujiraan daroodku hayara fak fakado Lakin idiinka kkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Aarka hargaysa says:

    Dadka reer somaliland waa muwadiniin calankii argagixisada way qabteen kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk

  18. Laalays says:

    Waar waxaan calalka buluuga xidhay walaahay nasiib buu leeyahay hadaan one way aakhiro ah loo jarin. Waxaan filayaa inuu yahay qof qaca!kkk

    Waxa helay shacab wanaagsan oo la sugay booliska.

    I am proud to be a Somalilander👍🤛💪

    Viva

  19. Halgan says:

    Mooska. Cambaha liinta. Qaranha. Hargaysa taga waxa kuqoran. Somalifruits. Somali ta.madaxweynaha. wuxuu xidhaa. Taay yo suut buluuga ah dhamaan madaxda hargaysa ee sharciga wuxuu qabtaa miskiinka laga xoigbadanahay reer awdal iyi sool .garxajis caare. Dhakool. Iwm etc.

  20. Aarka hargaysa says:

    Qaranka dhidibada ragbaa udhigoo nabada dhaliyee kkkkkkkkkk maro argagaxiso kuwii lahaaba nacay hanala soohoos galina

  21. Laalays says:

    Beenawaas baad tahay. Somaliland fruit ka iyo khudrada aan dalkeeda ka bixin Itoobiya ayaan ka soo iibsadaan.

    Soomaal dameerahayagu isna gegaan!kkk

    Maradiinan aan idiinma tagnay nagala taga, oo idinku ku heshiiya yaa afka nool.

    Kkk

  22. Jabhad says:

    Calanka SNM meel walba lagu wata xamar kismayo

    xataa bajajlayda gawariday ku bufiyan iayagana wiil

    Yaroo iska xaroganayey suuqa ku jiid jidan war

    Kalaya 18 may ku damashada gobolada dalka sory

    War kalaya ku nefisa gobolada dalka dhakol baa

    Riyoday

  23. Laalays says:

    Yaa ilama Zoo-maal nagala taga maradaan aad ku xaarteen!

    @ dabshid haa calanka Itoobiya ayaan 1000 ka jeclahay marada mooryaanta calan u ah.

    war cad.com

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  24. Hodan says:

    ASC anigu waxan la yaabay oon ka yaabay beeshan dhexe ee gabigooduba wada waalan eleen dada caadiya sidooda uma dhaqmayaane hadaad daawado xayawaanka duur isku cuna iyo idoor waxba isma dhaman bal maxuu inankaa yar ee dharka Blue ga ah xidhay sameeyey beentan iyo khuraafadka ay sidii musasal aan dhamaad laheen isku maweeeliyan ayay run moodeen Binu aadamka waxa aqliga loo siiyey inay ku fikiraan lakiin kuwan aqligoodu waa waxba kama jiraan haday fayowyiin foosto dabada ka daloosha biyo kuma dhureen ku dhawaad 30 sano ee dadkan jaadka wax u dhimee aqligooda hala baadho.

  25. Hodan says:

    Lalays somaaliya waa dowlad jirta soo eeg UNited nation meesha Calan adaa aduunka la aqoonsan yahay ka lushan calanka Blue ah shanta gees leh wuu ku jira ha jiro ha jooga adigu hadad caydo iyo hadad hoos u dhigtaba waxba ka qaadi maysid ilaahay baa kor ka dhigay nacaybka aad somali u qabto adaa ku waalan cafimaadkaga Hali’s ku jira becouse cid ku ogbaa iska yar somalia is doing good ilaahay ha ugu wado,waxan kugula talin lahaa dhakhterka u tag you need help

  26. Laalays says:

    Marwo Hodan

    Waa ku salaamay marka hore salaan kadib, aan si fiican isu fahano. Waxa Soomaaliya loo yaqaan, kursiga UN-ka, calankiina intaa midna kuuma diidani, waanu kaaga tagnay anagoo kula leh, Qaado ku nidhi weliba ducaanu kuugu daraynaa.kk

    Aniga sanka laakiin hayga marmarin.

    Dhakhtarka aad aniga igula talinaysana, waxaa ka haboon inaad u dirto kuwa reer koonfureed ee calanka/marada aad u doodayso ku xaaray!

    Ka bilow kuwa Villa Zoo-maal ku ilaaliyaan Ugaandhiisku, 7 maamul goboleed oo midna ka kale aanu wax u ogolay isna keligii wax ahayn!

    Maaha inaad inaga igu cadhooto, u cadhood kuwa magacaaga, ka qaxoontiga jooga Dhadhaab ilaa duleedka Muu-disha laaluushka, waxna kuu qaban!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  27. Laalays says:

    Kuma rabo hadaan ku idhaahdo, maaha macneheedu ha jirin!

    Marwoow murti horaa tidhi;

    Jacayl aan lagula wadin, wakhtigaaga yuu lumin!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  28. Ali Zubeer says:

    Iidoorku save inta caqli leh waa dad masaakiin ah oo aanan xisaabtamin

    Waxay yidhaahdeen qaarkooda;

    – wiilka Axmaarada ayaan ka jecelahay Wiilka Muqdisho

    – Calanka Xabashida ayaan ka jecel nahay kan Dalka Soomaaliya

    – Passporka ay ku safraan maalin walba ama isku dhiibaan waannu gubaynaa

    – Qofkii Xamar ka hadla waa xidhaan halka madaxdooda u kala dhuuntaan ayooga jaga iyo shaqa doon ah,

    iwm

    Idoor waa boog ku taal Qaranka Soomaaliya

    Waxay ku dawoobi doonaan saddex midkooda

    – Inuu General Caarrre soo xedho geliyo halkaana ku baaqdo dagaal aan loo baahanayn

    – Inay iska yimaadaan daaal iyo wiirsi dheer dabadeed

    – Inay u guuraan Xabashida oo daaafida la cunnaan iyagoo degahaya Maqalle iyo dhulka Axmaada illayn Ogadeeniya kama niikin karaane

    – In Qaranka Soomaaliya si xoog ku soo xero geliyo iyagoo calaaclayana Xamar iska wada xaadiriyaan.

    Waxaa hubanti ah in riyada Iidoor jiri karin ama sii socon karin.

    Nijaasta halka ka niic tidhaana warkoodu yahay afxumo, hadal tiro iyo iska niikin macna lahayn

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  29. Hodan says:

    Laalays Waxan ku sheegaya ma dhibyara in wadan la kala gooyo somaliya waxay gaalkii ka xorowday 1960 waxaan sharci laga dhigay in xaduudaha la badali. Wixii 60 ka danbeeya haday dhibyartahay in wadan dhan la goosto somali galbeed baan ithopia kasoo goosan laheen markaa waan ku nacay iyo kuma rabo wax Kaa soconaya maaha ee aqliga ha shaqeeyo 30 dadkan aad xoog a ku haystaan baaba ayaan daran eed aduunkii ka reebteen horumar u diiden kuwaa baa idinka sii liita

  30. Laalays says:

    Cali Caac,

    Isaaq waa run dad badan oo aad ka mid tahay buu xanuunjiyay.

    Hadii xiniinyo kugu jiraan intaad kalshaale.ca ka ooyaso, waad taqaan meesha Isaaq dego. Bal kusoo duul.

    Hadii kale sumalyahow dhufaanka ahi shut up!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  31. Laalays says:

    Cali Caac,

    Caare Bacaacna soo kaxayso. See u Tukaraq!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  32. Idoor liqe says:

    Laaleyso

    Inaabti Jaamac Dubad iyo Gaashaamo miyaan wiilaal Ogaden ah ku xasuuqin shacab isaaq ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    War ilee islaan aan isgoyn waa tanoo kale kkkkkk Mise waad Murqaansan tahay kkk

  33. Idoor liqe says:

    Laaleyso

    Bal yara daawo xasuuqii Tuulada Jaamac Dubad . Ka dib u jawaab Cali kkkkkkkkkkkkkkkk

    https://youtu.be/cgJaseFlQqU

  34. Idoor liqe says:

    Oday Jaamac Dubad ka hadlay wuxuu dhahay Kabo ma sidano kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  35. Idoor liqe says:

    Muwaadinkas Waan ka xumahay in koox Jaad walayaal ah qabsadeen. Lkn waxaysan ogeyn in kumanaan noocaas ah ku nool yihiin Burco iyo Hargiesa .

    Kuwa muwaadiniinta dhibaya waa ogyihiin in ay ku laaban doonaan xuduudka Ethiopia xeryihii qaxootiga ee dulcad iyo daroor . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  36. Idoor liqe says:

    Wax yar suga shacabka Hargiesa iyo burco . Ciidamadiina qaranka Jamuuriyada dalkeena Somaliya waa soo socdaan insha allah .

    Halkan ka daawo Ciidamada dalkeena oo xoreyntii ugu danbeysay ka wada gobolo dalkeena ah

    Fadlan daawo muwaadin .

    https://youtu.be/stfkpETupF4

  37. Idoor liqe says:

    Shacabka Hargiesa iyo burco wax yar adkeysta. Waxaan idin balanqaadeyna Kooxda yar ee snm in sidoodii xuduudka Ethiopia u carari doonaan. Lkn ciidankeenu ka hadhimaayo Ilaa Gudaha Ethiopia baanu ku ugaadhsan

    https://youtu.be/stfkpETupF4

  38. Ali Zubeer says:

    Idoor liqe

    Laaleys waa dameer halkan burruruf ka yidhaa. Wuu ogyahay in Suldaanku qayrsanayn ragga halkan ka calaacala ee iidoor.

    Waxaan cisho dhowayd la yaabana sida ay ugu niikiyiin Ogadeenka Somali Galbeed iyo Sida ugu faataabakhlayaan Soomaalida kale.

    Waxaa taa oo idil ka daran caqli xumidooda joogtada ah. Bal degaan ama gobollo Soomaaliya ka mid ah ayay doqonnimadooda leeyihiin waan goynaynaa

    Dhedo roob noqon wayday

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

    • Hinda says:

      Hodan hadaan somalia u dhalanlahaa sidaadookale walee in aanan ka hadleen meel somalilander kadlayaan qofku markuu qableeyahay ee damiir leeyahay meel uu ku hooseeyo oonu wax uu ku doodo oo muuqda la imanayn wuu ka maqnaadaa bal ilaahbaan kugu dhaarshee labadeena kee waalan oo foosto dabala dhaaminaya anaga 5 oo madaxwaynee oo midi hada wado
      ayaa isbadalay midba meeshuu keenay middkii xigay wuu ka sii qaaday maanta waxanu maraynaa heer aduunku nagu kanto oonu macalimiin u diro caalamka qaabkaanu heerkan ku gaadhnay wax laga waydiiyo taabadalkeeda soomalia aduunka waxay ka noqotay wax meeshii ififaalo baaba ku sii socda la yidhaa sidii somalia ayay ku socotaa aqoonsigan aad ku faantay muxuu ku taray sodigan soton sano oon kaa maqnaa in aad istaagto iska daaye fadhibarankariwaayay ee dhulka jiifa ee gaaladu malqaacad kugu jasho midakale aqoonsi aan anigu waayay ood adigu fariidnimo ku keentay ma haysid e kaan kuula imid een kaaga tagay baad ku rogmatay oo eeday wax uu ku taray oon anigu waayay habayaraatee ma jirto bal waaban guulaystay calankan aad ku faantay waa kaan tuuray maalintuu hargaysa ka degay ayuu gabalkii dhacay waana halkii waxa uu hees haysto ama gabay looga samweyay ee isagoo hees iyo gabay geeraar intaba ku labidan xamar la tagay hada waa calal ceeboobay oo ciil la googo ay waakaa lix madaxwayne oo wiik dhan garooye ku murmayeen ee iyagoo yaabdan oo daalay kala dareeray hodanay xishoo oo suk bal inta aad fadhibaranayso eed masaasata gacmahaaga ku qabdanayso

      • Hodan says:

        Subxaanaka ya cadiim, hinda adigii baa ka darey waa qayb waalida ka mid 5 madaxwayne eed isku badasahy sababtoo ah laguma aqoonsana maba lulatee maxay leefta cidna kuma aqoonsana hadana madaxwayne ayaan doortad ku leedahay mad la sugtid marka lagu aqoonsado inkastoo anan laguba aqoonsanayn meesha ma isaaq kaliya dagan maxaa lagu aqoonsan dadka kula daga waqooyi somaliya somaliwayn bay rabaan afarta indhaha casas ee jaad siday u cunayeen xoolaha noqday cidna ma matalan ayna ku hodin hal qabiil oo wada wareersan baa somaliya inay kala gooyan raba lagana yeeli maayo mida kale 30 dagaal muqdisho haka jiro hadana dowlad baa aduunka ii aqoonsan yahay aad passport keeda adigu iyo isaaq brothers ku duushan ok

  39. leopon says:

    Hargaisa jamhad ayaa lawareegtay 1991 jamahadii ayaana wali haysata inta loogu imaanayo xor bay yihiin waxay rabaan ha sameeyaan mana oga jamhadu in hargaisa laga diiwangaliyo dhalinyaro farabadan oo ku biiraya somali national army (S N A) si ay uga qaybqaataan kaxoraynta dalka nabadiidka.jamhadaha iyo faragalinta shisheeye.

  40. Laalays says:

    Ku Dhalfo liqe

    Adiga waxaad tahay, fule iskii isu bara kiciyay oo dhulkiisii ka cararay. Sidaad Solomadow uga cararaysay baad orodkii Down Under ku gashay.

    Fule xaar wayn.

    Ha baqan, dib ugu soo laabo Laascaanood.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  41. Laalays says:

    leopon

    The most funny comments-ka aan caawa meeshan ku arkay waa kaaga!kkk

    Caruurta koonfur qaraxa, dilka, gaajada ku idlaanaya maad ka hadashid dawladaadu wax inay caawiso!!!

    Intaad intaad SNA army Somaliland u soo dirayso!kkk

    Ma umul baad tahay? 1981 -1990 baanu liqnay ugu yaraan 150 kun oo ahaa ciidankii Afweye.

    Ma xiniinyo cusub baad soo iibsateen?

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  42. Idoor liqe says:

    Ani zubeer

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk niikada midhaa waxay is leeyihiin Somaliya baad ka go’aysan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Burco iyo hargiesa waa Jamuuriyada Somaliya , Hal taako ka Tanaasulimayno Hadii kumaanaan dhimanayaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Burco Buuhoodle baa lagu qabanaya , Hargiesa waxaa ku filan Laascanood iyo Badhan . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reer waqooyiga hala Hubeeyo kaliya . Idoorka noo daaya anakaa Riwaayada soo xidhaynee kkkkkkkkkkkkk

    • Hinda says:

      waxad cayday dadka aan isaaqa ahayn ood ka dhiktay wax aan saamayn ku lahayn somaliland oo xoog lagu haysto ok markaa isaaq baa iska leh somaliland ilaahay ka sokow markii horena iyagaa somalia ku daray hadana ka jaray maxaydun samaymkartaan halkaasuun cayda ku wada reeraha aan isaaqa ahayn ileen isaaq xoogna ku qabsanmaysaan habaarna wax ku yeelimaysaane ta passporka haa waanu ku dhoofi meelaha lagu tagikaro oo waanu ku dangaadhi ragayaga somaliland kuraas ka waayaana lacagtaa gaaladu dano ay leeyihiin u bixinayaan bay wax ka soo guran markay xoogaa ka soo qabtaana hargaysa ayay u soo raaxo iyo nabad doonan sida buubaa samatar galaydh iyo qaarkaloo badan cidii noo soo xidhata calalkii nasiibka daraa sidii kii maanta ayaanu washamsi ku akhriyi la ogaayoo gorayo haadbay noqotay somalia cidii dawlada ka dhiktay somaliland bay ahayd markay idinka taktay ayaa balaayo idinku habsatay oo jahadii idinka luntay maxkaxdii waa anaga waananu la taknay qaadka aad marwalba ku celcelinayso ciyaal iyo ciroole waad dul fadhidaan haduu ceebyahay maxaad u dayn waydeen kiiniya oo beeralaydii keenaysay ku mudahraadeen haday somalia muudayso in aanu bada kaga tanaasulayno miirooga oo la joojoyo anagaa udiyaara in aanu ka joojino ayaad ku dhiciwaydeen in aad beeralaydaa badiina rabta ee waliba ku hanjabay qaadka anagaaba ka joojin in aad tidhaahdaan haye waanu joojinay beeralaydu waxay ogaatay in aad lo doodii tihiin ood daaq uga baahantihiin ma dadkaasaa cidkale ku caayikara anagu waataanu oramadii dadka laysay ka joojinay ilaa ay calanka nabada taageen

  43. hodan says:

    waa sidaad u haysato adiga iyo kuwa aqliga liita eed ka dhalatay in aad idinka leedihiin waqooyi Somalia lakiin Somalia waxay jirtay boqolal sano dadka halkaa dagani boqolalka sano way daganayeen ilaahay baa ku beeray iyagaana iska leh dhulka ilaahay ka sokow kumana rabaan waxayna ku arkaan wax waalan oo jaahila, jaahilna la dagalankiisa waxba laga faaidi mayo wayna ogyihiin in aan Somalia kala goeen wax walan bayna ku arkaa so way ogayen sided isku xasuuqdeen Siyad bare dabadii markaa halkiina foostada dabada la buuxiya imikan meeshi way guuxaysa nabadna kama jirto mar aan dheerayn sida folkano bay u qarxi idnkoo indho casna muqdisho waad iska xadirin doontii ..lakiin mid talo ah waxa la yidhi nin aan ku furi doonin yuuna ku rarin caruurta idoor maskaxda haka xumaynina waxba uma taraysan nacayb iyo xuman bad ku beeraysiin caruurtiina somali bari maka maqaaxida ma mafrashka lagu kala tago somali way u baahan doonan

  44. Idoor liqe says:

    Ali zubeer baan u jeeda . Waan mashquulsanahay. Raali ahaada .

    • Hinda says:

      ķkkkkkk
      ma bilowday habaar kaan ku idhi waxba ku yeelumaysaan laba arimood baa cadeeya in qofkaa laga badiyay waa markuu cay tamo ama habaartamo hada adigu labadiiba waad isku dartay in aan ku sii buquujiyo waaba nacasnimo ileen waatanoo wax aynu ku sii doodno waad soo xidhee marhadaad heer kii ugu hooseeyay gaadhay ana cay i waad soo gunaanaday doodii cayna idiinma dhina habaarna inta hada aad haysaan baa idinka badan oo qof balaayo haleeshay balaayo kugugu dhacday lama yidhaa dadka soomlia u dhashay shacabkoodu boqolkiiba sideetan way na aqoonsadeen nabada iyo nicmadaba way noogu duceeyaan waad araktay wararka somaliland ka soo baxa comentiga hoosyaal waa duco iyo masha alaah dhowr sano ka hor somalia oo dhanbaa cay iyo habaar nala hoos fadhiyay waxana bilaabijiray dadka aad marka midka tahay ee marka dan leeyihiin yidhaa uuu uuuu yaa soomaliyaay markaad iidoor soomaalidiid soo qortaan ayay idinka daba odhan jireen hada caydii iyo habaarkii waad ku kaliyoowdeen oo waa la idinka hadhay xamarna labadeena anaa la iga jecelyahay anoo waan goostay idhi ayaa la ila 18 may abaaldegaa duco iyo amaana la iigu daraa halkaad adigu iidoor waa la idiin soo socdaa leedahay adoo oźg in aan adoo diyaarad iyo kaare iyo soomali oo dhan igu weeraray ayaan usha geela idinku eryanay oo madaxdii kibirtay noqdeen wax la qabtay iyo wax dharka dumarka xidhay ood darajadii suuliyaasha ku gurteen ilaa hada sidaad suuliga ugu gurteen ayaad u casilantihiin hadaba ama dood aan kula sii wado la kaalay hadiikale habaarka iyo cayda kalidaa wad

  45. Hinda says:

    ķkkkkkk
    ma bilowday habaar kaan ku idhi waxba ku yeelumaysaan laba arimood baa cadeeya in qofkaa laga badiyay waa markuu cay tamo ama habaartamo hada adigu labadiiba waad isku dartay in aan ku sii buquujiyo waaba nacasnimo ileen waatanoo wax aynu ku sii doodno waad soo xidhee marhadaad heer kii ugu hooseeyay gaadhay ana cay i waad soo gunaanaday doodii cayna idiinma dhina habaarna inta hada aad haysaan baa idinka badan oo qof balaayo haleeshay balaayo kugugu dhacday lama yidhaa dadka soomlia u dhashay shacabkoodu boqolkiiba sideetan way na aqoonsadeen nabada iyo nicmadaba way noogu duceeyaan waad araktay wararka somaliland ka soo baxa comentiga hoosyaal waa duco iyo masha alaah dhowr sano ka hor somalia oo dhanbaa cay iyo habaar nala hoos fadhiyay waxana bilaabijiray dadka aad marka midka tahay ee marka dan leeyihiin yidhaa uuu uuuu yaa soomaliyaay markaad iidoor soomaalidiid soo qortaan ayay idinka daba odhan jireen hada caydii iyo habaarkii waad ku kaliyoowdeen oo waa la idinka hadhay xamarna labadeena anaa la iga jecelyahay anoo waan goostay idhi ayaa la ila 18 may abaaldegaa duco iyo amaana la iigu daraa halkaad adigu iidoor waa la idiin soo socdaa leedahay adoo oźg in aan adoo diyaarad iyo kaare iyo soomali oo dhan igu weeraray ayaan usha geela idinku eryanay oo madaxdii kibirtay noqdeen wax la qabtay iyo wax dharka dumarka xidhay ood darajadii suuliyaasha ku gurteen ilaa hada sidaad suuliga ugu gurteen ayaad u casilantihiin hadaba ama dood aan kula sii wado la kaalay hadiikale habaarka iyo cayda kalidaa wad

  46. Hodan says:

    Markan akhriyey waxad igu jawaabtay kuman habaarin Waxan ku sheegay waxa ka jira in waqooyi galbeed somaliya kaliya, adiga iyo inta kula mida dhigiihina waxay maqlaan kaliya beenta iyo khiyaaliga, dhado roob noqonwayday sida magacii gumaysiga dhulka somaliyeed ula baxay baad ku celcelisin beenta lagu celceliyi run baa la mooda lakiin wake up waxad isku maweelinaysiin waa been waa riyo, mida kale waxad ku celcelisiin diyaarad baa lanagu garaacay adiga maxaad samayn laheed hadii shifto Hubaysan hargaysa iyo burco soo gasho dhulkana qasto aduunka wadan walba oo aduunka ku yaala haday shufto soo gasho waxay samayn lahayeen exactly waxay dowladii somaliyeed samaysay oo ah inay kuwii soo galay iyo kuwii tageeray u jarto one way ticket to xarshin




MUUQAAL: Colaad kasoo Cusboonatay Ceel-afwayn & Waxgaradka Habarjeclo oo si kulul uga hadlay Dilkii (Daawo)
- May 23, 2019
Ceelafwayn ( Kalshaale ) Colaad ayaa mar kale dib uga soo Cusboonaatay deegaanka ...
DAAWO: Nin Doonayey Inuu isku Qarxiyo Culimada Ahlusunnah Oo Nolosha si yaab leh loogu Qabtay
- May 23, 2019
Guriceel ( kalshaale ) Magaalada Guriceel ee Gobolka galgaduud  Waxaa ka dhacday Dhacdo cajiib ah oo ...
Axmed Madoobe oo ku dhowaaqay Dagaal Cusub iyo iyo Dhoolatus Cusub
- May 23, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha maamulka jubbaland ...
Hargeisa : Wiilkii Calanka lagu xidhay oo Maxkamad lasoo taagay Maanta
- May 23, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Wiil dhallinyaro ahaa oo lagu xidhay ka dib markii ...
Wargays kasoo baxa Kenya oo Dood Cajiib ka keenay Xiisada Somalia iyo Kenya iyo Uhuru oo Cigaal loo Xidhay
- May 23, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Wargeys kasoo baxa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Saaka ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!