Weeraro lagu Qaaday Masaajid ku yaala Sri Lanka iyo Bandow lagu rogay dalka

Laascaand  ( Kalshaale ) Dowlada Sri lanka ayaa bandow habeenkii soconaya kusoo rogtay guud ahaan gobalada dalkaasi kadib markii ay sii bateen weerarada loo geysanayo Masaajidada iyo goobaha ay ku nool yihiin muslimiinta laga badan yahay ee jasiiradaasi.

Isniintii ayaa weeraro ka dhacay dalkaasi lagu dilay ugu yaraan hal qof oo muslim ah, waana dhimashadii ugu horeysay ee xiisadan kasoo cusboonaatay dalkaasi kadib weerarkii bishii hore lala beegsaday kaniisadaha wadankaasi.

Labadii maalmood ee lasoo dhaafay ayey kooxo rabshado ka dhigayey degmooyinka Puttalam, Kurunegala iyo Gamphala oo ku dhaw caasimada Colombo ay weeraro ku qaadeen masaajidada iyo goobaha ganacsiga ay leeyihiin dadka muslimiinta ah.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    WAA WAX ISKA DHACA IN GOOB CIBAADEED LA WEERARO DIINTAY DOONTO HA AHAATEE,LKN WAXAAN QABAA WREERARADII SIRI LANKA EE HORE LOOGU QAADAY INAY AHAAYEEN “IN SIDE JOB”!!.
    OO AY AHAYD SHAQO AY WAX KA OGAAYEEN,QORSHEEYEEN,QABTEEN SIRILANKA INTELLIGENCE.WAXAANA LAHAYAA DHACDOOYIN,TUSAALOOYIN BADAN OO LA MIDAB AH WEERARDII SIRILANKA EE HORE.SIDAA DARTEED WAXAYNU DHIHI KARNAA WAA “IN SIDE JOB”
    DANTA LAGA LAHAANA WAA UUN IN MUSLIMIINTA SIRILANKA LAGU KARBAASHAA WAYNA BILAABANTAY.
    I.S.I.S=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS MADE IN ISRAEL(true story)IS NOT MUSLIMS.sure.IWEYDII ANIGA.




DF Soomaaliya oo Midowga Afrika ka diiday Inay kala hadlaan Kiiska Badda
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney ka diiday guddiga midowga ...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo sheegay Inay Jabuuti ku taageeri doonaan Kursiga ay isku hayaan Kenya
- Aug 24, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa shaaca ka qaaday inuu ...
Muuqaal: Cali Xaraare oo Waraysi uga hadlay Xaalada Jubbaland ! [Daawo]
- Aug 24, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare   ayaa Barnaamij ku lafa Guray Xaalada Siyaasadeed ee ...
R/Wasaare Khayre oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Muqdisho [Daawo]
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo soo xidhay ...
MUUQAAL: Cawaale oo ka hadlay Wuxuu kala Kulmay Boorame, Safarka Xamar iyo Jigjiga
- Aug 24, 2019
Boorame ( Kalshaale ) Cawaale oo ka hadlay Wuxuu kala Kulmay Boorame, Safarka ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!