MUUQAAL: Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha Roobabkii Hargeisa iyo Masuuliyiin hadlay, una digay Shacabka

Hargeisa ( Kalshaale ) Inta la Xaqiijiyey Shan-qof oo shacab ah ayaa ku Geeriyooday   Roobab xoogan oo ka da’ay Magaalada Hargeisa Xalay  iyo Gelinkii dambe ee Shalay, Waxaana ka hadlay masuuliyiin ka tirsan Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 “Roobkii Khasaare ayaa ka  yimid, waxaynu haynaa 5-Qof oo dhimasho ah iyo 9-Qof oo lasoo badbaadiyey,   Qoysas badan oo waxyeelo soo gaadhay waxaa la geeyay Xeryaha Ciidamada Booliska,   Waxaa khasaare ku yimid Xaafado kala duwan,  “ Ayuu yidhi Wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland  Maxamed Kaahin Wuxuuna Tacsi u diray  dadkii ku dhintay.

Taliyaha ciidamada Booliska  ayaa shacabka uga digay Gaadiidka , Wuxuuna sheegay ilaa 50-Gaadhi oo dad ku jiraan Laga Celin waayey Dooxyadda Biyuhu marayaan,  “Qofku wuxuu masuul ka yahay Naftiisa iyo dad kala uu sido “.

Waxaa loo mahad celiyey Ciidamada  oo gurmad kala duwan u Fidiyey Shacabkii waxyeeladu soo gaadhay.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    DAD ROOB LA’AANTU DILEYSO,OO ROOBKU DILAYO OO QARNIGAAN NOOL WAA WAX LAGA XUMAADO XAQIIQDII WALIBA IYADOO WUXUUN MAAMUL AHI JIRO.SHAME ON YOU.WAA GEERI CANAAN LEH.
    wAXAAD DHAHDAAN HAY’ADAHA CAALAMKU WAXAANU KA CODSANAYNAA INAY DAADADKA NAGA MOOSAAN.
    DAYACTIR MA JIRO,POO DIYAAR GAROW MA JIRO,OO MASUULIYADI MA JIRTO.
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYSDII:-(KU QOR YOU TUBE OO FIIRSO DABADEEDNA):-
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS MADE IN ISRAEL.IS NOT MUSLIMS.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO(Paris)IN SIDE JOB,ANTI MUSLIMS AGENDA.
    ISRAEL DID 9/11 & IN SIDE JOB.
    DONALD TRUMP SAYS:OBAMA HE FOUNDED OF ISIS.true story,recoding.




DF Soomaaliya oo Midowga Afrika ka diiday Inay kala hadlaan Kiiska Badda
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney ka diiday guddiga midowga ...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo sheegay Inay Jabuuti ku taageeri doonaan Kursiga ay isku hayaan Kenya
- Aug 24, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa shaaca ka qaaday inuu ...
Muuqaal: Cali Xaraare oo Waraysi uga hadlay Xaalada Jubbaland ! [Daawo]
- Aug 24, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare   ayaa Barnaamij ku lafa Guray Xaalada Siyaasadeed ee ...
R/Wasaare Khayre oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Muqdisho [Daawo]
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo soo xidhay ...
MUUQAAL: Cawaale oo ka hadlay Wuxuu kala Kulmay Boorame, Safarka Xamar iyo Jigjiga
- Aug 24, 2019
Boorame ( Kalshaale ) Cawaale oo ka hadlay Wuxuu kala Kulmay Boorame, Safarka ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!