Roobab xoogan oo ka da’ay Hargeisa iyo 6-Ruux oo ku Geeriyooday

Hargeisa ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Roobab Xoogan oo da’ay magaalada Hargeisa, Waxana la Xaqiijiyey in ugu yaraan 6 ruux ay ku geeriyoodeen Roob galabta illaa caawa ka da’ayay magaalada Hargeysa.

Sida ay Idaacadda Radio Hargeysa u sheegeen wasiirka Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Axmed.

Magaalooyin badan oo dalka ah ayaa Mudooyinkii dambe waxaa ka da’ay Raxmaadka Eebbe ee Guga, Iyadoona Bulshadu ay ka cabsi Qabeen Xaalad Abaareed.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Land of Punt says:

    Barwaaqada ilaahay marmar dadbaa wax ku noqda, ilaah ha u Naxariisto.
    Garoowe iyo Galkacyo roobab culus ayaa ka da’ay laakiin dhib gaysteen ma maqal.
    https://www.puntlandi.com/?p=10680

  2. Laalays says:

    Lop

    Hada Raxmadii ilaahayna ma waxaad tidhi ta Puntland heshaa dadka ma disho?

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




DAAWO: Cawaale aadan oo Bandhig Cajiib ah ku Qabtay Boorame (Video)
- Aug 24, 2019
Boorame [ Kalshaale ] Fannaanka Cawaale aadan oo Bandhig Cajiib ah ku Qabtay ...
DF Soomaaliya oo Midowga Afrika ka diiday Inay kala hadlaan Kiiska Badda
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney ka diiday guddiga midowga ...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo sheegay Inay Jabuuti ku taageeri doonaan Kursiga ay isku hayaan Kenya
- Aug 24, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa shaaca ka qaaday inuu ...
Muuqaal: Cali Xaraare oo Waraysi uga hadlay Xaalada Jubbaland ! [Daawo]
- Aug 24, 2019
Kismaayo ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare   ayaa Barnaamij ku lafa Guray Xaalada Siyaasadeed ee ...
R/Wasaare Khayre oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Muqdisho [Daawo]
- Aug 24, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo soo xidhay ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!