Wararkii ugu dambeeyay Saddex oo Qof oo lagu dilay Duleedka Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Ugu yaraan saddex qof ayaa xalay lagu dilay degaanka Ceelasha Biyaha oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose ee Koofurta Soomaaliya .

Dilkan ayaa dhacay markii saddexda qof ee la dilay gaari ay la socdeen lagu horjaray Gaari kale, rasaasna lagu furay halkaas oo ay ku wada geeriyoodeen.

Toogashada ayaa ka dhacday isgoyska Ceelasha halka loo yaqaanno,waxaana ilaa hadda aan la aqoonsan dadka la toogtay.

Ciidamada Booliska eek u sugan Ceelasha Biyaha ayaa meydka saddexda qof saaka ka qaaday goobta, iyaga oo geeyay saldhigga halkaas oo lagu sugayo ehelkooda.

Degaanka Ceelasha ayaa waxaa toodbaadkii hore lagu dilay Saddex Askari markii ay dabley hubeysan Baskoolad ku weerareen gudaha Suuqa Ceelasha xilli ay Canshuur qaadayeen.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Daawo Barnaamij xiiso leh Dhoolatuskii Ciidamada GOR-GOR ee Turigu Tabaray iyo Khudbadihii laga jeediyey (Video)
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ...
MUUQAAL: Dawladdaha Soomaliya iyo Masar oo Gaadhay Heshiisyo Taariikhi ah iyo Wasiir Cawad oo Sharaxay
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise ...
DF-Somalia oo Dhisaysa Hay’ad ka hor tagta Waxyaabaha dhacay ee dalka lasoo geliyo
- Apr 19, 2019
Muqdisho  ( Kalshaale ) Kaddib kulan maalintii shalay magaalada Muqdisho ay yeesheen Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ...
DAAWO: Oday kasoo jeeda Buuhoodle oo Xaalad Murugo badan ay ku haysato Magaalada Muqdisho [Warbixin]
- Apr 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Xaaji Cabdillaahi Samatar ( Xasan Qoofal)    Muddo ku dhow ...
Sawirro: Dr. Cali Khaliif & Prof Samatar oo Fagaare kala hadlay Shacabka Burco
- Apr 18, 2019
Burco ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer Caawa lagu Qabtay ...

Follow us Facebook Page