Somaliland oo dib u bilowday Arin Puntland dhaqaalle badan ka Macaashtay

Laascaanod  ( Kalshaale )  Somaliland dib u aqbashay Warqada Go-home oo ay hore u joojisey, taasi oo la goosan jiray marka la tagayo Magaalada Muqdisho.

Bishii April ee sanadkii hore ayaa Somaliland joojisey in bilaa Baasaboor ay kaga dhoofan garoonkeeda Cigaal International dadyowga ku wajahan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Go’aankan ay Somaliland dib ugu aqbashay in Warqada Go-home ay jartaan dadweynaha u dhoofaya Muqdisho, ayaa loo sababeynaya in hoos u dhac weyn ku yimid garoonka diyaaradaha ee Cigaal, mudadii ay joojiyen in bilaa Baasaboor looga dhoofo.

Ilaa iyo hadda, weli war rasmi ah kama soo bixin Xukuumada Somaliland, taasi oo ay ku shaacineyso  go’aankeeda cusub , balse waxa xaqiijiyey saraakiil katirsan madaarka Hargeysa in dib loo soo celiyay in bilaa Baasaboor loogu duuli karo magaalada Muqdisho.

Sikastaba, Somaliland ayaa lumisey dadyow badan oo ka dhoofi lahaa garoonkeeda diyaaradaha Hargeysa, mudadii ay joojisey in bilaa Baasaboor loogu duulo magalada Muqdisho, taasi oo kaliftay in dadka reer Somaliland ee aan haysan Baasaboorka ay ka dhoofan garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, taasi oo sarre u qaaday suuqa duulimaadyada ee garoonka Garoowe.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 19)

  1. Halgan says:

    Madaxweynaha puntland noqon lahaa. Dibada uma dhoofeen. Inta. Sool iyo sanaag. Cidankooda joogo. Dhulka harti. Waayo dhibatada ugu wayn ee puntland sharafta. Magaca. Amniga kaldsbbata keenay. Waa jegernata oo marba Koox uyeedha. Jegaanta nin kasta dhulbahante ama warsangali. Shilimaad soo siiya sI puntland loo burbiriyo. Gaas baa dhoof wax ku keeni lahaa dani iyo karash. Dani booskii cameey joogaa garoowe marba shir. Dani dhoof bilabaya. Adayasha warsangali ee shaxaadkii loogu yeedhay. Hargaysa tagay waxay ahayd in dani qado u sameeyo waayo puntland waxa gumaynaya. Jegaanta. .waxaan samayn lahaa. Dhaqaalaha ugu badan puntland siin laha. Sool iyo sanaag. Si loo soo afjaro. Gaajada yo shaxaad ka looga joojiyo shacabka sool .oo tarikhdooda lagu ciyaray. Jegaanta intay joogto sool waxay rabaan in harti kalajaraan ganacsiga dhaqanka nasabka diinta tariikhda. Horumarka. Oo u tusaan I’m qabilada degan puntland cadaw isu noqdaan. Majeerteen dhulbahante warsangali leelkase awrtable. Mareexaan cali saleebaan si iyaga jegaanta. Hargaysa iyo burco nabad u a hadaan. Xildhibaan wasiir. Xisbi. Culimada. Ganacsigtsda. Xataa kuwa fedraalka kujira ee hargaysa iyo burco matala. Raali ka yihiin in puntland. Iyi harti laga qabsado sool iyo sanaag waa arin ay wada aminsanyihin guusha beesha isaaq buburiyan puntland si ay iyaga. Hadafkooda. Ugadhaan. Siyasada fog. Kuwa madaxwyne a noqday puntland waa kuwo. Fahanyar oo uhaysta in iyagoo garoowe jooga hadlaya wax xorayn ayaan. Besha caalamka waxay tageran. Maamulkii ciidan leh oo dhulkooda difacda kaan is difaac in waxay yirahdaan. Meshiina jooga. Ogaada sida kudhacad ay gaas iyo cameey waxay is lahayeen besha caalmka tukaraq idiinkakacin jegaanta waxase Layiri puntland jooga meshiina aduunku dadka laga guulaysto ma tageero wuxuu tageeraya cida guulaysta. Madaxwyne noqon laha. Jegaanta ilaa burco wadi laha ilaa ooy yiraahdaan somali baanahay. Dagaalka naga daaya walaahay. Besha caalamka iyi africaan. Inaan a ujoojiyeen. Nin kasta iyo gabarwalba oo dagaal gali kara. Waan dagaal galinlahaa ilaa burco. Ogada na. Inta dhulbahante cidan jegaanta joogto. Waligeed puntland nabad noqon mayso. Iyo amaan. Waxase ku talin laha. Karash inuu buuhoodle iyo sool taga. Wiilasha jegaanta ushaqeeya. Waa in dhaqaalaha loo dira. Dolar ka dolar kama fiicnaha .hadii kale puntland haku mashwuilaan. Kufsiga. Hargaysa kasoo bilawday. Kufsiga samSam ee hargaysa. 10 sano kahor. Ay usoo xawlileen puntland.

  2. Garqaad says:

    Adeega aasaasiga ah isu socodka shacabka masaakiinta ah yaan la siyaasadeed.

    Qofka hargeysa ka yimaado ee u baahan in uu goosto passabor somali ah. Halkii uu garoowe gaari u raaci lahaa. Jidka kusii dhibtoon lahaa. Haybtiisa la weydiin lahaa. Waxaa u dhaanto una qarash yar in uu aayar u tago muqdisho kana soo qaato bassaborkiisa.

    Waan hubaa wuxuu soo laaban donaa isagoo faraxsan. Isagoon dhibaato loo gaysan.

  3. Darwiish says:

    Hargaysa kufsigii uhoreeyay SAMSAM YAREEY. 10 SANO KAHOR. KUFSIGA. DILKA DUMARKA WAXA UHOREEYAY HARGAYSA. OGADA. GABDHI ONLF EE TIKREEGA LOO DHIBAY. HARGAYSA KADHACDAY EE TIKREEGA KUFSADEEN. SOMALI RUNTA ISU SHEEGTO.

  4. Kacaanboy21 says:

    Hargaysa qofkaan somali passport wadan. Waa khatar way is qarxinaya an jegaanta waa in passport ay qataan. Waayo passport waa muqdas. Muqfsho waxa khatara. Jegaanta bilaa passport wadan. Waa in ethiopia muqdsho kiinya laga mamnuuca wayo. Jegaanta sool iyo sanaag doonaya waa khatar inay garoowe bosaaso muqdsho qariyaan waayo kuwa hore. Oo xildhibano hargaysa kayimdeen isqarxiyay.

  5. Kacaanboy21 says:

    Dhalinyarada. Hargaysa cidanka laga dhigay. Waxa loo soo wada inay .garoowe bosaaso muqdsho. Galacyo isku qarxiy aan. Waxay qataan tababar waa in puntland iskajitaaa. Waa kun dhalinyara ah ilaa muqdsho waxay rabaan inay udiraan. Waayo citiraafka waa lawayay hada isqarxin bilabayaan. Waxay ksbilabayaan garoowe. Iyo bosaaso iska jira muslimta. Snm jegernata dagaslkoda waa fig yahay. Xataa waxay rabaan inay odaysha warsangali ay yirahdaan waxaan qabsanayna bosaso xuduuda. Kaahin qado u sameeyay. Si looga dhadhiciyaan. Sida ashabaab dadka ugu yeedhaan bilabaya inay lacag uqor aan iyagoo puntland jooga sida odaysha. Ashaab lacagta ku siiyaan muqdsho. Somali dagaala wali wason on ayaa inta snm. Joogto sool kuna ksminayaan. Harti buburiya iyo puntland. Cadawada gaamurtay.

  6. gaafaw says:

    garqaad
    agaw hogaamiye kooxeed ayad isurogtay,waayahayn ma ceysiid aya ilaalisa

  7. Aarka hargaysa says:

    Kacaanboy car yocada isodhaaf daroodka anagaa saliida uqiyaasna

  8. gaafaw says:

    garqaad
    agaw waayahan ma hogaamiye kooxeed aatahay

  9. gaafaw says:

    arka hargeisa
    ani markaad buuhoodle qabsato ayaan nin ku aqaan,30 laf dhuloos ah ayad dhafi la dahay,macale boqorka geeska afrika darood ismaciil

  10. Aarka hargaysa says:

    Gaafoow buhoodle caloshayda ayay kujirtaa daroodku doqonsanaa ninka ilaa yube ilaa taleex ilaa tukoraq qabsaday ayay dhaha yaan car buhoodle qabso kkkkkkkkkkkkkkkkk hodhowna car garoowe qabso kkkkkkk dhulkii daarood oodhanba waanu lawareegnay buhoodle oo xuduuda kutaala oo qaybi itobiya tahay maxaanu kufali

  11. Aarka hargaysa says:

    Laascanood wadadii caynaba Ayaan mariyay car daarood oodhani haygu yimaado anaga MA hawiyahay aad khiyamaysaan ayaad namodaysaan car yoocada iisoodhaafa

  12. gaafaw says:

    aarka hargesia
    doqon ayaad tahay ,kkkkkkkkk su aasha kajawaab ,buuhoodle hort soodhaaf ,laaska maxamuud garaad ayaa iskaleh ,magaratay

    • Mo says:

      @gaafow

      I am sorry to say, nin dhulkaagii badankii xoog ku haysta car buuhoodle kaalay waa hadal wadkii galay
      iidoor dagaal iyo geesinimo ab iyo isir uma laha, dhulka waxay ku qabsadeen lacagta ingiriisku dawarsiga u siiyo, marka suaashu waa dhul nin kale leeyahay walhti intee le’eg baa lacag lagu haysan karaa? jawaabtu waa muddo kooban, marka iidoorku waligoodba been ha isu sheegaan, xaqiiqduse waxaa weeye …… dhul ninkiisiibaa iska leh. Soomaaliduna way is taqaanaa iidoorna burco iyo hargeysaa hurran !!!!!

  13. Dabshid says:

    Mo

    Kkkk

    Waxey la mid tahey anigoo Nin Jowhar hesto dhahey -Car CADALE imow, markuu Cadale yimaadana, Car Caliyaalo soo istaag.

    Anagu waxaan rabnaa Reer Waqooyi mideysan oo aan kala Xaajoono Qarankii Qabiiloobey.

    – Nina Qaran buuxo ayaa u muuqdo, Nina Labo Gaaweeto.

  14. Kalsame says:

    Aarka Hargaysa

    Waxaa isaga kaa qaldamay Daarood iyo Hartiye bal iska sax arrinkaa.

    Tan kale maxaad ka faa`iidaysaa dagaal aad Daarood la gasho waa adiga 24/7 tabliiqinayee?. Bal isa su`aal oo isu jawaab adigu.

  15. Jabhad says:

    Awalba waxaa qalad ahayd qof hargaysa ka soo

    Dhofaya oo casimada muqdisho u socda in basabor

    La waydiiyo waa mahadsan yahay adeer muse biixi

    Haduu fahmay xaqiiqda somalia taal iyo duruufaha

    Dadkiisa haysta

  16. Mo says:

    Sixid

    Walhti intee le’eg = Wakhti intee le’eg

  17. Aarka hargaysa says:

    Dabshid kkkkkkk car cadale kaalay MO adeer iidoor waakii adeerkaa hadhuudh laha kudaray ee caynaba kaaqaaday ee dhulka barigoodhan kaa aryaday ceerigaabo 88 kahor gobol daarood ayuu ahaa maantana yube ayaa lamarayaa laaska kudaa

  18. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM

    ODAYAASHII reer MUQDISHU iyo ODAYASHI reer HARGAYSA walee ma waxeey ka caaytamayaan KALSHAALEE.

    SUBXAANALLAAAH, mayee ogsoonayn in cadaab ka horayso.

    War isdaba qabta, oo nafteena u tura.

    ALOOOW ALLEEEEEEEEEEEEE.




MUUQAAL: Qubanaha VOA oo Qodobo Xiiso Badan iyo Filim-ka ay Jilayaan Soomaalida yurub lagu soo Bandhigay
- Jun 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ...
MUUQAAL: Qaraxyo ka dhacay dalka SUCUUDIGA oo Caalamka laga Qariyey iyo Maraykanka oo Kashifay (Daawo)
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale )Qaraxyo ka dhacay Sucuudiga oo Caalamka laga qariyey iyo Maraykanka oo ...
Warbaahinta Dalka Masar oo si yaab leh Indhaha uga Qarsatay Geeridii Mursi iyo Dawladda oo diiday in la baadho
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale ) Dawladda Masar ayaa Qaramada Midoobay ku eedeysay inay siyaasadeeneyso geerida ...
Madaxwaynihii Faransiiska oo Maxkamad lasoo taagayo iyo waxa lagu haysto
- Jun 20, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamada dalka Fransiiska ayaa Arbacadii soo saartay go’aan ah in Maxkamada ...
MUUQAAL: Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay soo Baahiyaan Dhaliilaha Muuse Biixi [Daawo]
- Jun 20, 2019
Laascanod ( Kalshaale ) Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay Baahiyaan Dhaliilaha ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!