SAWIRRO: Shirkii ONLF oo ka Furamay Magaalada Qabri-dahar iyo Olole xogan oo socda

Jigjiga  ( kalshaale ) Waxaa si rasmiya magalada qabridahar uuga furmay shirkii golaha dhaxe ee Ururka onlf oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta sare ee ururka ONLF wasiirka madaxtooyada dowlada deegaanka Soomalida Xasan maxamed oo ah wakiilka ka socday madaxtooyada deegaanka, odayaal dhaqameedka deegaanka,culimo awdiinka, aqoonyahanka iyo marti sharaf kale.

Kulankan ayaa waxaa qudbado ka jeediyay masuuliyiin kala duwan oo dhamaantood hoosta ka xariiqay isbadalka deegaanka ka dhacay in la adkeeyo lagana wada faaidaysto islamarkaana laga wada shaqeeyo maseerka umadan.

Kulankan ayaa noqonaya mid kusoo beegmay xili dalka iyo deegaankaba ay ka socdaan dhaqdhaqaaqa Furfurnaanta siyaasadeed iyo Olole ay Wadaan Xisbiyadda kala duwan.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Mohamed says:

    ONLF waxay noqoneydaa xisbiga ugu awooda badan ee kataliya somali state. Waayo? Waxay haystaan kalsoonida shacabka ugadenya.waxan urajaynahayaa ONLF guul iyo midnimo.
    Kuwii iibsan jirey ayaa ka naxahaya guushooda iyo horumarkooda.
    Walaahi waa dad sabir iyo dulqaad badan, waa ay iska cafiyeen kuwii dhiibi jirey oo tigreega dabadhilifka u ahaa .
    Kuwii dabadhilifka u ahaa tigreega ayaa hada doonahaya in ay oromo ushaqeeyaan oo leh oromo ayan walaalo nahay, somali waa isbaratay burburka.
    Guul ONLF.

  2. Mr BaHaL says:

    Gaafow

    Ogaadeen maa lagaga badan yahay Degaanka.

    %31 ayaadka noqoteen wadankii.

    Walee waa yaab.

    Maxaad been nooo sheegteen.

    Dadkiina dhinac ka raaca.
    Tegreegiina ma jiraan.

    Warbaa taagan.

    Dalmida

  3. Ahmed says:

    Waa sida aad jeclaan laheed. Oo ay tigre iyo oromada ku riyoonayan inay dhab noqoto. Alase sidaa ma oran. Qofka codkiisa hala yimaado maalinta codbixinta wax 4.5 kama jiro somali state.

  4. Hassan says:

    Somalia stats guulaysta inshallah
    Cadowgiin ha jabo gamcaha is Qabsada absamoow dadka yare idinla degana u naxariista waa masaakiine yey idin cowryine viv ONLF ka naxoow nafta waa
    From buuhoodle darwiishland khaatumo stats
    Ssc in Somalia peace and love

  5. Wiil banadir says:

    Tigreega waxa Lee ushaqeen jirey waxa waaye isaaqa ee ma ahan ugadenka.
    Idinka Lee ugadenka ka iibin jirin tigreega.

  6. Mohamed says:

    Ugaden waa 48%.
    Jidwaaq waa 20%
    Hawiye waa 10%
    Isaaq waa 04%
    Harti waa 05%
    Ciise waa 12%
    Others waa 01%

  7. Land of Punt says:

    Maxamed
    Daanyeer aan dal iyo dad aqoon ayaa tahay.
    Hartiga maxaa dhulka 50% dejiyey hadday 4% yihiin.
    mise Ceelcad- Dhudub, Galaadi, Bookh Wardheer ilaa Buuhoodle cidba kuma noola, Ma ogtahay in 12 km u jiro Garoowe xuduudka Ethiopia sheegato, mise Degaanka waa wixii Qorraxey iyo Dhagaxbuur loo gaaro oo adaa xuduud sameeyey..
    kkkkkkkkk
    Iska hadlow ina Igare




MUUQAAL: Qubanaha VOA oo Qodobo Xiiso Badan iyo Filim-ka ay Jilayaan Soomaalida yurub lagu soo Bandhigay
- Jun 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ...
MUUQAAL: Qaraxyo ka dhacay dalka SUCUUDIGA oo Caalamka laga Qariyey iyo Maraykanka oo Kashifay (Daawo)
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale )Qaraxyo ka dhacay Sucuudiga oo Caalamka laga qariyey iyo Maraykanka oo ...
Warbaahinta Dalka Masar oo si yaab leh Indhaha uga Qarsatay Geeridii Mursi iyo Dawladda oo diiday in la baadho
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale ) Dawladda Masar ayaa Qaramada Midoobay ku eedeysay inay siyaasadeeneyso geerida ...
Madaxwaynihii Faransiiska oo Maxkamad lasoo taagayo iyo waxa lagu haysto
- Jun 20, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamada dalka Fransiiska ayaa Arbacadii soo saartay go’aan ah in Maxkamada ...
MUUQAAL: Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay soo Baahiyaan Dhaliilaha Muuse Biixi [Daawo]
- Jun 20, 2019
Laascanod ( Kalshaale ) Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay Baahiyaan Dhaliilaha ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!