MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed oo Xarun ka Furatay Turkiga iyo Ganacsato Turki ah oo Gacan Ku siiyey [Daawo]

Ankara ( Kalshaale ) Nasriin Xasan Axmed oo ah  Gabadh Soomaaliyeed ayaa Xarun Qaabilsan Qurxinta Aroosyadda, Diyaarinta Xafladaha iyo Adeegyo kale waxay ka furatay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, Waxaana garab ku siiyey hirgelinta xarunta dad u dhashay  dalka Turkiga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Munaasibad Xadhiga looga Jaray Xarunta oo Ku taalla Xaafadda KIZLAY,  Waxaa  kasoo qayb gelay Ganacsato, Waalidiin , Aqoonyahano iyo Haween Soomaaliyeed oo dhamaantood siwayn usoo dhoweeyay, Xarunta oo Soomaalidu baahi wayn u qabtay.

Soomaalida ayaa mudooyinkii dambe kusoo badanayey dalka turkiga, waxaana ay Halkaasi ka hirgeliyeen goobo waxbarasho,  Meherado laga Cunteeyo,  Xafiisyo adeegyadda Bulshada u Qabta  iyo Xarumo kale n oo daboolay Baayiha ay Qabeen.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    MAANSHA ALLAAH.
    ALLAAH YA BARRIK.
    HORUMARKEEDU WAA HORUMARKEENA!!!.




MUUQAAL: Qubanaha VOA oo Qodobo Xiiso Badan iyo Filim-ka ay Jilayaan Soomaalida yurub lagu soo Bandhigay
- Jun 20, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ...
MUUQAAL: Qaraxyo ka dhacay dalka SUCUUDIGA oo Caalamka laga Qariyey iyo Maraykanka oo Kashifay (Daawo)
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale )Qaraxyo ka dhacay Sucuudiga oo Caalamka laga qariyey iyo Maraykanka oo ...
Warbaahinta Dalka Masar oo si yaab leh Indhaha uga Qarsatay Geeridii Mursi iyo Dawladda oo diiday in la baadho
- Jun 20, 2019
London ( Kalshaale ) Dawladda Masar ayaa Qaramada Midoobay ku eedeysay inay siyaasadeeneyso geerida ...
Madaxwaynihii Faransiiska oo Maxkamad lasoo taagayo iyo waxa lagu haysto
- Jun 20, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxkamada dalka Fransiiska ayaa Arbacadii soo saartay go’aan ah in Maxkamada ...
MUUQAAL: Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay soo Baahiyaan Dhaliilaha Muuse Biixi [Daawo]
- Jun 20, 2019
Laascanod ( Kalshaale ) Telefishinadii Hargeisa laga xidhay oo Bilaabay inay Baahiyaan Dhaliilaha ...

JIDKA GUUSHA - SH. DIRIR

Go to Kalshaale Online!